admin

    Ethiopian, Somali troops take key city: witnesses

    MOGADISHU — Ethiopian troops and Somali government forces seized control of a key Somali city Saturday after battling Islamist rebels on the outskirts, leaving at least 18 people dead, witnesses said. The loss of Beledweyne would deal a blow to the Shebab insurgents who control large parts of southern Somalia but are facing increasing pressure…

    Read More

      Dawladda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya oo wada hawlgal dalka lagaga saarayo kooxda Al-Shabaab

      Muqdisho Dec31, 2011(qurbejoog.com) Dowladda Federalka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inuu bilowday “Howlgalka soo celinta Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya” iyadoo lala kaashanayo saacidaada beesha caalamka iyo waddamada deriska ah. “Maanta, shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxey u istaageen la dagaalanka kooxaha sheydaamiinta ee Al-Qaeda iyo Al-Shabaab oo in muddo ah ku hayey argagaxisnimo iyo…

      Read More

        MSF oo shaqaalaheeda Ajenebiga Muqdisho ka saartay

        Muqdisho Dec 31,2011(qurbejoog.com)-Dhakhaatiirta aan xadka laeheyn ee dhawaanta labada shaqaale ee ajaanibka ah looga dilay Muqdisho ayaa maanta Muqdisho ka saaray dhamaan shaqaalihii akjaanbubka ahaa ee caasimada ka hawlgalayay. Shalay ayuunbey aheyd kolkii nin isna ka mid ahaa saqaalaha MSF uu cusbitaalkooda Muqdisho dil toogasho ah ku dilay laba ka mid ah shaqaalaha ajaanibka ahaa…

        Read More

          SHAQSIYAADKA SANNADKA 2011

          Minneapolis Dec 31,2011(qurbejoog.com)-Waxaa aad wax looga qoraa ama dhamaan warbaahinta nooc kastaba ha ahaate lagu soo bandhigaa shaqsiyaad ama sawirro loo doortay shaqsiga sannadka ama sawirrka sannadka, markasta oo la sagootinayo sannad, sannad cusubna la soo dhaweynayo. Haddaba waxaan ognahay in dad badani ay ku mashquulsan yihiin ama ay u codaynayaan qofkii ama sawirkii ay…

          Read More

            Somalis protest US banks’ halt of money transfers

            MINNEAPOLIS (AP) — Hundreds of Somalis demonstrated in Minneapolis on Friday, expressing frustration and sadness over a bank’s decision to stop handling money transfers that they say relatives in Africa need to survive. Many held signs with pictures of hungry children and messages such as “I am starving — banks blocked transmitting money to me”…

            Read More

              MSF ponders Somali presence after attack: official

              (Reuters) – Medecins Sans Fontieres is withdrawing non-Somali staff from a hospital in Mogadishu where two of its staff were shot dead but the aid group hopes to maintain its operation in Somalia despite the danger, an official said on Friday, Meinie Nicolai, president of MSF’s Belgian branch which runs the hospital in the Somali…

              Read More

                Somali Government Condemns the Killing of MSF aid workers

                Mogadishu 30 December 2011- The Prime Minister of the Transitional Federal Government, Abdiweli Mohamed Ali, confirmed that the perpetrator of yesterday’s shooting of two aid workers would be brought to justice. Somali Government condemns the bar-baric killing of MSF Aid Workers and will bring the criminal to Justice. Two international aid workers, an Indonesian and…

                Read More

                  Raiisul wasaare Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo oo Muqdisho Ku Noqday ka dib safar uu ku tegay Puntland

                  Muqdisho Dec 30, 2011(qurbejoog.com)-Wefdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyaga oo ka soo ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo booqasho labo todobaad qaadatay uu ku tegay. Ka hor inta uusan ka soo dhoofin Ra’iisul Wasaare…

                  Read More

                    Somali banking connection cut off

                    The hawalas that So malis depend on to send money to relatives are losing their banking connection. At the Karmel Square branch of one of the largest Somali-owned money wire businesses, customers stood outside the teller window Thursday with wads of cash in their hands and weary looks on their faces. “I wanted to send…

