RW Somalia oo Sharraxaad ka bixiyay Qodobada Dastuurka KMG ee wax laga bedelay
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ay wehliyaan xubno Wasiirradiisa ka tirsan, ayaa maanta ka hor-jeediyay khudbad Baarlamaanka Somalia, isagoo faahfaahin ka bixiyay 10-ka cutub ee Dastuurka KMG ah ee Somalia oo isbadal lagu sameeyay. RW Cumar ayaa xusay in xukuumaddiisu ay diyaar u tahay xaqiijinta Wada-tashi ballaaran oo lagu…
