Webmaster

    Maamulka Gobolka Xaysimo oo Gaadhay Magaalada Taleex Xili ay Dilal ka Jiraan Daawo

    Taleex 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo oo dhowaan gaadhay Magaalada Taleex ayaa Shalay Waxa uu kulamo kala duwan la yeeshay waxgaradka iyo qaybaha bulshada ee Gobolkaasi. Gobolka Xaysimo oo Xarun ay u tahay Magaalada Faca Weyn ee Taleex isla markaana ah Gobolkii u danbeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay ayaa Waxaa ka dhacay Todobaadyadii…

    Read More

      “Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu ka Hiiliyay Kulmiye iyo Shacabkii Soo doortay” Mujaahid Cali Guray

      Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Mujaahid (Cali Guray), ayaa sheegay in Xukuumadda taladda dalka haysa, aanay ugu talagelin in Xisbiga UCID, aanu ka mid noqon Ururada ama Xisbiyada u tartamayey Doorashadii Golaha Deegaanka ee dalka ka qabsoontay, isla markaana aanu sidoo kale…

      Read More

        Xubnihii Hal doorka ahaa Mudantii uu Madaxweyne Siilaanyo Xilalka ka qaaday oo Kulamo ay Dawladu Shaki ka qabto Hargaysa ku Yeeshay Markii labaad

        Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Inta badan ee masuuliyiintii xilalka ka soo qabtay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay dhawaanahan kulamo u socdeen, ayaa  yeeshay kulankoodii labaad, ka dib markii ay kulankoodii koowaad ku saareen guddi warbixin soo ururisa. Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen ayaan laga haynin natiijo rasmi ah, laakiin ilo xogogaala ayaa…

        Read More

          Daahir Rayaale Kaahin “Somaliland Cid u Talisa ayay u baahan tahay ee Cid u Abtirisa uma baahna …”

          Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waxa aanu Dadka u soo gudbinaynaa mid ka mid ah khudbadihii uu Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin jeediyay maalmihii ugu dambeeyay ee ololihii doorashada madaxtooyada ee lagaga guulaystay, taas oo sawir ka bixinaysa xaaladda uu dalku maanta marayo oo ah inay qabyaaladii soo noolaatay. Xaaladda ay maanta Somaliland marayso ayaa…

          Read More

            Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay inuu Dhigiisa Guurtida u Gudbiyay Sixitaanka Xeerka Hadalku ka taagnaa iyo Xadhiga Wariyeyaasha DAAWO

            Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md.Cabdiraxmaaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) ayaa ugu baaqay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo inay xorriyadoodii dib ugu soo celiyo Weriyayaasha Telefiishanada ee lagu xidhxidhay Gobolka Gabiley, isla markaana waxa uu beeniyay warar sheegaya inuu guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud  Aadan (Saleebaan Gaal) u gudbiyay waraaq uu ku saxayo…

            Read More

              Aragtida Ururkii Tababarka Siiyey Ergada Somaliland Uga Qayb-Gashay Wada-Hadallada Somaliya & Qodobada Halista Leh Ee Ay Ku Taliyeen

              Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Horraantii sannadkan ayaa ay ahayd markii uu soo baxay warka ah ergadii Somaliland uga qayb galaysay wada hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya oo uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, in ay magaalada Addis Ababa ku qaateen tababar la xidhiidha wada-xaajoodka iyo sida loo galo. Tababarkaas oo ay madaxtooyada Somaliland ku sheegtay in…

              Read More

                Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka Hadashay Bilowga Wejiga Kowaad ee Diiwaangelinta Muwaadinka oo Gebilay laga Bilaabay DAAWO

                Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdi Samad Cumar Maal ayaa  cadeeyay in Wejigii Kowaad ee hawshii diiwaangelinta Muwaadinku ay ka bilaabantay Gobolka Gebilay. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cabdi Samad Cumar Maal waxaa kale oo uu ka hadlay Gaadiid ay Wasaaradoodu u kala dirtay Gobolada dalka qaarkooda…

                Read More

                  Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya oo lacag ugu deeqay dadka Soomaaliye​ed ee abaaruhu saameyeen

                  Mugdisho, 02 November 2014(SDN/QJ) – Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wei-Hongtian ayaa Dawladda Soomaaliya ku wareejisay deeq lacageed oo gaaraysa US$ 20, 000 oo dollar , taas oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha iyo biyo la’aanta ka jirta qeybo ka mid ah gobollada dalka. Xog-hayaha Joogtada ee…

                  Read More

                    Madaxda ugu sareysa dalka oo ka qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliye​ed

                    Mogadishu, 02 November 2014(SDN/QJ) –Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo gelinkii danbe ee maanta loogu sameeyay Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, Taliyihii Ciidammada Booliska Soomaaliyeed S/G Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo oo maalintii khamiista ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Golaha…

