Erdoğan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
ANKARA (QJ) – Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, iyagoo dadaal xooggan u galay sidii loo fududeyn lahaa wada-hadallada labada dhinac. Kulankan ayaa waxaa ka dhashay codsi ka yimid Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo ka codsaday Madaxweyne Erdogan…
