admin

    Somalia:Magaalada Jowhar Oo Laga Mamnuucay Bajaajka iyo Niqaamka ama Indho-shareerka

    Jowhar,26Dec,2015(QJ/SDN)-Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa shalay ka mamnuucay haweenka inay xidhaan indho-shareerka ama niqaabka iyo in aanay degmadaas ku dhex-socon karin xilliyada habeenkii ah mootooyinka Bajaajka ee saddexda lugood leh. Mas’uuliyiinta maamulka ayaa ku macneeyay tallaabadan inay tahay inay dhici karto inay kusoo dhex-dhuuntaan rag doonaya inay falal amni-darro ka fuliyaan gudaha magaalada Jowhar iyo…

    Read More

      200 Al-Shabab Fighters Pledge Allegiance to ISIS

      Hundreds of newly trained al-Shabab fighters perform military exercises in the Lafofe, Somalia, Feb. 17, 2011 About 200 Islamic extremist fighters have split from Somalia’s al-Shabab rebels, who are allied to al-Qaeda, and have instead pledged allegiance to the Islamic State of Iraq and Greater Syria (ISIS), Kenya’s police chief said Thursday. The splinter group…

      Read More

        United States calls on Djibouti to respect citizens’ freedoms ahead of 2016 poll

        Djibouti President Ismail Omar Guelleh. The United States has urged the Djibouti ruling party and Opposition to resume negotiations ahead of the 2016 elections, in which president Omar Guelleh is seeking a controversial fourth term. The United States has urged the Djibouti ruling party and Opposition to resume negotiations ahead of the 2016 elections, in…

        Read More

          Djibouti’s Guelleh predicts tough, long battle against militants in Somalia

          President Ismail Omar Guelleh DJIBOUTI  – Djibouti’s president predicted that routing battle-hardened militants in Somalia would be hard and take a longer time than expected, as the militant group continue deadly guerrilla attacks across the horn of Africa nation. Djibouti contributed one contingent to the African Union forces fighting the Al-Qaeda linked Al-Shabab group, becoming…

          Read More

            Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Nebi Muxammad (SCW) iyo Is-Beddelkii Uu Adduunka Ku Sameeyay DAAWO

            Hargeysa,26Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), oo ka mida culimada waa-weyn ee Somaliland ayaa sheegay in dalalka ka hadlay dhibaatada haysata dalalka Muslimiinta oo uu sheegay inay horumuud u yihiin Hoggaamiyeyaasha dawladaha ka jira waddamada Islaamka oo uu sheegay inay astaanta ama shuruudda koowaad ee xulashada Masuuliyiinta ay magacaabaan yihiin inay noqdaan kuwo u…

            Read More

              Warbaahinta Ururka Al-Shabaab Oo Muuqaal Cajiib Ah Kasoo Duubtay Magaalada Jannaale Oo Laba Bilood Ka Hor Gacantooda Gashay DAAWO

              Jannaale,26Dec,2015(QJ/SDN)-Magaalada Janaale ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa gacanta ururka Al-shabaab dib u soo gashay 17,9,2015 kadib markii ciidamada AMISOM ay halkaasi iskaga baxeen. Magaalada Jannaale ayaa waxa horay uga dhacay weerar khasaare badan gaadhsiiyay ciidamada AMISON gaar ahaan kuwa dalka Uganda , weerarkan oo ay magaalada kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab. Ciidamada Xarakada…

              Read More

                Danjiraha Wakhtigiisu Dhamaaday Mr.Nickolas Kay Oo Xaflad Sagootin Ah Loogu Qabtay Magaalada Muqdisho Sawirro + Muuqaal

                Muqdisho,26Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa maalinimadii Arbacada magaalada Muqdisho loogu qabtay xaflad sagootin ah ergayga la badalay ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Nicholas Kay kaas oo lagu badalay ninka ay isku waddanka kasoo jeedaan ee danjire Keating. Madaxda sare ee dowladda sida madaxweynaha, Raysal wasaaraha iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeyb galay munaasabadda lagu…

