admin

    Gudoomiye Xaafadeed Xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay

    Baydhabo Feb 28 2013 (SDN)—Kooxo hubaysan ayaa Magaalada Baydhabo ku dilay mid kamid ah Guddoomiye xaafadeedka Magaaladaasi kadib markii hoygiisa lagu weeraray bam gacmeed. Weerarka lagu qaarijiyay guddoomiye xaafadeedkaan ayaa wuxuu ka dhacay Xaafada Isha ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo uu ka ahaa Guddoomiye xaafadeedka. Guddoomiye xaafadeedka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Aadan Xuseen…

    Read More

      Al Shabaab oo u hanjabay muwaadiniinta Kenya ee doorashooyinku ay ku soo foodleeyihiin

      Muqdisho Feb 28 2013 (SDN)– Iyadoo doorashooyinka dalka Kenya ay maalmaha soo socda ay ka dhici doonaan gudaha dalka Kenya ayaa Ururka Al-Shabaab oo Soomaaliya ka dagaalama wuxuu war kasoo saaray doorashooyinka Kenya warsaxaafadeedka Al-Shabaab ayaa uqornaa sidatan. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saartay warsaxaafadeed ku aadan doorashooyinka aadka loo sugayo ee todobaadyada nagu soo…

      Read More

        Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

        Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

        Read More

          Wariyaasha Gobolka Galgaduud Oo Sameestay Urur Ay Ku Midaysanyihiin +(Sawirro)

          Dhuusamareeb (SDN)– Warsaxaafadeed– Kadib munaasabad wayn oo ka dhacday Degmada Guriceel laguna dhisayay Ururka saxafiyiinta gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka Ahlu-sunna iyo kan Degmada iyo wariyaal kakala Socday Degmooyinka C.waaq, Dhuuso-mareeb, Guriceel IYO Cadaado. Ururkaan oo lamagac baxay MEDIA ASSOCIATION OF GALGADUUD REGION OO LOSOO GAABIYO (MAGR) ayaa waxaa hogaanka…

          Read More

          Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

          Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

          Read More

            Meydka Wiil daldalan oo maanta laga helay duleedka Magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal

            Garoowe Feb 27 2013 (SDN)— Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland, waxaa maanta Magaaladaasi duleedkeeda lagu arkay meydka wiil dhalinyaro oo daldalnaa. Wararka ayaa sheegaya in wiilkaan dhalinyarada ah in isaga oo meyd ah lagu arkay duleedka Garoowe, iyadoo aan lakala cadeyn karin inuu isdaldalay iyo sidoo kale in la…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya oo furi doona Kalfadhiga Labaad ee Barlmanaka Jamhuuriyada Soomaaliya

              Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)– Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday xilliga uu furmayo kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya kalfahdigooda labaad uu furmi doono maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegan tahay 02-03-2013.Madaxweynaha Soomaaliya ayuu sheegay inuu furi doono kalfadhiga Baarlamaanka…

              Read More

                Al Shabaab oo laga saaray Magaalada Buurhakabo iyo Ciidamada dowladda oo hada ku sugan Magaaldaasi

                Buurhakabo Feb 27 2013 (SDN)— Warar laga helayo Degmada Buurhakabo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda Soomaaliya xalay la wareegeen gacan ku heynta Magaaladaasi oo ay horay ugu sugnaayeen Al Shabaab. Dad ku sugan Buurhakaba ayaa xaqiijiyay in Magaalada gudaheeda ay ku sugan yihiin Ciidamada dowladda islamarkaana Al Shabaab ay isaga baxeen Magaalada Buurhakaba…

                Read More

                  Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo si rasmi ah u sheegay xiliga uu furmi doono shirka Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo

                  Kismaayo Feb 27 2013 (SDN)— Afhayeenka Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa waxa uu shaaca ka qaaday Xilliga uu dhacayo shirka mararka badan dib u dhacay ee Maamul sameynta Jubooyinka. C/naasir Seeraar ayaa sheegay in shirka Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka iyo…

                  Read More

                    Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Saacid oo meesha ka saaray in Madaxweynaha uu khilaaf kala dhaxeeyo

                    Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)— Xilli maalmahan dambe la isla dhexmaraye inuu khilaaf ka dhextaagan yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweynaha ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda ayaa meesha ka saaray gabi ahaanba inuu jiro khilaaf ka dhextaagan isaga iyo Madaxweynaha dalka Soomaaliya wararkaasina ay…

                    Read More

                      22-sano kaddib oo xalay dekada Magaalada Muqdisho laga dhoofiyay Xoolo farabadan

                      Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)— Muddo 22 sano ah kadib waxaa dekada Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ka biloowday dhoofinta xoolaha nool ee loo dhoofinayo dalalka caalamka. Sida uu sheegay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Ismaaciil xoolo badan oo nool ayaa muddo kadib dhoofinteeda ay ka bilaabatay dekada Muqdisho…

                      Read More

                        Five EU Ambassadors present jointly their credentials to the President of Somalia

                        Today, the EU Ambassadors of Germany, Margit Hellwig-Bötte, France, Etienne De Poncins, Spain, Javier Herrera García-Canturri , Belgium, Bart Ouvry, and Finland, Sofie From-Emmesberger , have presented jointly their credentials to the President of Somalia to become their countries’ first Ambassadors to the Federal Republic of Somalia for over 21 years. With the accreditation of…

                        Read More

                          Madaxweynaha Soomaaliya oo Aqoonsigii ka gudoomay 5-safiir oo ka socday dalalka Yurub

                          Muqdisho Feb 26 2013 (SDN)– Maanta, Safiiraka Jarmalka, Margit Hellwig-Botte, Safiirka Faransiiska Etienne De Poncins, Safiirka Isbaanishka Javier Herrera Garcia Canturi, Safiirka Biljanka Bart Ouvry iyo Safiirka Fiinlaand Sofie From Emmesberger ayaa si wadajir ah ugu soo gudbiyey warqadahoodii aqoonsiga safiirnimo Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya si ay u noqdaan Safiiradii ugu horeeyey ee dalalkooda in ka…

                          Read More

                            Midowga Yurub oo dad lagu tuhunsanyahay Burcad badeed ku wareejiyay Jasiirada Seychelles

                            Brussels Feb 26 2013 (SDN)— Ciidamada Badda ee ka socda dalka Netharland ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa xukuumada Seychelles,waxay ku wareejisay sagaal ruux oo burcad badeeda Soomaali ah,kuwaasi oo la sheegay in dalkaasi lagu Maxkamadeynayo. Kooxahan burcad badeeda Soomaalida ee sagaalka ruux gaaraya ayaa 19-kii bishan laga qabtay meel 120-mile u jirta xeebaha Soomaaliya,waxaana…

                            Read More

                              Somalia: EU Naval Force Dispatch Suspected Pirates to Seychelles for prosecution

                              On Monday 25 February Dutch EU Naval Force frigate HNLMS De Ruyter transferred nine suspected pirates to the Seychelles authorities for prosecution. The transfers happened after HNLMS De Ruyter, who was conducting counter piracy patrols, stopped two skiffs on 19 February 120 nautical miles off the Somali Coast and apprehended nine suspected pirates on board….

                              Read More