admin

    DAAWO: Jamaal Cali Xuseen Oo kabaha la dul maray Cali Warancadde”hanjabaadaadi way badatay ee libaaxyadaana Mucaaridka ku soo dir”

    Hargeysa,5july,2015(QJ/SDN)- Musharaxa jagada madaxweyne ee xisbiga ucid ayaa luuqad adag kula hadlay wasiir cali warancadde isagoo canbaareyn usoo jeediyay suldaan lagu xidhay magaalada burco, isagoo naqdiyay habdhaqanka siyaasadeed ee wasiir caliwarancadde, wareysi gaar ah oo uu siiyay jamaal cali xuseen tvga kalsan HALKAN KA DAAWO:

    Read More

      Taariikhda Islaamka: Qaybtii Afraad.

        Boqorkii lixaad ee boqoradii umawiyiinta: waxa uu ahaa waliid binu cabdimaalik, xukunka waxa uu hayay toban sano sanadkii 86_96 hooyadiis waxa la odhan jiray Walaada bintu cabaasa. waxa tariikhyahanadu isku raaceen Waliid binu cabdimaalik in uu ahaa boqorkii ugu daagalo badnaa. waxa la sheegaa xilligiisii in ay dawladu gaadhtay meeshii ugu sarreysay. waxa mid…

      Read More

        WAR DEG DEG AH:- Cabdikariim Xuseen Guuleed Oo Ku Guuleystay Doorashada Gobolada Dhexe Gal-Mudug.

        Cadaado;4july,2015(QJ/SDN-)Wasiirkii hore ee amniga dowladda fadaraalka soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa noqday madaxweynaha gobolada dhexe ee Soomaaliya Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa loo doortay Jagada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug kadib markii doorasho la isku rafaaday la isla gaadhay wareegii 3 aad. 3 Wareeg ayaa loo baahday si loo helo Madaxweynaha Maamulka Galmudug. Wareegii 3 aad…

        Read More

          DEG DEG: Codeynta Doorashada Madaxtinimo Ee Galmudug oo bilaabmatay.

            Cadaado; 4,july,2015(QJ/SDN) Wararka naga soo gaadhaya magaalada cadaado ayaa sheegaya in hadda halkaasi ay ka socoto doorashada gobolada dhexe ee galmudug, Xildhibaannada baarlamaanka Galmudug ayaa codadkooda dhiibanaya waxaana ay codadkooda ku ridayaan muraayadda loogu talo galay ee doorashooyinka iyadoo musharixiinta madaxweynanimo ay isha ku hayaan sida codadku u dhacayaan. Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa ku…

          Read More

            DAAWO: Somaliland Oo Beenisay in UAE uu Hub Ku Caawiyay.

            Berbera: 4july,2015(QJ/SDN)-Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor ) ayaa xalay Shir Jaraa’id Warbaahinta Gobolka Saaxil Ugu Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Wararka Sheegaya In Imaaraadka Carabtu Uu Somaliland Ugu Deeqay Hub Saanad Milatari Isagoona Maareeye Cali Sheegay In Warkaasi Haba Yaraatee Aanu Sal Iyo Raadtoona Lahayn, Hub…

            Read More

              Markab sida in ka badan 3000 qaxooti oo kusoo xidhay dekedda Boosaaso

              Boosaaso, 3july,2015(QJ/SDN)-In ka badan 3500 qaxooti isugu jira Soomaali iyo Yemaniyiin ayaa soo gaadhay degmadda magaalada Boosaaso shalay gelinkii danbe, kuwaasi oo kasoo cararay dagaalada ka socda dalkaasi Yeman. Markab sida qaxootigan oo kasoo ambabaxay dekadda Mukalla ayaa waxay ku qaadatay inuu soo gaadho dekadda Boosaaso dhowr maalmood sababo la xidhiidha badda oo aan deganeyn…

              Read More

                Ciidamo boolis cusub oo tababar loogu soo xidhay Muqdisho: SAWIRRO

                Muqdisho:3,july, 2015(QJ/SDN)-Dufcad ciidamo boolis cusub ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa tababar mudo bil socday loogu soo xidhay kuliyadda tababarka ciisanka booliska ee Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho.  Ciidamadan ayaa waxaa tababarka siiyay ciidamada booliska AMISOM, waxaa la baray qaabka ay boolisku u shaqeeyeen iyagona caafimaadkooda la baaray.  

                Read More

                  Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Hub Iyo Saanad Millatari Oo Ay Ka Qabsadeen Ciidamada AMISOM- DAAWO SAWIRADA:

                  Leego: 2july,2015(QJ/SDN)-Xarakada AlShabaab ayaa baahisay sawirada weerarkii xooganaa ee Jimcihii la soo dhaafay Alshaab ku qaadeen saldhigga ciidamada AMISOM ee degmada Leego kaas oo lagu dilay in ka badan 70 Askari oo AMISOM ah, hadaba sawiradan ay shabaabku faafiyeen ayaa waxa ka muuqday hub iyo saanad millatari. halkan ka daawo sawiro dhameystiran

                  Read More

                    Jumciyada Cibaadurraxmaan oo soo gabagabaysay Tartanka qur’aanka kariimka Degmada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa.

