admin

    Ma Karti Dooranaa Mise Waa Reernimo Dooranaa? W/Q: Maxamed Cabdilaahi Biixi.

    Ahaanshiyaha qof soomaaliyeed oo kasoo jeeda ummad dhaqan iyo qabiil leh oo qabyaalad ku dhaqanta, oo waliba meel wada dagtaa waa falsafad nololeed oo dhaqanka somaliyeed kusoo dhisnaa taniyo intii ummadda somaliyeed dunnida guudkeeda ku uunkanayd. Haddaba, taniyo waagaasi ummadda soomaliyeed waxay caan ku ahayd kala xoog roonaansho, isgaanshaanbuuraysi , is dhac, isgumaysi iyo ku…

    Read More

      Maxaa Sababa In Xisbiyada Siyaasadu Burburaan?

      Xisbi siyaasadeed waa urur ka mid ah dadka(ay lee yihiin) kuwaas oo doonaya inay xaqiijiyaan(gaadhan) hadaf dhex u ah in xubnahoodu ku hantiyaan Taariikhda in badan ayeynu ka baranay ama u soo joogney xisbiyo dhinaca siyaasada ah ama kuwo kale oo burburay, taariikh mooyee aan dhismahoodii la haynin(aan jirin).Kuwona waxaynu taariikhda ka akhrisanay iney magacii…

      Read More

        Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaasha iyo TV-ga Universal.

        Hargeysa,5Oct,2015(QJ/SDN)-Qaarka mida Wariyayaasha ka hawl-gala caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Si Aadag Uga Hadlay Xadhiga Xukuumadda Soomaaliya Kula Kacday TV-ga UNIVERSAL iyo qaar ka mid ah wariyaasha ka hawl-gala Tv-gaasi. Wariyaasha Somaliland ayaa waxay sheegeen inay canbaareenayaan xadhiga wariyayaasha iyagoona sheegay in xukuumadda Soomaaliya si dhakhso ah oo bilaa shuruud ah kusii dayso wariyayaashaasi. Warkaas…

        Read More

          Nickolas Kay Oo Sheegay In Uu Ka Walaacsanyahay Xadhiga Wariyayaasha TV-ga Universal

          Muqdisho,5Oct,2015(QJ/SDN)-Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya Amb. Nick Kay ayaa sheegay in uu ka walaacsanyahay xadhiga wariyaasha iyo xarunta Tv-ga Universal ee magaalada Muqdisho, isagoo sheegay Mr.Kay  In loo baahanyahay in warbaahinta Soomaaliya ay xor noqoto inta ay socoto qaban-qaabada doorashada 2016-ka. Nickolas kay ayaa hadalkan ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay…

          Read More

            Israel Oo Muslimiinta U Diiday Masaajidka Al-Aqsa iyo Isku Dhac Ka Dhashay – Daawo Sawirrada.

            Jerusalem,5Oct,2015(QJ/SDN)-Maamulka Yahuudda, ayaa waxa uu maanta uu xayiraado ku soo rogay Daanta Galbeed ee dhulka Falastiiniyiinta ee Yahuuddu xoogga ku haysato, ka dib laba nin oo Israeli ahaa oo lagu dilay Daanta Galbeed. Dadka Falastiiniyiinta ah ee aan deganayn Daanta Galbeed, ayaa waxaa maanta loo diiday inay gudaha u galaan Daanta Galbeed, iyadoo Muslimiintana laga…

            Read More

              Woman jailed for smuggling Khat through Heathrow

                A woman from Hounslow caught smuggling Khat with a street value of £24,000 has been jailed. Nassin Hassan Badhi, of St Giles Close, pleaded guilty to an importation offence and was given an 18-month custodial sentence on Friday (September 25) at Isleworth Crown Court, according to Border Force. The 42-year-old UK national was stopped by Border Force officers in the…

              Read More

                Isku Aadka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo Goor Dhaweyd Lagu Dhawaaqay.

                Hargeysa,5Oct,2015(QJ/SDN)-Waxa lagu dhawaaqay isku aadka ciyaaraha gobolada oo lugtooda hore ee isreebreebka lagu wada ciyaari doono magaalooyinka Boorama iyo Burco. Magaaladda Boorama ay isla shalayba ku soo wada xaroodeen goboladu waxa ku wada ciyaari doona gobolada Hawd, Hargeysa, Awdal, Gabiley, Salal, Buuhoodle iyo Berbera. Sidoo kale magaaladda Burco ayaa iyadana waxa fooda isku dari doono…

                Read More

                  Madaxweynaha Turkiga Ordogan Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin Weerarada Ruushka Ee Suuriya.

                  Paris4Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in weerarrada uu Ruushku ka geysanayo dalka Suuriya ay yihiin kuwo aan la aqbali karin, isagoo xusay in Ruushku uu khaladaad badan ka geystay gudaha Suuriya. Diyaaradaha dagaalka waddanka Ruushka ayaa maalmihii u dambeeyay weerarro cirka ah ka geysanayay gudaha dalka Suuriya, iyagoo duqeeyay in ka badan…

                  Read More

                    DAACISH Oo Markale Dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab Ugu Baaqday Inay Kusoo Biiraan Dowladda Islaamka.