                    Read More

                      Somaliland’s Minister of Water Resources Launches SDF Funded Comprehensive Water Study and Borehole Drilling Project in Las’anod

                      Somaliland’s Minister of Water Resources Launches SDF Funded Comprehensive Water Study and Borehole Drilling Project in Las’anod   “This project is to confirm that Government of Somaliland Fulfilled its Promises with People in Sool Region”, Garad Jama Garad Ismail, Chief Traditional Leader of Sool Region said.     The Ministry of Water Resources have launched…

                      Read More

                        Tifaftirihii Guud ee Telefishanka HCTV oo is casilay, qoraalna ku faahfaahiyay duruufaha ku kelifay

                        Hargeysa 2, November 2014 (SDN)- Tifaftirihii guud ee Telefishanka Horn Cable TV (HCTV) Mr. Cabdillaahi Aaden Cumar (Wayab), ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii tifaftirka telefishankaas oo uu in muddo ah hayay. Mr. Wayab oo xalay qoraal kasoo saaray Hargeysa, wuxuu ka hadlay sababaha dhaliyay inuu shaqada ka tago, taasoo uu ku xidhiidhiyay mulkiilaha HCTV…

                        Read More

                          Siyaasi Ka Tirsanaa Xisbiga Waddani oo Todobaad Rumaan ah Maxkamadi u dirtay

                          Hargaysa 02.Nov 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada  Hargeysa ayaa Toddoba Cisho oo Rumaan ah  u jartay Xoghayahii Xanaanada Xoolaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Md. Xasan Goodaad oo ay Xukuumaddu dhawaan xidhay, Gurigiisana ka soo qabatay. Siyaasigan oo shalay la geeyay maxkamadda Hargeysa, ayaan la garanayn eedaha rasmiga ah ee loo haysto, waxaanay xisbiga Waddani xadhigiisa…

                          Read More

                            Maydka Taliyhii Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo dib loogu soo celiyay Muqdisho

                            Muqdisho 2/11/2014(SDN/QJ)Maydka taliyihii booliska Somalia, Jen. Maxamed Xasan Ismaaciil ayaa maanta dib loogu soo celiyay Muqdisho, kaddib markii Nairobi loogu qaaday baaritaanno la xiriira sababihii deg-degga ahaa ee uu u dhintay. Ma jirto weli wax war ah oo laga soo saaray sababta keentay geeridiisa, balse warar hoose ayaa sheegaya in dhakhaatiirtii baaray ay sheegeen inuu u…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh oo Hambalyo u Dirtay Ganacastadda Suuqa Gobonimo Oo Ku Biiray Xisbiga Ucid

                              London 02Nov14(SDN) Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh oo Hambalyo  iyo Boggaadin u diraysa   Ganacastadda Suuqa Gobonimo Oo Ku Biiray Xisbiga Ucid  . Gudoomiye Saynab ayaa waxay kale oo ay ka hadashay sida xisbiga ucid ugu sii xogaysanayo Gobolada Somaliland , sidaa waxay ku shegtay qoraal gaban oo…

                              Read More

                                Magaalada Tog Wajaale Oo Qaybo Ka Mida Dab Qabsaday Xukuumadoo Wax Dabdamisa U Dirin Iyo Dadwayne Gadoodsan Oo Mudaharaadyo Isugu Soo Baxay

                                Wajaale(SDN/QJ)Magaalada Togwajaale Oo Ah Magaalo Ganacsiyeed Ku Taala Xadka Somaliland Iyo Etoobiya Islamrkaan Ay Taalo Hanti Malaayin Dollar Ah Ayaa Saaka Waxaa Dab Qabsaday Meherad Yar Taasi Oo Dabkii Kakacay Uu Galaaftay Meherado Balaadhan Wali Aan La Ogayn Kharaasaha Rasmiga Ah Ee Uu Dabku Gaadhsiiyay Hantida Dadka. Wararka Aanu Ka Helayno Magaalada Wajaale Ayaa Sheegaya…

                                Read More

                                  Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Cadhaysan Faragalinta Xukumadu Ku Hayso Golaha Barlamanka Iyo Mudo Kordhinta Xukumadu Ku Hawlantahay

                                  Hargeisa (SDN/QJ)Tan iyo markii lasoo afjaray khilaafkii ka dhashay diiwaangelinta madaniga ah ee ay ka heshiiyeen xisbiyada mucaaridka iyo xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye iyo xukuumada siilaanyo  oo isku dhinac ah ayaa waxay safar wada jir ah ugu anbabaxeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya safarkaas oo macnihiisu ahaa sidii laysula meel dhigi lahaa qolyaha deeq…

                                  Read More