Syria oo dishay dibedbaxayaal faro badan iyo kormeereyasha Carabta oo daawanaya
Dimishiq Dec 30,2011(qurbejoog.com)Ciidamada amaanka ee dalka Syria ayaa sii wada leynta dibedbaxayaasha ku kacsan dawlada dalkaasi xili halkaasi ay ku sugan yihiin sadex maalmood kormeereyaal ka socda Jaamacada Carabta. Guud ahaan waxa shalay oo qudha lagu dilay ilaa 160 ruux oo kacdoon ka waday magaalooyin kala duwan oo dalkasi ku yaal. Dimishiq oo uu ku…
