War Degdeg: Shirguddoonka Guurtida Oo Hakiyey Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Codbixiyayaasha, Fasax Dheerna Gal
Hargeysa:Oct,14,2014(SDN/QJ)-Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa saaka hakiyey Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Codbixiyayaasha oo dhawaan Golaha Wakiilladu cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen. Shirguddoonka Golaha ayaa saaka fadhigoodii caadiga ahaa ku wargeliyey mudanayaasha Golahaas ku wargeliyey inay iyo inay Go’aansadeen inay hakiyaan xeerkan, iyagoo ku andacadooday inuu xeerku ahaa mid xaasaasi ah, isla-markaana lagu arkay…
