admin

    Dowladda Somaliland Oo Xil U Magacawday Nin Xaaskiisa Dilay Kadibna Gubay iyo Walaalkeed Oo Ballan Ku Qaaday Haddii Aan Xilka Laga Qaadin Inuu Dilayo Ninkaasi DAAWO

    Hargeysa,22Dec,015(QJ/SDN)-Rashiid Ciise Gaboobe, oo ah siyaasi ka tirsan xisbiga KULIMIYE laantiisa dalka UK ayaa ka hadlay sarkaal ay dowladda Somaliland dallacsiisay kaas oo uu sheegay in uu sarkaalkaasi dilay walaashii oo ninkaas xaaskiisa ahayd. Mudane Rashiid ayaa sheegay in haddii dowladda Somaliland ay muddo afar todobaad ah ninkaas xilka uga qaadi weydo uu dili doonno…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti oo Maanta ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay Magaalada Jabuuti

      Jabuuti,22Dec,2015(QJ/SDN)-War-saxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska RW dalka Jabuuti, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed ayaa looga hadlay rabshidihii ka dhashay shalay xaafadda Balbala ee magaalada Jabuuti. Qoraalka ayaa lagu xusay in rabshadihii shalay dhacay ay ahaayeen kuwo lagu doonayo in carqalad lagu geliyo ammaanka dalka Jabuuti, iyadoo lagu sheegay war-saxaafadeedka inay soo abaabuleen rabshadahaas kooxo xagjiriin ah oo…

      Read More

        Shacabka Oromada Oo Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Dowladda Itoobiya Ka Dhigay Qaar Ka Mid Ah Magaalooyinka Qaarada Yurub SAWIRRO

        London,22Dec,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah wadamo ku yaala Qaarada Yurub waxaa maalmahaan dambe ku soo xoogeeysanayay banaanbaxyo balaaran oo ay dhigayaan jaaliyada ama qoowmiyada Oromada kuwaas oo doonaya inay ka go´aan dalka Itoobiya oo qalalaase xoogan laga dareemayo . Shacabka Banaanbaxayay ayaa sheegay inay hiil iyo hoo u hayaan ciidamada hubka qaatay ee la dagaalamaya dowlada…

        Read More

          Magaalada Muqdisho Oo Laga Digay In Lagu Dhigo Xuska Ciidda Kirismiska iyo Laamaha Ammaanka Oo Amar La Siiyay

          Muqdisho,22Dec,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumada Soomaaliya ayaa ka digtay in Magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabado lagu xusayo Ciidda Kirismaska , oo dhawaan dadka gaalada ay ku xusayaan meelo badan oo caalamka kamid ah. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Maxamed Kheyroow ayaa sheegay in Arrintaan haddii Umadda Soomaaliyeed ay sameeyaan ay…

          Read More

            Telefishan Laga Leeyahay Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Kasoo Warramaya Xasuuqii ka Dhacay Dalka Ruwaanda DAAWO

            Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Telefishankii ugu horreeyay oo u kuurgala xaaladda dalka Ruwanda iyo Xusuuqii dalkaasi ka dhacay kaas oo laga leeyahay Somaliland ayaa noqonaya Tv-ga Horn Cable, iyadoonna Tv-gu uu soo bandhigayo goobaha taariikhiga ah ee dalkaasi. Haddaba, hordhaca barnaamij dalkaasi laga soo diyaariyay kusoo dhawaada.

            Read More

              ‘’Waxaanu Aaminsannahay In Reer Somaliland 75% in ka Badan Ay Taageersanyihiin Xisbiga WADDAN,’’Ibraahim Mahdi Buube

              Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Afyaheen xisbiga waddani Ibraahim Mahdi Buube ayaa mar uu maanta ka jawaabayay warar ay warbaahinta maxalliga ahi qortay ayaa waxa uu sheegay in dadka reer Somaliland 75% ay xisbiga waddani taageersanyihiin, isagoona xukuumadda iyo xisbiga kulmiye ugu baaqay inay isa soo dhiibto. Mudane Ibraahim Mahdi Buubaa waxa kale oo uu sheegay wararka ay ka qorayaan…

              Read More

                Jabuuti: Qoonsigii Siyaaradda, Qalalaasihii Ka Dhashay, Qaracankii Rasaasta Iyo Qasaaraha Nafeed Ee Rabshadihii Shalay

                Doodda Mucaaradka Jabuuti Iyo Digniinta Xukuumadda Madaxweyne Geelle Jabuuti,22Dec,2015(QJ/SDN)-Rabshado dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa shalay ka dhacay caasimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti, kadib markii ay isku dhaceen dad rayid ah oo goob ku kulansanaa iyo ciidamadda amaanka oo la tacaalayay sidii dadkaa looga kaxayn lahaa goobtaa. Cumar Cilmi Khayre oo ka mid ah mucaaridka Jabuuti…

                Read More

                  ‘’Dowladda Soomaaliya Waxaa ka Go’an in ay dhisto Maamulka Hiiraan & Shabeelada dhexe,.’’ Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya

                  Muqidsho,22Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen [Odawaa] ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay dhameystirka dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, isagoo xusay in 90-cisho gudahood lagu dhameystirayo dhismaha maamulka labadan gobol. Odawaa oo ka mid ah wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha DF Soomaaliya ee ku sugan magaalada Beledweyn ayaa ugu…

                  Read More

                    Xukuumadda Somaliland Oo Sharci Ka Soo Saartay Shaqaalaha Ajaanibta Ah

                    Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Md Cali Sandule, ayaa sheegay inay wadaan hawlo badan oo shaqo abuur loogu samaynayo dhalinyarada. Wasiirka wuxuu sidaa ku sheegay mar uu shalay hortagay guddiga arimaha bulshada ee golaha wakiilada“Hawlo badan ayaanu wadnaa ka hor dhici mayno,shaqo abuur badan ayaanu wadnaa, waxna waanu ku guulaysanay. Shaqooyin badan ayaanu abuuraynaa,shaqadaanu…

