“Waxaa nalaga dayn waayay Guddida joogtada ah goormaa la bedelayaa, way badalan yihiin,
Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)-Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta galay Fasax, bisha Barakaysan ee Ramadaan ee soo socota awgeed. Hadal Gudoomiyaha Golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan u jeediyey Mudanayaasha Guurtida ayuu ku faahfaahiyey waxyaabaha u qabsoomay intii Goluhu kalfadhigani shaqaynayay iyo waxyaabaha u hadhsan oo uu sheegay in Guddida Joogtada ahi dhamays tiri doonto. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale…
