admin

Josep Borrell, has called on all EU member states to respect the ICC decision

Brussels November 28, 2024(QJ) –  The European Union’s foreign policy chief, Josep Borrell, has called on all EU member states to respect the decisions of the International Criminal Court (ICC), including the arrest warrant for Netanyahu. “We cannot undermine the ICC. It is the only way to achieve international justice,” Borrell said. “It is not…

Read More

Shabaab lagu duqeeyay Degmeda Balcad

Muqdisho November 28, 2024(QJ) – Duqeymo culus ayaa lala beegsaday fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen agagaarka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii ay weerar ku qaadeen ciidamada dowladda, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Xaalada ayaa weli kacsan, waxaana deegaankaasi ka socda dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda. Dowladda federaalka Soomaaliya…

Read More

Shiinaha oo Mareykanka ku canbaareeyay taageerida heshiiska Taiwan iyo Somaliland

Muqdisho November 26, 2024(QJ) – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay hadal ka soo yeedhay xildhibaan ka tirsan Congress-ka Maraykanka, kaas oo lagu taageeray xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland, laguna weeraray iskaashiga Shiinaha iyo Afrika. Afhayeen u hadlay safaaradda Shiinaha ayaa sheegay in maamulka Taiwan uu si gaar ah u faragelinayo arrimaha gudaha…

Read More

Xukuumada Soomalaiya oo dacwad ku soo oogeysa Axmed Madoobe

Muqdisho November 26, 2024 (QJ) – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo mar saddexaad loo doortay Madaxweynaha Jubbaland. Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo shir guddoominayay kulanka ayaa ku dhawaaqay go’aamo deg deg ah oo…

Read More

Madasha Heritage oo ka furantay Jabuuti

Jabuuti November 26, 2024(QJ) – Waxgarad, siyaasiyiin, iyo madax dhaqameed Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Geeska Afrika ayaa maanta oo Isniin ah isugu yimid magaalada Jabuuti madal saddex maalmood soconeysa oo diiradda lagu saarayay xoojinta xasilloonida gobolka. Madashan oo sanadkiiba mar la qabto oo gashay sanadkii 8-aad ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Machadka Daraasaadka Siyaasadda…

Read More

QM oo ku baaqday sameynta shuruucda Xadgudubka Jinsiga

Muqdisho November 26, 2024(QJ) –  Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday maamul goboleedyada inay kordhiyaan maalgelinta la dagaallanka xadgudubyada ku saleysan jinsiga ee dalka. James Swan, Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa sidoo kale ku baaqay in la sameeyo sharciyo lagu dacweynayo xadgudubyada ku saleysan jinsiga,…

Read More

Axmed Madoobe oo dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland

Kismaayo November 25, 2024(QJ) – Baarlamaanka Jubaland ayaa Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) u doortay madaxweynaha cusub ee Jubaland, kadib doorasho la wada sugayey. Doorashada ayaa ka dhacday magaalada Kismaayo, waxaana wareegii koowaad ku guuleystay Madoobe oo helay 55 cod, isagoo ka guuleystay saddex musharax oo kale. Musharaxii ugu dhawaa ee Feysal Maxamed Mataan ayaa helay…

Read More

Wasiir Fiqi: Ma Necbi Reer Somaliland

Muqdisho November 25, 2024(QJ) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee Somaliland C/raxmaan Cirro uu yahay shaqsi ay ku weyn tahay Soomaalinimada, taasi oo rajo gelineysa mustaqbalka wada hadalada labada dhinac. Fiqi ayaa kula dar daarmay madaxda Somaliland inay kaalin mug leh ka qaataan isu soo dhawaynta shacabka Soomaaliyeed,…

Read More

Aqoonsi; Boogta Somaliland!

Qalinka: Maxamed Haaruun Marka si guud loo eego, dadka Somaliland waxa ay sameeyeen dadaal iyo nafhur mudadii 34ka sanno ahay dee la ga soo gudbay. Xallinta khilaafaadka, dhismaha nabadda, taabbo-gelinta hanaanka dawladnimada iyo ta u dhibta iyo mixnadda badan, hadana aan la ga maarmin, oo ah ka shaqaysiinta dimuquraadiyadda. Intaba wax weyn baa la ga…

Read More

Axmed Madoobe oo sheegay in uu Mqdisho la shaqeyn doono hadii dib oo doorto

Kismaayo November 24, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo khudbad ka jeedinayay khudbadiisa musharaxnimo ee doorashada lagu muransan yahay ee la filayo in beri ka dhacdo magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu qorsheynayo soo celinta wada shaqeyntii Jubbaland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. “Waxaa jiray qodobbo aan isku heyno, balse haddii aad ii doorataan madaxweyne, aniga…

Read More

Puntland oo ciidamadeedda heegan gelisay

Bossaso November 24, 2024(QJ)Taliyaha guud ee ciidamada difaaca Puntland General Aadan Cabdi Xaashi ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay buuraha Galgala, isagoo halkaasi kaga dhawaaqay diyaar garow dagaal iyo diyaar garow dagaal. General Aadan Cabdi Xaashi oo uu wehliyo Taliyaha Qeybta 7-aad ee Gobolka Bari Gaashaanle Sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf iyo Saraakiil…

Read More