admin

    Somali House ‘sacks’ absent Speaker

    Somali legislators have elected Mr Madobe Nunow Mohamed as temporary Speaker. The 283 MPs Tuesday started the business of the House in the absence of the Speaker, Mr Sharif Hassan Sheikh Aden, and his two deputies. One of the MPs present in the chambers, Mr Omar Islow, had stated that the legislators had invited the…

    Read More

      Mareykanka oo cadeeyay in Jabuuti gacan ka siiso la dagaalanka Xagjiriinta Soomaaliya

      Jabuuti Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Waxa shalay gelinkii danbe booqasho gaaban ku yimi dalka Xoghayaha Difaaca ee dalka Mareykanka Mr Leon Pennete oo sacaado kooban dalka joogay. Wasiirka oo saxaafada u waramay ayaa sheegay sida Jabuuti mu hiim ugu tahay dalkiisa la dagaalanka kooxaha xagjirka ah ee ku dhuumaaleysanaya gobolka Geeska Africa. “Waxaad ogtihiin sida Al Qacida looga guuleystay,iyo…

      Read More

        Kenya oo sheegtay in ciidamadoodu ku wejahan yihiin Kismaayo

        Raas Kaanbooni Dec 14,2011(qurbejoog.com)Ciidamada dalka Kenya oo kaashanaya ciidamo ka amar qaata dawlada KMG ah ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay ku wejahan yihiin magaalada Kismaayo. Sidaana waxa maanta ka sheegay degmada Raas Kaanbooni mar uu la hadlayay saxaafada Captain Thomas Mwanga. Hadalkan ayaa ka duwan mid uu dhawaan saxaafada u sheegay wasiirka gaashaandhiga…

        Read More

          Kenya troops to drive deeper into Somali rebel territory

          RAS KAMBONI, Somalia — Kenyan forces and their Somali allies battling Islamist Shebab insurgents said Tuesday they plan to advance deeper into rebel-held regions. Two months after Kenya sent troops to fight the Al Qaeda-linked rebels, the fores have made little progress due to bad weather, while the insurgents have multiplied grenade and landmine attacks…

          Read More

            Leon Panetta: Maraykanka way ka goantahay ciribitirka Al Shabaab

            Jabuuti Dec 13,2011(qurbejoog.com)-  Xilli uu maanta ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jabbuuti Xoghayaha Wasaaradda Gaashaandhiga ee dowladda Maraykanka Leon Panetta ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin farabadan oo ka tirsan dowladda Jabbuuti iyo Saraakiil Ameerikaan ah oo usoo galbiyay Aqalka Madaxtooyada ee dalkaasi.   Leon Panetta, Xoghayaha Wasaaradda Gaashandhiga ee dowladda Maraykanka oo saxaafadda…

            Read More

              Tarsan:Abuu Zubeer iyo Cali dheere waa kuwa marin habaabiyay dhalinyarada Soomaaliyed

              Muqdisho Dec 13, 2011(qurbejoog.com)-  Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaailya ayaa shaaca ka qaaday in Magaalada Muqdisho ay kusoo bateen dadka cadowga ah, iyadoo dhinaca Maamulka uu si kulul u weeraray Al Shabaab.   Isagoo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya guddoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Max’ud Axmed…

              Read More

                Guddoomiye ku xigeenka barlamanka KMG ah oo sharci daro ku tilmaamay xilkaaqistii Shariif Xasan

                Muqdisho Dec 13,2011(qurbejoog.com)- Guddoomiye ku xigeenka barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay xilka qaadistii Xildhibaano ka tirsan barlamanka ay maanta ku sameeyeen gudoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan.   Xilli maanta 283-Xildhibaan oo kulan ku yeeshay Xarunta Golaha shcabka ee Magaalada Muqdisho ay isku raaceen in xilkii ay ka qaadeen guddoomiyihii barlamanka Shariif…

                Read More

                  Khudbadii uu Wasiirka Khaarijiga Somaliland maanta ka horjeediyay gollaha Guurtida

                  Hargeysa Dec 13,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada Khaarijiga ee Somaliland ayaa maanta hor tagay Gollaha Guurtida ee dalka,waxaanu ka hor jeediyay khudbad uu uga warbixinayay waxqabadkii wasaaradiisa ee mudooyinkii u danbeeyay,war bixta oo dheereyd waxa ka md ahaa “Aniga Maanta waxay ii tahay sharaf iyo farxad inaan hor imaado Golaha sharafta leh ee Guurtida oo qarankan sharaf ka…

                  Read More

                    Dawlada Iiraan oo ku gacn seydhay dalab Mareykanka uga yimi

                    Washington Dec 13,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa dhawaan sheegay in uu ka dalbaday dalka Iiraan in ay dib ugu soo celiso duyuurad nuuca aaney cidi la socon oo dalkooda ku dhacday. Dawlada Iiraan ayaa dalbakaa ku gacan seydhay isla markaana ku eedeysay dawlada Mareykanka in ay wado hawlo basaasnimo ah. Dawlada Iiraan ayaa si toos…

                    Read More

                      Shariif Xasan Sheekh Aadan oo laga xanyuubiyay xilkii gudoomiyenimo

                      Muqdisho 13, December 2011 (Qurbejoog.com)- Kadib markii maalmihii u dambeeyay Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya oo fadhiyo ku yeelanayay gudaha Magaalada Muqdisho ay sheegayeen in kalsoonida ay kala laabanayaan ayaa hadana maanta Xildhibaano kulan ku yeeshay Xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho waxa ay xilkii kaga qaadeen guddoomiyaha barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. 283-Xildhibaan oo…

                      Read More

                        Playing With Lives In Somalia

                        Militants fighting to overthrow the Transitional Federal Government in Somalia have caused untold hardship in that troubled land. Military strikes, suicide bombings and the imposition of harsh rule in areas of the nation that they control have prolonged the turmoil that has gripped the country for more than two decades. Drought and famine also are…

                        Read More

                          Al Shabaab iyo Af hayeenka ciidamada Kenya oo dagaalkoodii u raray Twitter

                          Nairobi Dec 13,2011(qurbejoog.com)-Afhayeenka Xarakada Al Shabaab iyo ka ciidamada Kenya ee duulanka ku jooga Soomaaliya ayaa beryahan dacaayado iyo eedeymo isku weydaarsanayay bart Internetka ee Twitter. Kooxda Al Shabaab ayaa todobaadkii hore ku soo biirtay barta Twitter si markaa ay uga hortagato eedaha afhayeenka ciidamada Kenya uu ku faafiyo Internetka. Isniintii ayay kooxda Shabaabku waxa ay…

                          Read More