Mudane madaxweyne Waxaanu Kugu La Talinaynaa In Aad Ka Dheeraato Saxeexid Xeerka Sirdoonka Oo Kugu Noqon Karta Taariikh Madaw “ Dr Gabose.
Hargeisa 11-10-2012 (SDN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka UMADDA Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa manta ka hadlay Xeerka Sirdoonka Qaranka Somaliland oo dhawaan ay Baarlamaanku ansxiyeen . Dr Gaboose oo shirjaara’iid ku qabtay Xaruntiisa Guud ee Urur Siyaasadeedka UMADDA uu ku leeyahay Magalaada hargeysa ayaa waxaa uu Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ugu diray fariin Cusun…
