admin

    HAMBALYO MEHER WACAN, CABDIXAKIIM H. ALI WARAABE IYO SAMSAM SICIID CAYDIID

    Dhamaan waxaan halkan hambalyo meher wacan u marinaynaa boqorka iyo boqoradda C/XAKIIM H. ALI WARAABE IYO SAMSAM SICIID CAYDIID  oo meherkoodu barri salaasada ka dhici doono magaalada Hargeisa, waxaanu leenahay noqdo reerkii lagu nastee isku waara… Mahad J. Mohamoud Guleid, Abdirizak Guleid, A/khadar Guleid, Osman Yusuf Osman, Mohamed Adam hassan, iyo dhamaan qoysaska, iyo qaraabada…

    Read More

      Xaqiiqooyinka qaar ka mid ah Cayayaanka! W/Q: Muna Ahmed

      Baranbarta Cilmibaadhayaasha iyo Saynisyahanduba sanadahan danbe cayayaanka waxa ay ku soo dhaweeyeen goobahooda cilmi-baadhiseed ‘labaratories’ iyaga oo darsaya awoodaha layaabka leh ee cayayaanada isla markaasna isku dayaya in ay fahmaan qaababka ay u nool yihiin. Cayayaanada ay darseen amaba wax ka ogaadeen Cilmibaadhayaasha caalamiga ahi waxaa ka mid ah cayayaanada bini’aadamku ugu necebyahay u dhawaanshahooda…

      Read More

        WAXAA BARYAHAN DAMBE AAD LOOGU TACADIYEY XUQUUQDII SAXAFIYIINTA…. GUDOOMIYAHA GARABKA HAWEENKA UCID FINLAND, MARWO SAMIA OMAR HAGI MUSE

        saxaafadda somaliland waa Aasaaska Aqoonsiga Somaliland ee Beesha Caalamka, Saxaafaddu Waa Xidhiidka Somaliland iyo Beesha Caalamka ,  Waddan Bila Saxaafad ah Waa Guri Bila Adrees ah waana Asaaska Aqoonsiga Somaliland Ee Beesha Caalamka.  Waddo la Dhisayana Waxaa Dhaanta Biyaha oo dadka la wada gaadhsiiyo???!!!!! Marwalba Waddanka iyo Shacabka Baahidiisa Ayaa Habboon in La hor mariyo Wax…

        Read More

          Nigeria: Qarax Gaadhi Bam Lagu Soo Xidhay Oo Ka Dhacay Magaaladda Maiduguri Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

          Maiduguri:01,Julay,2014(SDN/QJ- Gaadhi bam lagu soo rakibey ayaa ku qarxey suuq ku yaalla waqooyiga bari ee Nigeria, waxaana ku dhintey siddeed qof. Dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay gaari xamuul ah oo dhuxul saaran uu qaraxan ka geystey magaalada Maiduguri, isla markaana uu sababey in dhowr gaari uu dab qabsado. Ma jirto cid sheegatey mas’uuliyadda weerarka, laakiin…

          Read More

            Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka.Q.11

            Akhristaayasha qadarinta iga mudan waxa aan ku hambalyay-nayaa bisha barakaysan ee Ramadaan.Waxa allaah inooga baryayaa inuu cibaadada innaga aqbalo.Waxa aan masuuliyiinta waaxda garsoorka ka rajay-nayaa inay khayrka bisha ramadaan badsadaan oo waxyaabo badan toosiyaan. Qormadii tan ka horaysay waxa aan ku iftiimi-yay waaxda garsoorka,Fulinta(w.cadaalada) iyo guddida cadaaladu inay isku milmayn.Taasina waxay keentay maamul ahaan w.garsoorku…

            Read More

              Maxkamadda Sare Ee Xuquuqda Aadanaha Ee Qaaradda Yurub Oo Mamnuucday Niqaamka Haweenka Muslimiinta

              Paris:01,Julay,2014(SDN/QJ)- Maxkamadda sare ee xuquuqda aadanaha ee Yurub ayaa taageertay mamnuunicidda dowladda faransiiska ay ku diiday xirasha niqaabka oo ay haweenku ku xirtaan dibadda. Maxkamadda ayaa ku andacoonaysa inayna Haboonayn in Meelaha Fagaarayaasha iyo Kulanadda Bulshada inuu Qofku Wajigiisa Qariyao,taasoo Su’aal galinaysa bay yidhaahdeen in la aqoonsado Qofka. Dacawaddan oo ay keentay gabar 24 jir…

