admin

    Gacan ka hadalka Xildhibaanada oo xadka ka baxay

    Muqdisho 05, January 2012 (Qurbejoog.com)- Iyadoo maalmihii u dambeeyay Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya uu gacan ka hadal ku dhexmarayay Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa hadana maanta kulan ay ku yeesheen Xaruntaasi waxa uu ku dhexmaray gacan ka hadal kii ugu xumaa Xildhibanadaasi. Ku dhawaad 300-boqol oo Xildhibaan oo kasoo horjeeda Shariif Xasan Sheekh…

    Read More

      Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray qoysas masuuliyiin ay ka baxeen

      Hargeysa Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta dhanbaal Tacsiya u diray ehelada laba Masuul oo dhawaan geeriyooday. Dhanbaalkan tacsida ah oo qoreaal ah ayaa sidan u dhignaa :-Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u Dirayaa Wasiirka Wax-barashada Tacliinta Sare Marwo, Samsam Cabdi Aadan waxaanu ka tacsiyadaynayaa Geerida…

      Read More

        Ciidamo Ethiopia oo hor leh oo gaaray Baladweyne

        Baladweyne 04, 2012(qurbejoog.com)-Sida ay xaqiijinayaan dadka ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, waxaa Ciidamo hor leh oo ka socda kuwa Milatariga Ethiopia gaaray halkaasi, iyagoo fariisimooyin ka sameystay duleedyada iyo Buundooyin ku yaalla Magaaladaasi. Ciidamada ayaa lagu soo waramayaa inay wataan agabyada dagaalka, iyadoo la tilmaamay inay yihiin kuwo si aad ah u…

        Read More

          Mucaaridka Jabuuti oo afhayeen u magaacaabay Yurub

          Paris Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Madaxa midawga mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti UDJ Mr. Ismail Guedi Hared ayaa Mr. Ahmed Hachin Loit u magaacaabay afhayeenkooda reer Yurub. Mr. Ahmed Hachin Loit oo hore u ahaa uqaabilsanaha UDJ ee dalka Faransiiska ayaa uu madaxa UDJ u arkay in uu muhiim u yahay in uu ururka dhanka saxaafada ku metelo. Afhayenka ayaa…

          Read More

            Meliishaadkii Mucaaradka Libiya oo isku dhacoodu sii kordhayo

            Tripoli Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Meeliishaadka kala duwan ee wada jirka u riday dawladii Mucamar Al Qadaafi ayaa weli tuban magaalooyinka waaweyn ee dalka Libiya iyada oo deganaasho baaxad lihina aaney dalka weli sal dhigan. Sidaa waxa Qurbejoog.com ugu soo waramay Somali kala duwan oo magaalooyin kala duwan oo dalkaas ku yaal ku xaniban. Soomaalidan oo u badan…

            Read More

              Mareykanka oo ku gacan seydhay digniin Iran uga timi

              Washington Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Dawlada Mareykanka ayaa naf lacaarinomo ku tilamaantay hadal hanjabaad ahaa oo ka soo yeedhay dalka Iran oo ku wejahnaa cidamada Mareykanka ee ku wejahan marin biyoodka Hormuz. Iran ayaa madaxeeda ciidamada Gen. Ataollah Salehi waxa uu shalay soo jeediyay in aan ciidamada Mareykanka laga dooneyn Gacanka Carbeed. Hadalka Genanka ayaa ku soo beegmaya…

              Read More

                Mayo study links hepatitis C to liver cancer

                St. Paul, Minn. — The Mayo Clinic released a study today that identifies hepatitis C as a cause of rising liver cancer rates. Researchers say with that information, more people can be screened for hepatitis C and prevent cancer. The finding may have a particular impact on the Somali community. That’s because a second study…

                Read More

                  Xisbiga UDUB oo ku kala qeybsamay Doorashada Jamaal Cali Xuseen

                  Hargeysa Jan 03,2011(qurbejoog.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ayaa laba garab ugu kala qeybsamay doorashada Jamaal Xuseen Xuseen oo uu ku simaha guddoomiyaha Xisbigaasi sheegay in loo doortay musharaxa xisbigaas ee madaxtinimada dalka. Garab u badan qawaamiirtii xisbiga UDUB ee ka mid ahaa gollihii wasiirada ee xukuumadii madaxweyne Daahir Rayaale ayaa ka soo horjeestay doorashada Jamaal Cali Xuseen….

