Webmaster

    Agaasimaha Somaliland Ee Tvga Universal Maxamed Caabi Oo Shaaciyey In TVgii Xayiradii Laga Qaaday Xili Aanu Wasiirku Si Toosa U Shaacin Oo Uu Hordhigay Qodoo Dhawra Inay Soo Buuxiyan

    Hargeisa 4/11/2014(SDN/QJ)Agaasimaha Universal Tv Qeybta Somaliland Maxamed Caabi Digaale Ayaa Waxaa Uu Hadhwanaagnews U Xaqiijiyey In Tvga Universal Laga Qaaday Xayiraadii Saarneed Qeybta Somaliland Isla Markaana Tvgu Uu Hawlihiisii Shaqo Si Hufan Uga Bilaabi Doono Deegaanada Somaliland Waxana Uu Yidhi ” Aniga Oo Ah Agaasimaha Guud ee Unversal Tv Qeybta Somaliland Waxa Maanta Shir Jaraa,id…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Xeer lagu dhaqi doono Saxaafada, Iyo Qaab aan dhamaystirnayn oo Xayiraadii looga qaaday Universal TV DAAWO

      Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Shaaca ka qaaday inay Xayiraadii ka qaadeen Telefishanka Universal TV kadib Markii uu Raali gelin ka Bixiyay Barnaamij ka baxsan Sida uu Xusay anshaxa saxaafada Waxaa kale oo uu iftiimiyay Xeerka hada kadib lagu dhaqi doono Saxaafada. Kulanka…

      Read More

        Mudanayaasha Saxeexay Mooshinka Ka Dhanka ah Xukuumadda Cabdiweli Oo Tiradooda La Gaadhsiiyey 165 iyo Hadalkii Nickolas Kay Oo Xaaladda Kiciyey

        Muqdisho:Nov,04,2014(SDN/QJ)-Waxa si aan qarsoonan Muqdisho looga dareemayaa shirar hoose oo ay leeyihiin Xubno kamid ah Baarlamaanka Somalia oo  ay isku aragti yihiin Madaxweyne Xasan sheikh, kuwaas oo ay ka Go’an tahay sidii ay uga takhalusi lahaayeen xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli. Kulamo gaar gaar ahaa oo shalay iyo xalay ka qabsoomay Magaalada Muqdisho, ayaa waxay Xildhibaano…

        Read More

          Tacsi Ku Socota Dhamaan Reer Xuseen Diiriye ( Ilma Diiriye Curad) Geerida Naxdinta Ee Ku Timid Jaamac Xuseen Diiriye

          Innaalilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa Dhamaan Reer Xuseen Diiriye Anaga Oo Uga Tacsiyadaynayna Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid JAAMAC XUSEEN DIIRIYE Oo Ku Geeriyooday Magaalada Leicester Ee Wadanka UK. Waxaanu Marxuumka Ilaahay Uga Baryeynaa Inuu Janatul Fardowsa Ka Waraabiyo Ubadkii, Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxayna Samir Iyo…

          Read More

            Berbera:Xiisad Colaadeed Oo Ka Taagan Maxjar Halkaas Laga Hirgelinayey iyo Shirkadda Inadha-deero Oo Dabada Ka Riixaysa Rabshadaha Taagan

            Berbera:Nov,04,2014(SDN/QJ)-Wararka aanu ka Helayno magaalada Berbera, ayaa sheegaya in xiisad colaadeed oo sii  kordhaysaa ka taagan tahay Goob Shirkado xoolaha dhoofiyaa doonayeen inay maxjar ka dhisaan oo dablay hubayani weerareen. Warku waxa uu intaas ku darayaa in kooxo kasoo horjeeda Maxjarkaasi ay weerareen goobtii maxjarka laga samaynayey, kuwaas si xooggan u hubaysnaa, waxana ay taasi…

            Read More

              Dawladda Maraykanka, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobey oo ka Digay in iyadoo Mususqmaasuq la adeegsanayo la rido Xukuumada Raysul Wasaare Cabdiweli

