Raiisul wasaare Gaas oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, Soona dhaweeyay Ciidamada Kenya ee ku biiraya AMISOM
Muqdisho Dec 08,2011(qurbejoog.com)- Barqonimadii maanta ayaa Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya waxa uu kasoo dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Mas’uuliyiin farabadan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Gaas ayaa isaga iyo Wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya kadib safaro…
