admin

Ururka Ardeyda Reer Somaliland Ethiopia SSAA Oo Guddoomiye Cusub Doortay Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Oo ka Qeybgalay

 Adis-ababa  — Ururka Ardeyda reer Somaliland ee Wax kabarata dalka Ethiopia Somaliland Student Association In Adis-ababa (SSAA) ayaa maanta si rasmiya u doortay guddoomiyaha Cusub ee Ururkaasi MOHAMED CABDILAAHI BIIHI,kadib markii uu kii hore xilku ka dhamaaday Khadar Maxamed Ibraahim. Xafladii loo sameeyey Xil-wareejinta oo caawa lagu qabtay Huteelka Eyofolla ee Magaalada Adis ababa ee…

Read More

“Go’aanada Xamar kasoo baxay, Xamarna ma dhaqayaan Somali oo dhana ma dhaqayaan,.’’ Cali Khaliif Galaydh

Buuhoodle — Mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo ayaa si buuxda uga soo hor-jeestay go’aanadii kasoo baxay shirkii dhawaan Muqdisho lagu soo gunaanaday ee looga Arrinsanayay Higsiga Doorashada 2016-ka ee ka dhici doonta Somalia daba-yaaqada sannadkan, kaddib shir jaraa’id oo maanta ay ku qabteen Degmada Buuhoodle. Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo shirka jaraa’id hadal dheer ka…

Read More

RW Somalia oo difaacay Go’aanadii ka soo baxay Wada-tashigii Doorashada Dalka (DHAGEYSO)

Muqdisho — RW Somaila, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa si adag u difaacay go’aanadii kasoo baxay shirkii wada-tashiga doorashooyinka ee Muqdisho lagu qabtay, kuwaasoo ay kasoo hor0jeesatay Puntland, kuna Tilmaameen kuwo aan Dalka horumar gaarsiinayn. Sharma’arke oo wareysi siinayay VOA-da ayaa xusay in markii ay dhan walba ka eegeen xaaladda uu dalku marayo ay go’aansadeen inay…

Read More

Somaliland: Borama has organized intensive campaigns of poisoining stray dogs

BORAMA—–Borama City Hall announced that it has organized intensive campaigns against stray animals which resulted in the extermination of large number of stray dogs in Borama which pause health and safety threat to the residents. Borama authority kills  stray dogs on Saturday, the opening day of a campaign to cull dog packs roaming the the provincial capital of Awdal. Veterinarians…

Read More

Gabyaa Gamadiid God Inuu Ku Jiraa Waa Ged Xun

Dawlada Somaliland waxa ay aad ugu faantaa in tahay dawlad dimuqraadiya.Waxaynnu haddaba aad uga dharagsanahay in astaamaha dimuqraadiya ay ka mid tahay uguna  wayn tahay inuu qofku ama shaqsigu  xor u noqdo ra’yigiisa lana tix galiyo hadaanu ra’yigiisu keenahay  afooyoon iyo masiibooyin halis ah. Haddaba waxaynnu aad uga war qabnaa in magalada Hargaysa gaar ahaan…

Read More

Loolanka Shirkadaha Ku Hirdamaya Maamulka Dekedda Berbera Oo Soo Laba-kacleeyay

Hargeysa–Loolanka ay shirkadaha shisheeye ugu jiraan in lagu wareejiyo maamulka dekedda Berbera ayaa mar kale soo cusboonaaday, iyadoo ay ku soo biireen shirkado cusubi. Wargeyska the Indian Ocean, ayaa cadadkiisii u dambeeyay wuxuu warbixin dheer ka qoray baratanka shirkadahaas, waxaanu sheegay in shirkadda Bolloré Africa Logistics (BAL) oo hore saaxadda uga yara baxday ay hadda…

Read More

Wargeyska Geeska Afrika Oo Helay Warqad Diblumaasiyadeed, Ay Ireland Kaga Jawaabtay Cabasho Ay Somaliya Ka Gudbisay Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalkaas

Hargeysa —Wargeyska Geeska Afrika ayaa ilo-diblumaasiyadeed oo uu xidhiidh la leeyahay ka helay Qoraal ay dowladda Ireland kaga hadashay safarkii ay horraantii bishii Oktoobar 2015kii madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ku tageen dalka Ireland, booqashadaas oo xilligaas ay xukuumadda Somaliland ku sheegtay in ay ahayd mid rasmi ah oo…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Isbahaysiga KULMIYE Ugu Baaqay Inay Ku Biiraan Xisbiga UCID

Hargeysa — Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, Diiwaangelinta, safarkii ay Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ku tageen Deegano Gobolada Togdheer ka tirsan, waxaanu jawaab adag ka bixiyey qodobadii ka soo baxay Shirkii wada tashiga ee Somaliya kaga hadashay Doorashooyinka oo ay Somaliland ku soo dartay, aragtidiisa…

Read More

Ban Ki Moon oo ka hadlay go’aankii kasoo baxay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho ka dhacay