              Read More

              Xal Lagu Waday In Maanta Laga Gaadho Khilaafka Dhuleed Ee Golayaasha Deegaanka Hargaysa Iyo Sallaxley oo Fashilay Iyo Eedo Loo Jeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska Somaliland

              Hargaysa:01,Julay,2014(SDN/QJ)-Kulan Maanta layskugu  keenayay Maayarada Magaalooyinka Hargaysa iyo Sallaxley,ayaa lagu kala kacay ka dib markii Labadii dhinac Midkood uu Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ku Eedeeyay inuu yahay Masuul aan go’aan gaadhi Karin. Kulanka Maanta oo Xildhibaanada Labada Gole Degaan ay ku wehelinyaan Odayaal dhex dhexaadin ka waday labada Dhinac,ayaa lagu qabtay Xarunta Wsaaradda Arimaha Gudaha…

              Read More

                Qarax Galabta Ka Dhacay Degmada Shibis Ee Magaaladda Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

                Muqdisho: 30,June,2014(SDN/QJ)-Qarax xoogan, ayaa wuxuu galabta ka dhacay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii lala beegsaday gaari uu la socday nin ka tirsanaa Wasaarada Gaadiidka ee Xukuumada Somaliya. Qaraxa oo u muuqday mid horey loogu soo rakibay gaariga, ayaa wuxuu kula qarxay Xeendaabka Madxafka Degmada Shibis, iyadoo dhaawac ahaan goobtaasi looga qaaday ninkii…

                Read More

                  Afhayeenka Hawlgalada Ee Ciidamada Al Shabaab Oo Sheegay In Aanay Ciidamadda Dawladu Ka Hortagi Karin Weerarda Ay Qorsheeyeen Bisha Ramadan

                  Baraawe: 30,June,2014(SDN/QJ)- Sheekh C/casiis Abuu Muscab, Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu ku hanjabay inay cagta marin doonaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya, ee la soo dhoobay Wadooyinka Magaalada Muqdisho. Sheekh C/casiis Abuu Muscab, ayaa waxa uu sheegay in Ciidamadan Wadooyinka loo soo dhigay, si ay kaga hortaggaan Ciidamada Ururka Al Shabaab, balse wuxuu qeexay inaysan…

                  Read More

                    Hal Askari Oo Ku Dhaawacmay Muran Dhul Oo U Dhaxeeya Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Hargaysa Iyo Sallaxley

                    Sallaxley: 30,June,2014(SDN/QJ)-Hal Askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad markale Maanta dhexmaray Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka ee Hargaysa iyo Sallaxley,oo waayadanba ku Muransanaa Cidda Xaqa u leh Dhul ku yaala Agagaarka Tuuladda Toon ee Koonfurta Magaaladda Hargaysa. Wararka na soo gaadhaya ayaa sheegaya inuu sidoo kale jiro Khasaare soo gaadhay Gaadhi ay Wateen Xildhibanada Golaha Deegaanka…

                    Read More

                      Qarax Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Kaaraan Ee Magaaladda Muqdisho

                      Muqdisho: 30,June,2014(SDN/QJ)-Waxaa Maanta barqadii Suuqa Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ka dhacay qarax dhaliyay Qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaadhay Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya iyo dad rayid ah. Qaraxa oo la sheegay in uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay Xafiis la sheegay in Suuqa Degmada Kaaraan ku leeyihiin waaxda…

                      Read More

                        “ Aad ayaan ugu faraxsanay in maanta Madaxweynaha Soomaaliya iga aqbalo warqadaha Aqoonsiga,” Safiirka Cusub Ee Talyaaniga Ee Somaliya

                        Muqdisho: 29,June,2014(SDN/QJ)-Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Italy Mr. Fabrizio Marcelli islamarkaana Madaxweynaha soo gaadhsiiyey fariin uu ka waday madaxda dalka Italy. Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga ee Safiirnimo. “ Aad ayaan ugu faraxsanay in…

                        Read More

                          “Waxan u arkaa in aanay ahayn wakhtigii ku habboonaa ee uu Muuse Biixi Cabdi isku hawli lahaa is-sharixidda Kulmiye dhexdiisa maadaama…” Dr: Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan

                           Hargaysa:29,June,2014(SDN/QJ)- Dr. Maxamed Rashiid  Sheekh Xasan,oo ah Wasiiru-dawlaha Wasaarada Arimaha Dibadda Jumuuriyada Somaliland,ayaa Talooyin u jeediyay Gudoomiyha Xisbiga Taladda Somaliland haya ee Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi. Dr: Maxamed Rashiid,ayaa sheegay in la joogin Wakhtigii uu Muuse Biixi isku hawli lahaa inuu la tartatamo Madaxweyne Siilanyo,oo ah Dadkii Aas-aasay Xisbiga Kulmiye. Qoraal dheer uu soo saaray…

