Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in wax dhibaato aysan ka jiran Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose
Muqdisho Feb 26 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay arrinta Magaalada Kismaayo iyadona sheegtay in xaalada Magaaladaasi ay tahay mid wanaasan oo aysan dhibaato ka jirin. C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Kismaayo isaga iyo wafdi kale oo ka tirsan wasiirada Soomaaliya ayaa…