New-york   — Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa soo dhaweeyay go’aamada ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran ee ka dhacay Muqdisho. Xoghayaha ayaa ugu hambalyeeyay madaxda soomaalida go’aanka ay gaadheen, waxaana uu ku tilmaamay go’aan dhabada u xaadhaya isbedel wanaagsan oo xiligii loogu talagalay yimaadda, marka ay dhamaato mudada u hadhay dawladda…

Read More

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Gaadhay Addis Ababa (Sawirro)

Addis-Ababa — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii gaaray Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya, iyadoona uu kaga qaybgeli doono Shir Madaxeedkii 26-aad ee Midowga Afrika. Shir Madaxeedka Midowga Afrika, ayaa arrimaha ugu waawayn ee lagu soo qaadi doono waxaa ka mid ah colaadaha ka aloosan dalalka Burundi iyo…

Read More

Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Hadlay Sanam Uu Sheegay In Magaalada Hargeysa Laga Dhex Taagay iyo Rukuucdii Madaxweynaha Soomaaiya

Hargeysa,30jan,2016(QJ/SDN) –Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Aadan Sunne] oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay sanam laga dhex taagay magaalada Hargeysa, kaas oo ah macatabka ay masiixiyiintu caabuddo. Sheekh Aadan Sunne, ayaa sheegay in sanamkaasi laga taagay meel u dhow warshaddii hore ee caanaha magaalada Hargeysa. Sheekha oo maanta khudbadiii jimcaha kaga hadlay arrintani…

Read More

CabdiCasiis Maxamed Samaale Oo Dalka ka Dhoofay Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Sii Sagootiya

 Hargeysa —Wasiirkii Hore ee Wasaarada maaliyada somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Kamida garabka isbahaysiga Kulmiye ayaa maanta dalka dibadiisa u dhoofay, Isaga oona U dhoofay Dalka Itoobiya gaar ahaana Caasimada Addis Ababa. Waxaana Markii uu Ka duulaya madaarka caasimada hargeysa ee Cigaal Igal airport halkaasi kusii sagootiyay Xildhibaan Waabeeyo oo kamida Xildhibaanada Golaha wakiilada somaliland…

Read More

SOMALILAND Oo Si Aadag Ugu Jawaabtay Dawlada Soomaaliya

“Waxaan u soo jeedin lahaa inay gurigooda nabadeeyaan,dhibaatada dalkooda ka jirtana….. haddii ay doonayaan inay cid siiyaan ha siiyaan dadkii xamar joogay ee xaqa u lahaa”Wasiir Waran-Cade Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inaanu khuseynin go’aanka ka soo baxay shirkii madasha wada-tashiga Soomaaliya oo jidaynayay qaabka ay doorashadu uga dhacayso Soomaaliya, oo ay ku jirto…

Read More

Wiilal Soomaali ah oo dhac ka geystay Magaalada Minneapolis, Gobolka MN ee Dalka Mareykanka

Minnesota —Labo Wiil oo Soomaali-American ah oo lagu Qiyaasay da’dooda 20-jirka, kaddib markii ay habeenimadii Talaadadii ay dhac u gaysteen Macaamil ay wax kula iibsanayeen Ganacsiga Nooca loo yaqaanno Online-ka ee Craigslist meel wax-yar ka baxsan Dukaanka wayn ee Walmart ee Xaafadda Shakopee MN. Booliiska Shakopee ayaa sheegay in mid ka mid ah labadan wiil…

Read More

FAROOLE: Beesha Calaamku Arrimaha Somalia Faraha ha kala Baxaan ama Toos ha u Xukumaan

Garoowe — Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa kasoo hor-jeestay Heshiiskii lagu Go’aamiyay nooca Doorasho ee Somalia ka dhici doonta sanadkan 2016-ka, wuxuuna taageeray mowqifka madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas uu ku diiday go’aannadii kasoo baxay Shirkii Wada-tashiga ee lagu qabtay Muqdisho. C/raxmaan Faroole oo warfidiyeenka kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay sidii…

Read More

AXMED MADOOBE: Nidaamka 4.5-ka ah Waanu Diidnay Balse Waa Nidaam Fad ama ha fadin ah

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay ee looga doodayay Nooca Doorasho ee dalka ka dhacaysa daba-yaaqada Sannadkaan. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Shirkii Kismaayo ka dhacay ee ay Madaxda Dalka isugu timid ee looga hadlayay qaabka…

Read More

Dawladaha Jabuuti Iyo Dubai Oo Xidhiidhkii Ka Dhaxayn Jiray Ee Saaxiibtinimo Soo Cesheday

Jabuuti — Wefti balaadhan oo uu hogaminayo wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga  Caalaamiga ee jabuuti  Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ka qayb galay shirkii golaha wasiirada dawladaha carabta ee ka qabsoomay Abu dhabi. Waxaana Wafdiga  wasiirka arrimaha dibadda socdaalkiisa, ka mid ahaa safiirka dalka jamhuuriyadda jabuuti u fadhiya Masar Ambassador Cumar Muuse Darar, iyo agaasimaha waaxda…

Read More