                          Read More

                            Ciidamadda Dawladda Ciraaq Oo Ku Guul-Daraystay Inay Gacantooda Kusoo Celiyaan Magaalada Tikrit

                            Tikriit29,June,2014(SDN/QJ)- Ciidanka dowladda Ciraaq oo doonayay inay dib u qabsadaan magaalada Tikrit oo ay dhawaan la wareegeen kooxda ISIS, ayaa la sheegayaa inay dib ugu gurteen magaalada Dijla oo ku taal duleedka Tikrit. Labada dhinacba waxaa la sheegayaa in khasaaro ka soo gaaray dagaalka. Mgaaladan oo ka mdi ah Mgaalooyinka Muhiim ka ah,ayaa Ciidamada Dawladu…

                            Read More

                              Urur Dimeedka Ahlu-Sunna Oo Shaaciyay Inay U Diyaar Garboobayaan Ka Hortaga Weeraro Ay Shabaab-ku Ka Gaystaan Goobaha Ay Ka Arimiyaan

                              Dhuuso-mareeb29,June,2014(SDN/QJ)- Xilli Shabaabku sheegeen in bisha barakeysan ee Ramadaan xoojin doonaan weerarada ay geysanayaan, ayaa waxay Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed ka bilowday tallaabo, ay kaga gaashamaneyso weeraro kaga yimaada Al Shabaab. Xoghayaha Gaashaandhiga ee Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed Sheekh Isxaaq Xuseen Mursal (Geesa-dheere), ayaa wuxuu daboolka ka qaaday inay u diyaar garoobeen, inay ka gaashaantaan…

                              Read More

                                Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Ingiriiska Oo Xasan Sheekha Somaliya Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Inuu Somaliland Ku Qanciyo Midnimo Dambe

                                London: 29,June,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jonn Lun, oo ka tirsan aqalka golaha wakiilada ee Ingiriiska, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku tilmaamay inuu ku fashilmay sidii uu Somaliya uga saari lahaa dhibaatada ay dhex dabaalaynayso.Xildhibaan Jon, oo 27 June qoraal u gudbiyay guddiga golahooda u qaabilsan xidhiidhka caalamiga ah iyo Afrika, wuxuu sheeay in xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mr….

                                Read More

                                  Marwada Madaxweynaha Somaliya Oo Deeq Raashin Ah U Qeybisay Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliya,Baaqna U Dirtay Ganacsatada Somaliyeed

                                  Muqdisho: 28,June,2014(SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta deeq raashiin ah guddoonsiisay shaqaalaha ka howlgalla xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya, iyadoo baaq u dirtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan si ay dhexdooda isu gurmadaan. Marwada Madaxweynaha Dalka oo kormeer ku tegtay baqaar ay ku jiraan raashin ayaa shaacisay…

                                  Read More

                                    Maraykanka Oo Diyaaradaha Dagaalka U Diraya Dalka Ciraaq Iyo Ujeedada Diyaaradahaasi

                                    Washington: 28,June,2014(SDN/QJ)-  Dawladda Maraykanka,ayaa la sheegayaa inay Maanta oo Sabti ah u dirtay Raxan Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ah Dalka Ciraaq,oo uu haatan ka soconayo Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Kooxaha Islaamiyiinta ah iyo Ciidamadda Dawladda Ciraaq. Xarunta Dhexe  ee Gaashaandhiga ee Batikon-ka,ayaa ku macnaysay Ujeedada Diyaaradahan inay qeyb ka qaadan donaan Ilaalinta Danaha Maraykanku…

                                    Read More

                                      “Xukuumadda Maanta Jirtaa Ma Leh Tayo Hogaamineed, Waxa Jira Raysal Wasaare Aan Muuqan Oo Shaqadii Raysal Wasaare-nimada Haya” Maxamed Xaashi Cilmi

                                      Hargeysa: 28,June,2014(SDN/QJ)- Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka mid ah Madasha Wada tashiga Somaliland, ayaa dhaliil culus u soo jeediyey Xukuumadda taladda dalka haysa, isaga oo xusay in Madaxweynuhu uu ku ciyaaray Sharaftiisi iyo  Sharaftii Ururka SNM, nidaamkii iyo sharcigiina lagu tuntay, waxaanu sidoo kale Wasiirka Madaxtooyada Xirsi ku tilmaamay inuu yahay Raysal Wasaaraha qarsoon, kana…

                                      Read More