Sheekh Maxamed Idiris Oo Ka Hadlay Rukuucdii Madaxweynaha Soomaaliya Ee Bakhtigii Ciidanka Kenya
Hargeysa, 29,Jan,2016(QJ/SDN) – Sheekha caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Idiris ayaa ka hadlay Sawir laga soo qaadday madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo u rukuucaya ama se u sujuudaya Bakhtigii Ciidamada Kenya ee deegaanka Ceel-cadde Al-shabaab ku laayeen. Sheekh Maxamed idiris ayaa madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ka codsaday in uu shacabka u caddeeyo sababta…