                  Read More

                    Madaxwenaha Faransiiska oo ugu baaqay Bashar Al Azad in uu xilka ka dego,iyo Jamacada Carabta oo dalbatay xabad joojin

                    Paris Jan 03,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynha dalka Faransiiska ayaa u soo jeediyay madaxweynaha dalka Syria in uu xilka ka dego xili ay Kormeereyaasha nabada ee Jaamacada Carabtu dawlada Syria u soo jediyeen in ay joojiso toogashada shacabka gadoodsan. Nicolas Sarkozy ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Syria Bashar Al Azad in uu qaatay goaan uu ku leynayo shacabka ka soo…

                    Read More

                      Maxamed Bowazizi Aabaha Kacdoonka dunida Carabta oo sanad mootan

                      Tunis Jan 03,2012(qurbejoog.com)-Wiilkii dhalainyarada ahaa ee bilawga u ahaa kacdoonka dunida Carabta ruxay ayaa geeridiisa berito laga xusi doonaa dunida oo idil. Maxamed Bowazizi oo u dhashay dalka Tunisiya ayaa ka dib cadaadis fara badan cadho isku gubay bilowgii sanadkii ina dhaafay. Cadaadiska ay dadka danyarta ah ku hayeen ciidamadii ka amar qaadanayay keligii taliyihii…

                      Read More

                        Taliban oo furanaya Xafiis Siyaasadeed

                        Qatar Jan 03,2012(qurbejoog.com)-Kooxda dagaalka Hubeysan kula jirta dawlada dalka Afgaanistaan iyo xulafadeeda ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay xafiis siyaasadeed ka furaneyso mid ka mid ah dalalka Islamka. Talibaanka ayaa maalmahan danbe oo idil xodxodosho wadahadal ay uga imaneysay dawladaha reer Galbeedka oo u muuqda qaar iminka garwaaqsaday in dagaalka Afgaanistaan iyo Taliban aheyn…

                        Read More

                          Dagaal dhimsho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

                          Muqdisho Jan 03,2012(qurbejoog.com)- Dagaalka ayaa waxaa uu ka bilowday kadib markii Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo weerar kusoo qaaday fariisimooyinka ay Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa la sheegay inay ku dhinteen 2-qof halka 4-kale ay ku dhawacmeen kuwaasi oo la tilmamaay inay…

                          Read More

                            Meeliishaadka Dooxada Shabeele oo sadex ruux ku dilay badhtamaha Baladweyn

                            Baladweyn Jan 03,2012(qurbejoog.com)-Meeliishaadka Dooxada Shabeele ee iminka gacanta ku haya magaalada Baladweyne ayaa badhtamaha magaaladaas ku dilay sadex ruux oo la socdey gaadhi oo ay kala soo degeen. Sadexda ruux ayaa la sheegay in ay gaadhiga ka soo raaceen magaalada Gaalkcayo ee gobolka Mudug. Madaxa Meliishaadka Dooxada Shabeele Cabdifatax Xasan Afrax oo saxaafada la hadlay…

                            Read More

                              Jabhada OLF oo Qurbaha nabad uga dhawaaqay

                              Minneapolis Jan 03,2012 (qurbejoog.com)-Jabhada Qomiyada Oromada ee dagaalka gooni u goosadka ah kula jirtay dawlada Itoobiya ayaa war ay soo saareen ku sheegay in ay nabad ku qaateen. Shir ay dhawwn ku yeesheen dalka Mareykanka ayaa waxa ay ka soo saareen goaan ay uga noqdeen hadafkoodii gooni isu taaga ee ay mudada dheer u dagaalamayeen….

                              Read More

                                Madaxada New York oo canbaareeyay Weerar Masjid

                                New York Jan 03,2012,(qurbejoog.com)-Weerar dhawaan lagu qaaday Masajid ku yaal magaalada New York ayaa waxa dhaleeceeyay madaxda magaaladaas. Imam Al-Khoei Foundation  oo ku yaal xaafada Queens ayaa saqafka sare wax noqday ka dib kolkii lagu tuuray walxaha qarxa. Duqa magaalada New York ayaa sheegay in tilaabadaas lagu weeraray Masjidka ay aheyd mid fuleynimo ku dheehneyd….

                                Read More