                Read More

                  Ilmo Yar Oo Lagu Gowracay Gobolka Sool Ka Dibna Magaalada Hargeysa Ku Geeriyooday DAAWO

                  Laascaanood,26Dec,2015(QJ/SDN)-Deegaan lagu magacaabo Daba-taag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadkan lagu gowracay oo dhaawac la gaadhsiiyay ilmo yar oo jira sadex sano. Ilmahan ayaa reerkiisu waxa ay sheegeen in laga qaatay ardaaga gurigooda. Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa idaacadda Codka Maraykanka…

                  Read More

                    Ailing Elder returns to Somaliland

                    HARGEISA-— Hon. Haji Abdikarim Husein Abdi Warabe, member of Somaliland’s house of elders who left to the neighboring countries on medical grounds has today returned to Hargeisa. Mr. Abdi Warabe has been suffering from an ailment that caused him to be taken to Ethiopia. Mr. Abdi Warabe is among the members of Somaliland elders who…

                    Read More

                      Virtually no money has no value in Somaliland

                      Banal scene in Somaliland. A few dozen kilometers from the capital Hargeisa, the bus driver leaves his vehicle out of age snore on the low side time a policeman boarded. At the front of the vehicle, a man yells to the passenger ticket price and a series of numbers. The weapon official sits down and…

                      Read More

                        Xaaji Cabdi Waraabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Isagoona Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad DAAWO

                        Hargeysa,25Dec,2015(QJ/SDN)-Oday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo in muddo ah xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka warramay xaaladiisa caafimaad xaajigu. Xaajigu waxa uu sheegay in uu aad u wanaagsanyahaya balse waxoogaa xanuun ah uu dareemayo, isagoona xusay in mudadii uu dalka Itoobiya joogay si fiican…

                        Read More

                          Dood Kulul Oo Ku Saabsan Xiisadda Ka Taagan Dalka Djibouti Oo Dhex Martay Mucaaridka iyo Xukuumadda {DHAGEYSO}

                          Djibouti ,25Dec,2015(QJ/SDN)-Dalka Djibouti waxaa toddobaadkan ka taagnaa xiisado kala duwan, kadib markii laamaha ammaanka ee dalka Djibouti ay hawlgallo ka fuliyeen goob loo asteeyay in lagu qabto Xus ay lahaayeen mid ka mida beelaha ku dhaqan dalka Djibouti. Mucaaradka dalka Djibouti ayaa ku eedeeyey Xukuumadda inay laayeen dad shacab ah, ayna Xukuumaddu dhaawacyo kala duwan…

                          Read More

                            Wargeyska The Indian Ocean Oo Warbixin Cajiiba Ka Qoray Damaca Murashaxnimo Ee Faysal Cali Waraabe iyo Siro Uu Sheegay In Uu Faysal U Gudbin Rabay Dowladda Finland

                            Faysal Cali Waraabe waxa uu qiima kasta ku bixinayaa sidii uu Musharax Madaxwayne uga noqon lahaa Doorashada Madaxtinnimo ee Somaliland 2017 ka dhacaysa, sidaas waxa qoray Wargeyska The Indian Ocean  Hargeysa,25Ddec,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, kaas oo laba jeer ku guul-darraystay doorashooyin hore uu ugu tartamay Jagada Madaxwaynenimo  ee Somaliland…

                            Read More

                              Warbixin Documentary Cajiib Ah Oo Laga Diyaariyay Kalluumeysiga Sharci Darrada Ah Ee Badaha Dalka Soomaaliya DAAWO

                              Garoowe,25Dec,2015(QJ/SDN)-Badda Soomaaliya oo hodan ku ah khayraad faro badan oo uu ugu horreeyo Kalluunku ayaa waxa faro baas ku haya Maraakiib waawayn oo jidhiif ah kuwaas oo inta badan ka yimaada qaaradaha Yurub, Eeshiya iyo Qaybo ka mid ah Afrika. Haddaba, iyadoo dhawaanahanba ay qaylo dhaan xooggani kasoo yeedhaysay kalluumeysatada Soomaaliyeed ayaa waxa haddana dib…

                              Read More