Ergadii Jabuuti oo gacmo madhan kala soo noqday Hargeysa
Jabuuti Dec 10 2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan magaalada Hargeysa degdeg ugu dhoofay Gudoomiyaha Banka dhexe ee Jabuuti Jaamac Maxmuud Xeyd iyo Mareeyaha Dekeda Jabuuti si ay u soo dejiyaan caro ka dhalatay wareysi uu madaxweynaha Jabuuti dhawaan siiyay Jariirada Jeune Afrik oo uu ku duray Somaliland. Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Gelle ayaa sidoo kale ka baxay dhamaan heshiisyo…