                    Read More

                      Halkee Ayuu Ku Danbeyn Doonnaa Khilaafka Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen?, Se Maxay Ku Heshiiyeen 2012kii

                      Eng Faysal Oo U Muuqda Inuu Ka Baxay Heshiiskii 2012  Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Khilaafka kala irdheeyay guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen ayaa wali tagaan, sida ay tibaaxeen xogo wargeyska Warsugan ka helay ilo ka ag dhaw hoggaanka xisbiga UCID ee khilaafku ka dhexeeyo. Axaddii dorraad waxaa kulan qado ah iskugu…

                      Read More

                        Xukumadda Oo Qorshaysay Inay Joojiso Magaca Ay Adeegsadaan Siyaasiyiinta Shirkii Kulmiye Qaadacay Ee Isbahaysiga Kulmiye

                        Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inay qorshaysay sidii siyaasiyiinta xukumadda iska casilay iyo taageerayaashooda ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka ah ee Kulmiye ay uga joojin lahayd magaca Kulmiye inay isticmaalaan. Xogaha la xidhiidha qorshahan ayaa tilmaamaya in xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ka soo horjeedaan in isbahaysigu sii isticmaalo magaca Kulmiye. Xogo wargeyska Geeska Africa…

                        Read More

                          Somaliland: Romanian captain passes away in Berbera

                          BERBERA—–The Captain of Muhsin Freighter, Cocris who is Romanian by nationality found dead in his cabin. Somaliland Immigration authorities in Berbera kept the body of the captain in fridge for the past two and half months. The immigration explained that he died of natural causes after leaving from the UAE and arriving in Berbera. Cocris,…

                          Read More

                            Somaliland: Presidential committee on inflation confers with parliament committee on economy

                            HARGEISA — Today the presidential committee tackling on inflation chaired by Somaliland’s vice president met with the house of assembly’s committee on economic affairs at the presidential compound. The committee headed by Somaliland VP have gathered information, advice in a bid to curb the inflation that has crippled the country’s economy and monetary. The parliament…

                            Read More

                              Isku Dhac Sababay Dhaawac iyo Dhimasho Oo Ka Dhacay JABUUTI, Mucaaridka iyo Xukuumadda Oo Isku Eedayay Masuuliyadda

                              Jabuuti,21Dec,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imanaya caasimada dalka Jabouti, ee Jibouti, yaa sheegaya in dhowr qof ay ku dhinteen rabshado ka dhacay duleedka xaafadda Balbala., Xiisaddan ayaa lagu soo waramayaa in ay billaabantay subaxnimadii saaka xiligaasi oo dadweyne tiro badan ay isugu soo baxeen munaasabad Siyaaro ah oo sannad walba la qabto oo lagau xuso Sheekh Yoonis Muuse….

                              Read More

                                Madaxweynaha Soomaaliya Oo Socdaal Ku Gaadhay Magaalada Baladweyne iyo Ujeedada Socdaalkiisa SAWIRRO

                                Baladweyne,21Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka oo duhurnimadii maanta Beledweyne gaaray, ayaa durba billaabay kulamo kala duwan iyo wadda-tashiyo ay la yeelanayaan Siyaasiyiinta, Wax-garadka, odayaasha-dhaqanka, Haweenka iyo Qaybaha bulshada ee ku dhaqan gobolka Hiiraan. Xasan Sheekh ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/raxmaan Maxamed Xusseen [Odawaa],…

                                Read More

                                  Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Warramay Safar Uu Ku Tagay Dalalka Kenya iyo Itoobiya DAAWO

                                  Hargeysa,21Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Warancadde, oo ka soo laabtay dalalka Ethiopia iyo Kenya oo uu muddo socdaal ugu maqnaa ayaa sheegay inay dawladda Ethiopia ka wada hadleen iskaashiga ammaanka iyo fududaynta isu socodka labada bulsho. Inta badan bulshada Somaliland ayaa ka cabata galitaanka Ethiopia, iyadoo maalmihii u dambeeyay cabasho ka taagnayd dal ku galka…

                                  Read More

                                    Dad Rakaab Ahaa Oo Lagu Dilay Laguna Dhaawacay Magaalada Mandheera Ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya

                                    Mandheera,21Dec,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya Mandheera, gobalka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegayo in labo ruux lagu dilay, saddex kalana ay dhaawacmeen kaddib markii koox looga shakiyay Al shabaab ay saaka abaaro 7 subaxnimo weerar ku qaadeen Baabuur Bus oo maraayay inta u dhaxeyso deegaannada Kutuloow iyo Ceel-waaq Kenya. Magaalada Mandheera oo si weyn looga dareemay weerarkaas, ayaa…

                                    Read More

                                      “Waa Nasiib Darro, Waana Gardarro in Puntland Oo Aynaan Wax Soohdimo Ah Lahayni Inay Soo Daandaansato Waxa Somaliland Gudaheeda Ka socda,.’’ Wasiirka Macdanta Somaliland

                                      Hargeysa,21Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland Md Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka hadlay doodaha deegaanada qaarkood ka keenaan arrimaha sahaminta shidaalka iyo macdanta ee Somaliland laga wado, waxana uu hoos u dhigay saluuga ka dhasha deegaanada hawlahaas laga bilaabay. Wasiir Xuseen Cabdi Ducaale oo barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee Telefishanka Universal Tv ugu warramayey Ruug-caddaaga weyn…

                                      Read More