admin

    Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Shahaadooyin Guddoon Siiyay Dufcaddii 4-aad Ka Qalin-jabiyay Machadka CSI

    Hargaysa 07.Oct 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa  ka qeyb galay xaflad balaadhan Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa, oo ay ku qalin jabinayeen 95 arday oo ka aflaxay machadka shaqaalaha  Dawladda (Civil Servervice Institute). Waxa kale oo xafladan ka soo qeyb-galay  Madaxwayne kuxigeenkii hore Cabdiraxmaan Aw Cali  Faarax, xubno ka…

    Read More

      ‘’Ciidamada Ingiriisku Haddii Ay Yimaadaan Soomaaliya Wadooyinka Ayaan Ku Gowrici Doonaa…’’ Sh. Cali Dheere

      Muqdisho,7Oct,2015(QJ/SDN)-Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay la dagaalami doonto ciidamada Britain ay u soo dirayso Soomaaliya, kuwaas oo la sheegay inay tababari doona ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha  Brtain, David Cameron ayaa toddobaadkii hore ka sheegay New York inuu 370 oo askari u dirayo dalalka Koofurta Sudan iyo…

      Read More

        “Waxan Cambaaraynayaa Falka Ka Dhacay Magaalada Borama Gaar Ahaan Guriga Guddoomiyaha Gobolka”. Cabdirashiid Xasan Mataan

        Hargeysa,7Oct,2015(QJ/SDN)-Musharaxa Jagadda Madaxtinimo ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Cabdirashiid Xasan Mataan,ayaa si kulul u canbaareeyay weerar xoogan oo xalay ay dablay hubaysani la beegsadeen Gurriga Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan  Ramaax,kaas oo sababay dhimashadda Labbo ruux oo Ilaaladiisa ahaa. Dhinaca kalena,waxa uu canbaareeyay Xadhig uu sheegay in loo gaystay dad iskugu jira Ganacsato iyo…

        Read More

          Suxufiyiintii Ku Xidhnaa Magaalada Berbera Oo Maxkamadu Xoriyadoodii Dib Ugu Soocelisay

          Berbera,7Oct,2015(QJ/SDN)-Wararka hadda naga soo gaadhaya Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil,.ayaa sheegaya in Maxkadda Gobolku ay ay xoriyadoodii usoo celisay Labbo Wariye iyo Awbaan Maalmihii ugu danbeeyay ku xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaaladda Berbera,ka dib markii sida la sheegay uu xadhigaas amray Wasiir Ku-xigeenka Xanaanadda Xoolaha, Cali-gadheer. Warku waxa uu intaas ku darayaa in Maxkamaddu…

          Read More

            Wasiir Cukuse Oo BBC-ga Uga War-bixiyay Ujeedka Safarka Madaxweynuhu Ku Joogo Dalka Ireland Iyo Kulan Ay Madaxda Dalkaas La Qaateen

            Hargeysa,7Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay laanta Afka Somaliga ku hadasha ee BBC-du ka waraysatay kulan madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Ireland wada yeesheen iyo Waxyaabaha shirkaasi lagaga wada hadlay. waxaanu u dhacay Waraysigaasi sidan:- Ireland()”Culuse” wadanka Ireland waxa uu ka mid yahay wadamada Caalamka ee muhiimka…

            Read More

              AKHRISO: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya oo soo saaray War-saxaafadeed

              Muqdisho,60ct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannadii 12-kii bishii Ogoosto ee sannadkan mooshinka ka keenay madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray war-saxaafadeed ay uga soo hor-jeedaan go’aankii uu mooshinkooda kasoo gaaray guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya.   Haddaba, AKHRISO War-saxaafadeedka ay Xildhibaannadu Maanta soo saareen;

              Read More

                Illegal overfishing and the return of Somalia’s pirates

                Tuesday October 6, 2015 Durduri, Somalia – A hundred years ago, it was a bustling port that served the vibrant fishing community living along Somalia’s coastline, the longest on mainland Africa. Now, Durduri is a sun-bleached, wind-swept, white-sand graveyard of stone structures. There is no harbour, no jetty. The drying and smoking house is just…

                Read More

                  Somalia accuses arrested journalists of public ‘incitement’

                  Tuesday, October 6, 2015     Somalia’s national intelligence agency has accused a journalist and his director it arrested this of inciting violence through their coverage after their television station hosted a debate which discussed about a meddling by neighbouring countries in Somalia’s internal affairs.   Awil Dahir Salad, a producer of the London-based Universal…

                  Read More

                    Tartan Loo Qabtay Odayaasha Ugu Gadhka Weyn Caalamka Oo Ka Dhacay Dalka Austria – Sawirro.

