Garaad Cabdi Nasir Abshir Salax oo Warqad furan oo ku socota Shacabka Somaliland Guud ahaan iyo Madaxda Somaliland soo gaadh siyey qurbejoog
London16Oct14(SDN/QJ)Garaad Cabdi Nasir Abshir Salax oo ka mida aqoonyahanka Gobolka Sool oo aad u dhalilay Xukumada Somaliland ayaa waxa uu soo gaarsiyey xafiiska qurbejoog ee uk Warqad furan oo ku socota Shacabka Somaliland Guud ahaan iyo Madaxda Somaliland waxanay u dhignayd sida tan An open letter to Somaliland Ref/chfd/29f-London 15/10/14 Ku : Shacabka…
