Maxaa ka jira in reer Buhoodle dibedda dhigeen Maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo?
Buuhoodle Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Sida ilo wareedyo ku sugan degmada Buuhoodle u sheegeen somalidiasporanews.com waxa beryihi ina dhaafay ay wax garadka degmada Buuhoodle ku jireen shirar wada tashi oo ay uga fiirsanayaan maamulka Khaatumo State oo damacsan in xarun uu ka dhigto degaankooda. Sida ilo wareedyadu tibaaxayaan waxa ay dadka degaanka iyo waxgaragka degmeda Buuhoodle isla qaateen…