                    Hargeysa,4Oct,2015(QJ/SDN)– Dowladda islaamka (Daacish) ayaa mar kale ugu baaqday Xarakada Al-shabaabta ee Soomaaliya inay kusoo biiraan, ayna u hoggaansamaan Amiirka ugu sarreeya dowladda Islaamka (Daacish), Abuubakar Al-Baqdaadi. Daacish ayaa fariimahan baaqa ah waxay kasoo saareen dhammaan goobaha ay ka taliyaan ee ku yaalla dalalka Carabta, sida Sinai, Masar, Raqqa, Suuriya, Furaat oo Ciraaq iyo Xad-ramuud,…

                    Read More

                      Come and join the caliphate, ISIS urges Al-Shabab

                      Sunday, October 4, 2015 The Islamic State group which fighting in Iraq and Syria has called for the Al-Qaeda linked Al-Shabab group in Somalia to pledge allegiance to their caliphate under their leader Abu Bakr Al-Baghdadi. In series of video messages posted on militants’ forums on Sunday, the ISIS group tells Al-Shabab “Pledge your allegiance”….

                      Read More

                        Warbixin:- Siyaasiyiinta Reer Awdal Oo Aan Saamayn Ku Lahayn Loolanka Kulmiye

                        Hargeysa,4Oct,2015(QJ/SDN)-  Siyaasiyiinta xukumadda Siilaanyo iyo xisbigeeda Kulmiye ugu jira bulshada reer Awdal ayaan lahayn saamayn ka dhex muuqata loolanka loogu jiro hogaanka xisbiga Kulmiye, gaar ahaana Musharaxnimada Madaxweyne, guddoonka golaha dhexe iyo jagooyinka guddoomiyenimo ee xisbigaasi. Shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo loo asteeyay 10-ka bisha November 2015 inuu qabsoomo ayaa dedaalada musharaxiinta jagooyinka xisbigaasi la…

                        Read More

                          Ururka Al-Shabaab Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Badhtamaha Soomaaliya.

                          Muqdisho,4Oct,2015(QJ/SDN)-Xoogagga Al-shabaab ayaa la Wareegay laba Deegaan oo ka Tirsan Gobolka Mudug ee Badhtamaha Somalia, kuwaasoo ku dhow Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug oo ay Maamusho Al-shabaab. Deegaanada ay Al-shabaab la wareegtay ayaa waxaa ka mid ah Camaara iyo Bacaad-weyn, iyadoo Mas’uuliyiin Magacyadooda Qariyay ay u sheegeen Warbaahinta Gudaha iyo kuwa Caalamka. “Camaara iyo Bacaad-weyn…

                          Read More

                            Xildhibaano Sharci-darro ku Tilmaamay Xadhigii Laba Wariyeyaal ka Tirsan TV-ga UNIVERSAL

                            Muqdisho,4Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannada kala ah Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa si adag u cambaareeyay, sharci-darrana ku tilmaamay xadhiga wariyeyaasha, kaddib wareysi ay siiyeen BBC-da. Dowladda Somalia ayaa xalay xabsiga dhigtay Agaasimihii Universal Tv ee Bariga Afrika, C/llaahi Xersi iyo Cawil Dahir Salaad oo ah soo saaraha iyo daadiyaha barnaamijka Dood-Wadaag ee ka baxa Universal…

                            Read More

                              Somalia detains journalist, director after TV debate.

                              Saturday, October 3, 2015– Somalia’s security forces have arrested a journalist and the director of a privately owned Somali television after hosting a debate which discussed about a meddling by neighbouring countries in Somalia’s internal affairs. Awil Dahir Salad, a producer of the London-based Universal TV who hosted the debate in which Somali parliamentarians criticized the…

                              Read More

                                Xukuumadda Somaliland Oo Ku Guuldaraystay Dugsiyaddii H/Dhexe Ee Lacag La’aanta Laga Dhigay

                                Hargeysa,3Oct,2015(QJ/SDN)-Macalimiinta dugsiyadda  hoose dhexe ee dawliga ah  ee caasimadda Hargeysa ayaa soo celiyay lacagtii  ardayda laga qaadi jiray, taasi oo burinaysa  siyaasadii xukuumadda Somaliland bilaash kaga dhigtay waxbarashadda dugsiyadda Hoose/dhexe. Waalidiin  kala duwan  oo  degan caasimadda Hargeysa, ayaa ayaa cabasho ka muujiyay arrintani, waxaanay sheegeen   in lacagtii (Fee)-ga  ahayd ee laga qaadi jiray ardayda dugsiyadda…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Maraykanka Brack Obama Oo Ku Baaqay In La Meel Mariyo Sharciga Xakameeya Hubka

                                  Washington,3Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Barrack Obama, ayaa ka dalbaday shacabka Mareykanka inay Congresska ku cadaadiyaan inay meel mariyaan shuruuc lagu xakameynayo hubka, kadib markii nin hubeysan uu Khamiistii ku dilay Kollej ku yaalla Oregon 10 ruux islamarkaasina dhaawacay 7 kale. Barrack Obama, oo ay cadho ka muuqato, ayaa ka soo muuqday Tv-ga saacado uun ka dib markii uu…

                                  Read More