                    Hargeysa: 2july,2015(QJ/SDN)- Midowga madaarista qur’aanka kariimka degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ayaa maanta soo gagagabeeyay tartanka qur’aanka kariimka ee madaarista degmadaasi. Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay machadka degmada maxamed mooge ayaa lagu soo gababeeyay tartankaasi, waxaana kasoo qaybgalay marti sharaf aad u tiro badan oo isugu jirta cuqaal, waxgarad, ganacsato iyo macaliinta degmada maxamed…

                    Read More

                      Ciidamada AMISON Oo Ka Baxay Degaano Hor Leh.

                      Baraawe, 1july,2015 (QJ/SDN)-Wararka ka imanaya deegaanada gobolada shabeelada hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISON ay ka baxeen labo degaan oo ka tirsan gobolka Sh/hoose saacado ka hor. Degaanada ay ka bexeen ayaa kala ah Buufow iyo Ababay,oo kala hoos taga magaalooyinka Marka iyo Baraawe. Degaanka Ababaay oo Baraawe kaga beegan dhanka Buulomareer ayaa la sheegayaa…

                      Read More

                        Kenya, Somalia in talks to end border row out of UN court(TheEastAfrican)

                        Nairobi1,july,2015(QJ/SDN)-Kenya and Somalia are seeking an out-of-court settlement over the long-running border dispute linked to lucrative oil and gas reserves in the Indian Ocean.   Foreign Affairs secretary Amina Mohammed told Parliament that Somalia had agreed to pursue arbitration outside the United Nation’s highest court which was preparing to start hearing the suit.   Somalia…

                        Read More

                          Madaxweynaha Dolwadda Fedaraalka Soomaaliya OO ka Qaybgalay Munaasibadda 1july- DAAWO SAWIRO:

                          Muqdisho, 1july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay xalay kaga qayb galay xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay munaasabadda ayaa hambalyo ku aaddan 55-guuradii kasoo wareegtay markii gobolada koonfureed ay qaateen  xorriyadda u diray shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna ummadda…

                          Read More

                            DEG DEG: Doorasho ka dhacday magaalada dhuusamareeb oo Madaxweyne lagu doortay.

                            Dhuusamareeb, 1july, 2015(QJ/SDN) Wararka naga soo gaadhaya gobolada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa sheegaya in goordhaweyd halkaasi lagu doortay madaxweynaha Maamulka Gobalada dhexe ee ay Furtay maamulka Ahlusunna waljameeca. Shirkan ayaa mudo ka socday magaalada dhuusamareeb waxaana maanta ugu dambeyn noqotay in madaxweyne loo doorto sheekh Maxamed shaakir oo katirsan culumada ahlusunna Waljameeca. Maamulkan ayaa  kasoo…

                            Read More

                              Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud Oo Ka Qayb Galay Kulan Baarlamanka Somaliya Kulahaayeen Golaha Shacabka.

                              Muqdisho,30,6,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay kulan Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ay ku leeyihiin xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.  Xasan Sheekh Maxamuud oo Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia hortooda Khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay arimaha guud ee xaalada dalka Somalia. Madaxweynaha wuxuu soo hadal qaaday arimaha Maaliyada dalka, wuxuu sheegay in Wasaarada Maaliyada…

                              Read More

                                Madaxii Garsoorka Afgooye oo ladilay iyo Sarkaal Melleteri oo Beled Weyne Lagu Toogtay.

                                Muqdisho, 30,6,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ladilay madaxii garsoorka maxkamadda degmadaasi xilli maalmo ka hor gudaha degmada lagu khaarijiyay madaxii canshuuraha. Xoogag bastoolado ku hubeysan ayaa xaafadda Buunda Yareey ku dilay Maxamuud Burfaani oo heystay garsoorka daaquudka ah ee degmada Afgooye. Goob joogayaal ayaa sheegay in raggii dilka…

                                Read More

                                  Taariikhda Islaamka: Boqorkii Sadexaad Ee khilaafada Umawiyiinta.

                                  Taariikhda Islaamka: Boqorkii Sadexaad Ee khilaafada Umawiyiinta. Waxa uu ahaa Mucaawiye binu yaziid, waxa uu xilka qabtay sanadkii 64 ee hijriyada, wuxuu Mucaawiye ahaa nin aad u dhalinyaro ah markii uu xilka qabtay, isla wakhtigaas uu xilka qabtayna waa uu xanuunsanaaa . waxaana Khilaafadiisu ahayd 40cisho oo kaliya. Tariikhyahanadu waxay sheegaan in uu ahaa nin…

                                  Read More

                                    Faah faahin kasoo baxeysa Weerar Al-shabaab ku qaadeen Akademiyada Kismaayo

                                    Kismaayo, 29,6,2015(QJ/SDN)- Faah faahin kasoo baxeysa Weerar Al-shabaab ku qaadeen Akademiyada Kismaayo Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ay xalay weerar culus ku qaadeen xarun Ciidamada Maamulka Jubba ku lahaayeen Kulliyadii Akademiyada ee Duleedka Kismaayo. Dagaalka ayaa la sheegay in uu socday daqiiqado badan ayna…

                                    Read More