Amiin Caamir Oo Sawir Ku Muujiyay Cabudhinta Saxaafadda Soomaaliya iyo Faragelinta Itoobiya
Hargeysa,3Oct,2015(QJ/SDN)-Farshaxanka caanka ku ah Sawir kartoonka inta badana arrimaha siyaasadda ku cabiray Aamiin Caamir, ayaa sawir ku muujiyay sida dowladda soomaaliya gaar ahaan kooxda damu-jadiid iyo itoobiya ay iskooga kaashadaan cabudhinta saxaafadda iyo shacabka soomaaliyeed. Maalinkii shalay uun bay ahayd markii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya ay gudaha u galeen mid ka mid ah…