                    Leogang,6Oct,2015(QJ/SDN)-Tartankani oo ay ka qeybgaleen inkabadan 30 ruux oo lagu qiyaasaayo inay yihiin kuwa ugu gadhka dheer Caalamka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Leogang ee dalkaasi Austria. Dadka ka qeybqaadanaayay ayaa u badnaa Odayaal, waxaana usoo daawasho tagay dad aad u farabadan tartankaasi. Tartankaasi ayaa kamid ahaa kuwa ugu cajiibka badan Caalamka, waxa ayna…

                    Read More

                      Loolanka Siyaasiyiinta KULMIYE Oo Noqday Mawduuca Ugu Doodda & Hadal Haynta Badan Iyo Kursiga Madaxweyne-xigeenka Oo Bulshadu Jawaab Weli U La’dahay

                      Hargeysa,6Oct,2015(QJ/SDN)-Loolanka xisbiga KULMIYE ee loogu jiro noqoshada musharaxa madaxweyne ee xisbigaas u meteli doona doorashooyinka 2017 ayaa noqday mawduuca keliya ee 10-kii maalmood ee u dambeeyay hadheeyay goobaha ay bulshadu ku kulanto. Loolankan oo u dhexeeya siyaasiyiinta baarqabka ah ee KULMIYE, waxa uu noqday mawdiicii ugu xiisaha badnaa ee dhinaca siyaasadda bulshada soo mara dhawrkii…

                      Read More

                        Madaxweyne Xasan oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Denmark

                        Muqdisho,6Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho kaga gudoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo danjiraha cusub ee boqortooyada Denmark ee Soomaaliya, Ms Mette Knudsen Xasan Sheekh ayaa safiiradda cusub ee Denmark uga warbixiyay horumarka ay Soomaaliya ka gaadhay dhinacyada amniga, siyaasadda iyo barnaamijyada Hiigsiga sannadka 2016-ka iyo weliba doorashooyinka la filayo inay dalka…

                        Read More

                          Kooxda Khaatumo Oo Sheegtay Inay Ka Dambeeyeen Maxaabiistii Ka Baxsatay Xabsiga Laascaanood.

                          Laascaanood,5Oct,2015(QJ/SDN)-Kooxda Khaatumo ayaa markii ugu horraysay ka hadlay maxaabiis ka baxsatay xabsiga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool bishii lasoo dhaafay, kuwaasoo la sheegay inay Buuhoodle u baxsadeen. ku xigeenka Hogaamiyaha Khaatumo, Cabdalla Maxamuud Haybe ayaa sheegay in khaatumo ka dambeysay baxsashada maxaabista oo uu ku tilmaamay kuwo si sharci-darro ku xidhnaa, sidoo kalena tilmaamay…

                          Read More

                            Waftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Dalka Ireland – Sawirro

                            Dublin,5Oct,2015(QJ/SDN)-Waftigii uu hoggaaminaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa gaadhay dalka Ireland, waxaana garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Dublin ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka socda Wasaaradda Arrimaha debadda ee Ireland, Xubno ka tirsan Safiirada Somaliland iyo La taliyaal. Sidoo kale waxaa Waftiga Madaxweynaha Si weyn u soo dhaweeyay Jaaliyada rer Somaliland ee…

                            Read More

                              Dugsiyadii Waxbarashada Kenya Oo Dib Loo Furay Khilaaf Badan Ka Dib.

                              Nairobi,5Oct,2015(QJ/SDN)-Maanta oo Isniin ah, ayaa waxaa dib oga furmaayo guud ahaan wadanka Kenya Waxbarashadii dugsiyada dowlada oo muddo shan toddobaad ah xirnaa kaddib markii macallimiinta ay diideen horaantii bishii hore ee September iney waxbaraan ardayda, isla markaasna ay dalbadeen in Mushaarka loo kordhiyo. Waxaana labadii maalmood ee ugu dambeysay soo baxaayay caro badan oo Macallimiintu…

                              Read More

                                Somaliland Oo Laga Xusay Maalinta Macallinka Adduunka – Sawirro

                                Hargeysa,5Oct,2015(QJ/SDN)-Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland ayaa maanta soo qabanqaabisay maalin loo asteeyay  maalinta Baraha Aduunka waxa Wasaarada la soo qaban qaabisay Hay’ada Unicef .1 Munaasibadan Loo Qabtay Maalinta Baraha Aduunka oo ka Dhacday Hoolka Jaamacad Hargeysa ayaa waxa ka soo qayab galay madaxda Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Wasiirka Shaqada iyo arimah bulshada,…

                                Read More

                                  Nin Soomaali Ah Oo 50 Sanno Macallin Ahaa

                                  Hargeysa,5Oct,2015(QJ/SDN)- Iyadoo maanta oo ah 5ta Octoober la xusayo maalinta caalamiga ah ee macallimiinta adduunka, ayaa waxaa sannad kasta la sameeyaa olole lagu taageerayo macallimiinta sidii ay xagga tacliinta uga dhisi lahaayeen ardayda. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, dhaqanka iyo sayniska ee UNESCO ayaa ku tilmaantay muhiimadda maalintan in ay tahay wacyigelin iyo faham guud…

                                  Read More

                                    Iska-horimaad Suuqa Bakaaraha ku dhexmaray Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya

                                    Muqdisho,5Oct,2015(QJ/SDN)-Askari ayaa dhintay, saddex qof oo uu ku jiray askari ayaana ku dhaawacmay iska-horimaad maanta askar kawada tirsan kuwa dowladda FS ku dhexmaray waddada koowaad ee suuqa Bakaaraha.   Goobjoogayaal ayaa sheegay in labadan askari ee dagaalamay ay kala ahaayeen ciidamada dowladda hoose ee Muqdisho iyo askari ka tirsan ciidamada amniga dowladda , iyadoo aan…

                                    Read More