Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Gudoomiyaha Golaha Dhexe Oo Xabsiga Ku Booqday ganacsade Cumar Caydiid
Hargeysa —Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbigaasi Jaamac Ismaaciil Cali (Shabeel) ayaa maanta booqasho ugu tagay ganacsade cumar Caydiid oo shalay ciidamada amaanku xabsiga dhigeen. Jamaac Shabeel oo warbaahintu su,aalo ka waydiisay xadhiga ganacsade Cumar Caydiid ayaa si kooban ugu jawaabay inay ku jiraan arinta xadhiga keentay…
