Deegaamada koonfurta dalka JSL iyo Hargeisa Xaafadda Ugu Mushtamaca Badan Oo Biyo La’aan Loogu Liito.
Deegaamada koonfurta dalka JSL iyo Hargeisa Xaafadda Ugu Mushtamaca Badan Oo Biyo La’aan Loogu Liito. Dadka iyo deegamadu miyey kala ayaan roonyiin Sida ummada reer Somaliland ay wada og-tahay,ka wada dheregsatay waxa jirtay wakhtigii Riyaali maamulka dalka hayey in uu jiray Riig Biyo qodid ka bilaabay deeganka koonfurta magalada Hargeisa, kaas oo aad ummadu ugu…
