Somaliland oo yeelatay Comandos
Dararweyne Feb 15,2012(qurbejoog.com)-Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale), ayaa tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka ciidamada ee Dararwayne guutadii u horaysay ee kamaandaws ah oo ka tirsan ciidamada qaranka. Xaflad loo sameeyay xidhitaanka tababarkaasi oo lagu qabtay dugsiga tababarada ciidamada Danab ee Dararwayne waxaa ka qayb galay taliyaha ciidanka qaranka Somaliland…
