admin

    Why Hargesya is a beacon of literary prowess

    Hargeysa! It’s best known as the home of the world famous annual Hargeysa International Book Fair. Although the book fair is open to, and attracts writers, scholars, and intellectuals from around the world, it saps its spirit and energy from the wellspring of Pan-Africanism: close ties and collaboration between and among Africans. Thus, every year,…

    Read More

      Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Sida Somaliland Ictiraaf Ku Heli Karto iyo Sixir Bararka Dalka Ka Jira DAAWO

      Hargeysa,24Dec,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in midnimada Somaliland lagu dedaalo isla maamulka iyo dowladnimada la gaadhsiiyo gobollada bariga fog ee Somaliland. Guddoomiye Waraabe, waxa kale uu sheegay in marka laga hadlayo arrimaha dibedda iyo ictiraaf raadinta aanay dadka reer Somaliland isku xidhnayn, ‘’sidii saddex iyo sagaashankii lagu wada…

      Read More

        ”Aniga iyo Madaxweyne Siilaanyo Khilaafkaas KULMIYE iyo UDUB Ee Dhawrka Sannadood Ahaa, Waxa..” Danjire Cawil

        Hargeysa,24Dec,2015(QJ/SDN)-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay sida uu u arko xilka uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay oo ah la taliyaha madaxweynaha ee ictiraaf raadinta iyo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Danjire Cawil, oo isagoo Hargeysa jooga u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inuu soo dhawaynayo xilka loo magacaabay oo uu tilmaamay inuu…

        Read More

          Xisbiga WADDANI Oo Bilaabay Taageero Raadis Qabyaaladaysan iyo Saadaasha Firxadka Xubnaha Ku Hadhay

          Somaliland waxay nidaammka xisbiyada badan u qaatay in lagula dalaamo qabyaalada iyo nin jacelaysiga, laakiin waxaad moodaa inay xisbiyo badanni ay taas mooganyihiin oo ay u haystaan guri ay leeyihiin waxa taas markhaati ka ah sidaynu ka aragnay xisbiyada qaar sida xisbiga waddani oo ah xisbi ku sifoobay qabyaalada,eex iyo ruux jecalysi. Haddaba waxaa taas…

          Read More

            Kaalinta Ay Dawladnimadu Ku leedahay Horumarinta Dhaqaalaha

            Inta badan marka laga hadlayo wasiilooyinka ama waddooyinka horumarinta dhaqaalaha loo maro way kala duwan yihiin, waxaanay ku kala xidhan yihiin xaaladaha iyo xeeladaha dhaqan dhaqaale ee waddamada iyo meelaha ay ku kala qanisan yihiin, waxaa se la isaga dhaw yahay hadafka ama hiraalka la bar tilmaameedsanayo oo ah in horumar laga sameeyo dhaqaalaha. Hadda…

            Read More

              Warbixin Shaaca Ka Qaadey In Dowladda Soomaaliya Joojisay Shir Maalgashiga Dekadda Berbera Looga Hadli Lahaa

              Jidka isku xidha Berbera iyo Itoobiya oo lagu maalgelinayo lacag dayn ah oo dhan $275 milyan iyo waqtiga la saxeexayo maalgashiga dekedda Isbarbardhiga tirada koontiinarada ka gudba dekedaha Jabuuti iyo Berbera sannadkii Itoobiya oo badeecadaha dibadda uga yimaada 5% kala soo degta Berebra iyo qorshe arrintaas lagu kordhinayo oo la hiigsanayo Berbera,24Dec,2015(QJ/SDN)- Warbixin saxaafadeed heer…

              Read More

                Taalibaan Oo Si Buuxda Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Magaalada Sangin Ee Koonfurka Afghanistan

                Sangin,24Dec,2015(QJ/SDN)-Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Koofurta Afghanistan ayaa sheegaya in degmada Sangin ee ka tirsan Gobolka Helmand ay si buuxda ula wareegeen dagaalyahanada Taalibaan, kadib maalmo dagaalo culus ka socdeen.Saldhiga Booliska iyo xaruntii degmada Sangin ayaa dagaalyahanada Taalibaan la wareegeen, sida uu u xaqiijiyay mudane ka tirsan golaha deegaanka Sangin. Kooxda Taalibaan ayaa sheegtay…

                Read More

                  Soomaaliya Oo Ka Cabanaysa Raashin Dhacay Oo Hay’adda WFP Ka Qaybiso Dalka Xilliga Uu Dalaggu Soo Go’ayo

                  Baydhabo,24Dec,2015(QJ/SDN)-Maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa hay’adda cuntada adduunka ee WFP ku eedeeyay in ay dhibaato ku tahay wax soo saarka beeraha Soomaaliya, waxaana sida la sheegay ay hay’adu raashin dhacay ka qaybisay qaybo ka mid ah degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose.Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka degmada Afgooye Cabdulaahi Xasan Toogane ayaa sheegay in…