              Muqdisho Nov 04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Maraykanka ayaa si adag uga hor timi qorshe uu Madaxweynaha Soomaaliya iyo isbahaysigiisa siyaasadeed ku doonayeen in lagu rido Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Rayisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda  Arrimaha Dibada Maraykanka ee Arrimaha Siyaasadda Africa ayaa ka digtay in la rido Xukuumadda Soomaaliya xilli uu…

              Read More

                Canbaareyn wadareed mug-leh oo ku wajahan Xadhiga Xaqdarada ah ee lagula kacey Weriyaha Somali Channel Weriye Mohamed Abdillahi Faarax ( Soofadhiis​te ) iyo Weriya-yaa​sha reer Gabiley

                Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay  03/11/2014  Xadhig  Xaqdarado ah isla Markaana  baalmarsan sharciga wadanka  lagula kacay Wariye Maxamed C/laahi Faarax (Soo Fadhiiste) isaga oo hawl maalmeedkiisa Shaqo ee Gobolka Saaxil gudanaaya ayaa Ciidamada Booliska (policeka) ee Gobolka Saaxil Xabsiga dhexe u  taxaabeen taas oo uu Amarka Bixiyey Badhasaabka Gobolka Saaxil ( Fahmi Cabdi Bidaar) Hadaba Maanta  Waxaa ay dhamaan shacabweynaha reer Somaliland ay qabaan…

                Read More

                  Haweenaya Hore u Ahaan Jirtey Ilaalada Madaxweyne Qaddaafi Oo Sir Xiiso Badan Kashiftay

                  Tripoli:Nov,04,2014(SDN/QJ)-Gabadh kamid ahayd Haweenkii ilaalada khaaska ah u ahaan jirtey Hoggaamiyihii dalka Libiya ee Geeriyooday General Qadafi, ayaa markii ugu horraysay si cad u sheegtay sirta ka dambaysay inuu Haweenka askar ka dhigto. Haweeneydan oo lagu magacaabo Caa’isha Cabdi Salaan Sayid Cali ayaa sheegtay in Qadaafi uu doonayay inuu caalamka ka iibiyo Fikrad ah inuu…

                  Read More

                    Somali Media Fraternity welcome Somali Government’s Decision to Deport two foreigners in Support of the Unity of Somali Journalists

                    Mogadishu, Nov 4, 2014-The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), an independent journalists union that represents legally the Somali journalists and the Somali Independent Houses Association (SIMHA), an association that represents more than 30 media houses (print, television, radios stations and online media) in Somalia welcomes the Somali government’s move in deporting two foreigners (A…

                    Read More

                      Maraykanka Oo Si Cad uga Soo Horjeestay In Riditaanka Ra’isal Wasaaraha Loo Adeegsado Hantida Umadda

                      Washington:Nov,04,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka oo kamid ah Dawladaha sida dhaw ula socda xaallada siyaasadeed ee Somalia, ayaa si cad u sheegtay inay kasoo horjeeddo in xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh Loo adeegsado Hantida umadda sidii loo ridi lahaa. Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda Arrimaha Dibada Maraykanka ee Arrimaha Siyaasadda Africa ayaa ka digtay in la…

                      Read More

                        Mom Who Traveled To Syria To Find Daughters Who Joined ISIS Returns To Britain – See more at: http://www.opposingviews.com/i/society/mother-british-terror-twins-back-home-after-being-held-prisoner-isis#sthash.7XjNll4G.dpuf

                        A mother, whose two daughters left home to fight with ISIS, is back home in Britain after having been captured by ISIS fighters during a trip to Syria to rescue the girls. Details of 54-year-old Khadra James’ ordeal are not entirely clear. But what is known is that James and her husband, Ibrahim James, 52,…

                        Read More

                          “Inankii(wasiirka duulista) Maalintii dhaweyd shaqaalihiisii intuu dhaqaale u dhiibay wax aan dhaqan inoo ahayn faray oo yidhi xeedho iisoo sameeya, waa ogaydeen….”Siciid Sulub

