Madaxweyne Xasan oo Guddoomiyay shir looga hadlayo dhaqaalaha Argegixisada
Muqdisho November 05, 2024(QJ) – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah oo diiradda lagu saaray la dagaalanka maalgelinta argagixisada. Shirkan ayaa waxaa ka mid ahaa Guddiga Qaran ee XSHM, Hay’adaha Amniga iyo Hay’adaha kale ee muhiimka ah ee Dowladda, iyadoo kulankan uu daba…
