Ninkii Britishka Ahaa oo Al-shabaab filimqaade u ahaa
London:June,20,2015(SDN/QJ)-BBC ayaa shaaca ka qaaday in qofkii ugu horeeyay ee British ah ee lagu dilay dagaal ka dhacay dalka Kenya oo Al-shabaab ka tirsanaa, inuu ahaa taliye ku xigeenka kooxdii uu la socday. Ninkan ayaa ku dhintay weerar Axaddii la soo dhaafay ka dhacay meel u dhow magaalada Lamu, kaas oo Al-shabaab ay ku qaadeen…