                          Hargeysa:Nove,04,2014(SDN/QJ)Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Xukuumaddii Madaxweyne Rayaal, Siciid Sulub Maxamed oo haatan ka tirsan Xisbiga Waddani, ayaa si kulul u weeraray Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka oo dhawaan Hadalo dhaleecayn ah Hawada u mariyey Xukuumadii hore. Siciid Sulub oo shalay ka Hadlay Munaasibad  Xisbiga waddani ku lahaa Hargeysa,…

                          Read More

                            “Siyaasadii Kulmiye ee Saxaafadu Waxay Noqotay Car Juuq dheh amase Jeelka Ku Cawee” Nuxurka Khudbad dhinacyo badan leh oo Gudoomiye Cirro Jeediyay DAAWO

                            Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa dhaleecayn u soo Jeediyay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay inay Ku Tumatay Xuquuqda Muwaadinka iyo Xoriyada Saxaafada waxaanu xusay  in uu si diran uu u soo dhawaynaayo taageerayaasha miisaanka culusleh ee ku soo biiray in uu si aad ah u…

                            Read More

                              “Isbar bardhig Sannadkii Tegay iyo kan Gabaabsiga ah iyo Farqiga u dhexeeya Fal Danbiyeedyada Somaliland ka Dhacay” DAAWO

                              Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Hoggaanka Hawl Galinta Booliska Somaliland Maxamuud Ducaale,ayaa ka war bixiyay tirada dambiyada dalka ka dhacay sannadka iyo noocyada ay kala yihiin,waxaanu ka warramay inta dil dalka ka dhacay,tirada dadka ku dhintay,shilalka gaadiidka iyo qasaaraha nafeed iyo hantieed ee ka dhacay. waxaanu is bar bar dhig ku sameeyay dambiyada sannadkan dalka ka…

                              Read More

                                “Cali Aareeye In badan ayaan gacanta ku haynay,Nin la Hayn karo ma aha,Waa Xadhig lama Sitaan” Wasiirka Dib u Dejinta DAAWO

                                Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa si Caadifadaysan iyo ereyo qaawan oo ka madhan anshaxa Siyaasada kaga  Jawaab Celiyay eedayn uu Xildhibaan Cali Aareeye u soo Jeediyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Kuwaas oo uu ku sifeeyay kuwo Xaqiiqda Ka Fog.

                                Read More

                                  Xildhibaan ka Digay Cawaaqib Xumida ka dhalan karta Ciidanka ilaalada Sahaminta Shiidaalka ee OPU

                                  Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Rayte oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in ciidamada OPU oo ah ilaalada shidaalka Somaliland ay inay yihiin kuwo loo samaystay dadka shicibka ah. Waxaanu hadalkan ka sheegay munaasibad ay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI kusoo dhoweynayeen taageereyaal iyo masuuliyiin ka tirsanaa xisbiga Talada dalka haya…

                                  Read More

                                    “Anigu Xisbiga Waddani oo Somaliland ah ayaan ku Biirey ee Yuhuud umaan Galin” Fannaanada Sahra Halgan DAAWO

                                    Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fannaanada Sahra Axmed oo lagu Naanayso “Sahra Halgan” dhawaana ku biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegtay in Sababaha ay u Go’aansatay Xisbiga Waddani ay ka Timid Maskaxdeeda waxay Sheegtay in aanay Ogolayn Madaxweyne danbe oo dadka iyo Saxaafadaba cabudhiya. Hadalkan ayay ka sheegtay Munaasibad uu Xisbiga Waddani ku soo…

                                    Read More

                                      Hooyo Somaliyeed oo raacdo ugu Jirtay Laba Hablood oo ay Dhashay oo Kooxda Daacish Xabsiga u taxaabeen

                                      Baqdaad 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Daacish ayaa xabsiga dhigtay Hooyo soomaaliyeed oo Dalka Syria u Tagtay Hablo ay dhashay oo Kooxdu gacanta ku Hayso. Wargays Kasoo Baxa dalka Australia oo arrinta soo bandhigay, ayaa  waxaa uu qoray xog ku saabsan in Khadra Jaamac oo dhashay labo gabdhood oo mataano ah oo lagu kala magacaabo Zahra…

                                      Read More