Kooxaha hubeysan oo dilay Wadaad caan ka ahaa gobolka Galgaduud
Dhuusamareeb March 03 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay macalin dugsi quraan ka dhigayay gobolkaas. Rag hubaysan ayaa macallinkan oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cali Maxamed Siyaad ku toogtay deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa tilmaamaya in marxuumka ladilay uu sidoo kale kutubbada diiniga…