                    Read More

                      Jabuuti oo Ciidamada iyo dibedbaxayaashii kala bateen

                      Jabuuti Dec 30,2011(qurbejoog.com)-Maanta gelinkii danbe ayaa loo balansanaa in Jabuuti la isugu soo baxo si markaasi axsaabta mucaaridku u muujiyaan sida aaney ugu qanacsaneyn xaalada dalka. Axsaabta Jabuuti ayaa laba todobaad ka hor iclaamiyay in maalinta dec 30 ka tahay oo maanta ku beegneyd dalka guud ahaan laga dhigo isu soo baxyo. Wadooyinka Jabuuti ayaa…

                      Read More

                        MSF oo shaqaale labaad uga geriyooday weerarkii shalay lagu qaaday xaruntooda Muqdisho

                        Nairobi Dec 30-2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta geeriyooday shaqaalihii labaad oo u dhintay weerar uu shalay xarunta MSF ku qaaday mid ka mid ahaa shaqaalihii xaruntaasi. Ninkan manta geeriyooday ayaa dhaawac shalay soo gaadhay u geeriyooday iyada oo shalay uu geeriyooday madaxii MSF ee Soomaaliya Mr Philip Havet. MSF ayaase shaaca ka qaaday isla shalayba in aaney hakin…

                        Read More

                          Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab oo ku dagalamaay Jubbooyinka

                          Taabto Dec 30,2011(qurbejoog.com) Dagaalkaani oo la isku adeegsaday hub kala gadisan ayaa Ciidamada dowladda KMG iyo Al Shabaab waxaa uu ku dhexmaray deegaano hoostaga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. 3-ruux ayaa la sheegay inay ku geeriyootay tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacmeen kuwaasi oo ahaa dhinacyadii dagaalamay, waxaana rasaasta iyo Madaafiicda ay isku…

                          Read More

                            Indonesia oo cambaareysay dilkii shaqaalaha MSF loogu gaystay Muqdisho

                            Nairobi Dec 30, 2011(qurbejoog.com)- Dowladda Indonesia ayaa ka hadashay dilkii mid ka mid ah Muwaadiniinteeda loogu gaystay Magaalada Muqdisho. Iyadoo shalay Sarkaal Soomaali ah oo ka tirsanaa Hay’adda MSF Belgium ee Magaalada Muqdisho uu ku toogtay labo shaqaalo uu cadaan ah islamarkaana u howgalayay Hay’addaasi ayaa arrimahaasi waxaa cambaareeyay oo ka hadlay dowladda Indonesia. Wasiirka…

                            Read More

                              Qoxooti Soomaali ah oo in ay Holland sii joogaan loo ogolaaday

                              Ter Apel Dec 30,2011(qurbejoog.com)-Tiro Soomaali ah oo dhawaan ay aheyd in dalkoodii hooyo dib loogu celiyo ka dib kolkeey ku guuldareyteen in la aqbalo sheegashadooda Qaxootinimo ee dalka Holland ayaa maanta laga ogolaaday in ay dib u soo guddbiyaan dalab cusub. Soomaalida oo teendhooyin ka hor sameysatay xarun qaxootiga lagu hayo  oo ku taal Ter Apel ayaa laga ogolaaday maanta…

                              Read More

                                Mareykanka oo ka jawaabay eed la xidhiidha cudurka Cancerka oo faro baas ku haya madaxda reer Latin America

                                Washington Dec 30.2011(qurbejoog.com)Hogaamiyaha dalka Venezuala Hugo Chaves ayaa si duur xula ugu eedeeyay dawlada Mareykanka in ay dhici karto in ay lug ku leedahay madaxda dalalka Latin Amerca oo Cancer faro baas ku hayo. Afhayeen u hadashay Mareykanka ayaa jawaab ay ka bixisay haladalka Hugo Chaves waxba kama jiraan ku tilmaantay. “Hadalka Chaves waa mid laga…

                                Read More