                  Read More

                    Somalia bans Christmas celebrations

                    Somalia’s government has banned the celebration of Christmas, warning that such Christian festivities could threaten the nation’s Muslim faith. “Those celebrations are not in any way related to Islam,” an official at the religious affairs ministry said. Security agencies have been directed to stay alert to stop any gatherings. Foreigners are free to mark the…

                    Read More

                      “Ciidamada AMISOM Waligood Ma Sii Joogi Doonnaan Dalkani,..’’ Xassan Sheekh DAAWO

                      Muqdisho,23Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu waraysi meelo badan taabanayo siiyay Taleefishinka laga leeyahay dalka Shiinaha ee Africa CCTV wuxuuna ka hadlay heerka uu marayo dib u dhiska lagu wado Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, iyo goorta ay dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay isku filnaandoonto, kana maarmi doonta ku tiirsanaanta ciidamada Midowga Africa ee…

                      Read More

                        Danjiraha Xilligiisu Sii Dhammaanayo Nicholas Kay Oo Sheegay In Soomaaliya Aanay Ahayn Waddan Guul-darraystay

                        Muqdisho,23Dec,2015(QJ/SDN)-Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in Somalia aysan haatan ahayn waddan guul-darreystay, ayna soo kabanayso, kaddib sannado uu colaado kusoo jiray. Danjire Kay oo u warramayay Wakaaladda Wararka ee AP ayaa xusay in saddexdii sano ee lasoo dhaafay ay Soomaaliya kusoo laabanaysay xasillooni, inkastoo ay weli jiraan buu yiri howlo…

                        Read More

                          Hay’adda Amnesty International Oo Dowladda Ruusha Ku Eedaysay Inay Xasuuq Ka Gaystay Dalka Suuriya

                          Geneva,23Dec,2015(QJ/SDN)-Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedeysay dowladda Ruushka inay geysteen xad-gudubyo aadanaha dhan ka ah, iyadoo hay’addu ay soo bandhigtay caddeymo muujinaya in duqeymihii uu Ruushku ka geystay Suuriya lagu dilay 200-qof oo shacab ah. Amnesty ayaa xustay in cilmi-baadhis lagu ogaaday in diyaaradaha Ruushka ee dagaalka ay duqeymo ka geysteen shan goobood intii u…

                          Read More

                            Khiddad Cajiib Ah Oo Soomaalida Kenya Ay Kaga Furteen Al-Shabaab Masiixiyiin U Gacan Galay

                            Nairobi,23Dec,2015(QJ/SDN)-Dalka Kenya ayaa si weyn looga hadal hayaa weerarkii dorraad Kooxo loo malaynayo in ay katirsan yihiin Al-Shabaab ku qaadeen gaadhi bas ahaa oo marayay Duleedka Magaaladaasi, waxaana weerarkaasi lagu dilay laba qof halka afar qof oo kalena lagu dhaawacay. Kooxo hubaysan oo la sheegay in Al-Shabaab katirsanaayeen ayaa rasaas ku furay gaadhiga baska ah,…

                            Read More

                              Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sheegtay In Aanay Wada Hadallada Somaliland iyo Soomaaliya Ka Aamusnaan Karin Oo Ay Qaybtooda Ka Qaadan Doonnaan DAAWO

                              Muqdisho,23Dec,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanad Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka hadashay wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya, iyadoona sheegtay in xidlhibaanada kasoo jeeda deegaanada Somaliland kuwaas oo ku jira baarlamaanka Federaalka Soomaaliya aanay ka maqnaan Karin wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya. ‘’Aan wada haddalno waa aan heshiinno, wadahadal baana socday muddo dheer laakiin wax…

                              Read More

                                Dagaal Ururka Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya Ku Dhex Maray Degmada Diinsoor iyo Ururka Al-shabaab Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka Ceel-Xaaji

                                Diinsoor,23Dec,2015(QJ/SDN)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay waxa halkaasi ka dhacay dagaal xooggan kaas oo dhaliyay khasaaro kala duwan. Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xooggaga Al-shabaab. Dagaalka xoogiisa ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Buulodeey oo aan sidaa uga sii fogeyn degmada Diinsoor. Dagaalka ayaa yimid…

                                Read More

                                  War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumaddiisa

                                  Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)- WAR-SAXAAFADEED Tariikh: – 22/12/2015 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3730/122015 uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Gudoomiyeyaasha Gobolada, Agaasimeyaasha Guud, La-taliyeyaasha Madaxweynaha iyo Xubno kale oo dhawra. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka…

                                  Read More

                                    ‘’Dadka Fidnada Soo Abaabulayaa Halkan Nalama Joogaan, Meel Kale Ayay Joogaan,.’’ Madaxweyne GEELLE Oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Jibouti DAAWO

                                    Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horeysay maanta ka hadlay dhacdadii rabshada wadatay ee sababtay dhimashada  iyo dhaawaca fara baddan, isaga oo ku eedeeyey inay ka danbeeyeen dad dibada jooga. Dhacdadan foosha xun ee shalay ka dhacday Jabuuti ayaa la sheegay inay ku dhinteen 19-qof, halka tiro kalena ay ku dhaawacantay Halkan…

                                    Read More