Xildhibaan Cawad Xasharo:Jabuuti waa in ay soo celisaa qalaka Ciidamada Yurub ka dhacday Soomaalida
Muqdisho Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Xilbaan Cawad Xasharo oo ah madaxa guddida warfaafinta ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaq u diray Jamhuuriyada Jabuuti oo uu sheegay in ay qaadatay ay Soomaaliya leedahay. Xildhibaanka ayaa sheegay in ay taageerayaan hawgalada ciidamada ilaalada ka haya badaha Soomaalida,balse ay doonayaan hantida Soomaalida laga shakiyo ee la qabto in Soomaalida loo soo celiyo….
