Webmaster

    Baqdinta Ebolaha Laga Qabo Oo Sababtay In Karantiimo La Geliyo Diyaarad Rakaab Oo Ku Sugnayd Dalka Spain

    Madrid:Oct,17,2014(SDN/QJ)-Cabsida iyo Baqdinta Beesha caalamku ka qabto Xanuunka Ebolaha, ayaa haatan gaadhay heer diyaaradaha rakaabka la karantiimeeyo. Diyaarad ay leedahay shirkadda Air France, oo kasoo degtay garoonka Magaalada Madrid, ayaa la karantiimeeyey, kadib markii la sheegay inuu saaran yahay qof qaba xanuunka Ebola. Mid ka mid ah rakaabka saarnaa diyaarada Air France 1300 oo ka…

    Read More

      “Axmed siilaanyo Nin Hadal Loo Tilmaamo ma aha, inta Badanna waaka ka Hadla ee aynu ka Aragno TV-ga,”Gud. Muuse Biixi

      Hargeysa:Oct,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Su’aal dad badani isweydiinayo oo la Xidhiidha Sababta uu madaxweynaha Somaliland usoo horfadhiisan la’yahay Warbaahinta ee uu ula Hadli la’yahay. Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa Aamusnaanta Madaxweynaha meesha ka saaray, waxana uu ku adkaystay inuu madaxweynuhu wali wato aftahamadii lagu yaqaanay ee uu…

      Read More

        Wasiir Xirsi Oo Erayo Ku Cabiray Muhiimadda Shirkii London Loogu Qabtay Maalgashiga Somaliland

        London:Oct,17,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa  qoraal ku iftiimiyey muhiimadda uu shirkii maalgashiga somaliland lagaga hadlayey ee dhawaan London lagu soo gebobgebeeyey u lahaa somaliland. Wasiir Xirsi ayaa qoraal dheer oo uu soo dhigay Boggiisa Face-book-ga waxa uu sharraxaad kaga Bixiyey sidii ay kasoo qabgelayaasha shirkaasi ula dhaceen muhiimadda shirkaas iyo waliba…

        Read More

          Gacan ka Hadalkii Muuse Biixi & Xildhibaan Rayre,Weedhihii la is dhaafsaday,Maxaa la isku afgartay Warbixin Xiiso badan.

          Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Kadib markii Xukuumada oo kaashanaysa Ciidanka RRU ay Shalay Joojiyeen Qabashada Xuska Shuhadada is maandhaaf adagina soo kala dhex galay Siyaasiyiin Madasha Wada Tashiga ah iyo Ciidanka ayaa duqay samo talis ahi u soo Jeediyeen Siyaasiyiintan inay Meel kale Xafladooda ku qabsadaan si aan la isugu dhicin. Weriye ka Tirsan Shabakada…

          Read More

            Somali Islamist plot to attack Ethiopian capital: US

            Addis Ababa (AFP) – Somali Islamist insurgents are plotting to attack an upmarket area of Ethiopia’s capital Addis Ababa, the US embassy has warned, in a notice to citizens to avoid crowded areas. The exact target is not known but the embassy said the “potential imminent terrorist attack” threatened the busy Bole district, which includes…

            Read More

              The Somali youth band Waayaha Cusub that participated for the world peace conference held in Amsterdam, Holland is voted as the best band in that world peace event

              While I was viewing some websites to acquire the latest news, I have noted news headlines which put in the picture that Kenyan authorities refused the Somali youth band Waayaha cusub to return back to Kenya that, they were originally came from prior travelling to Holland. Considering that circumstances, situation influenced feeling their distress and…

              Read More

                Five Things That We Can Learn from Somalia

                As the Obama administration has attempted to rally support for intervention against the Islamic State (IS) in Syria and Iraq, critics and pundits have questioned the use of the analogy to the “successful” counter-terrorism campaigns in Yemen and Somalia. Is it really possible to label these campaigns as “successful”? Yemen, wracked by violence, threatened by…

                Read More

                  DAAWO:Barnaamij laga sameeyay Taariikhda Bushada Sooamlida ee Cardif iyo Badmareenadii halkaa dadka u horseeday

                  Cardiff Oct 17,2014(SDN/QJ)-Barnaamij qiimo leh oo ka hadlaya Tariikhda Soomaalidii u horeysay ee tagay Britain oo degay Cardiff iyo ubedkooda ayaanu manata idiin soo gudbineynaa. Barnaamijka ayaa waxa isku dubaray Leyla Bile ayaa waxa ka qeybqaadanaya qaar ka mida Soomaalidii tagtay Cardiff mudo hore iyo tafiirtoodiiba ayaa ah mid ku taaban doona.

                  Read More

                    “Waxaan U Arkaa Go’aankaa Muddo Kordhinta Madaxtooyada Waxyeelo,Keli Talisnimo Iyo Xorriyad La’aan Horseedaysa”Madaxweyne Siilaanyo

                    Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), xilligii uu ahaa Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, mawqif adag ayuu iska taagay mudo kordhintii loo sameeyay Madaxweynihii hore, isla markaana wuxuu ku tilmaamay talaabadaa mid kelitalisnimo ah oo meel ka dhac iyo gef ku ah sharciga iyo koritaanka dimoqraadiyada.   Madaxweyne Axmed-Siilaanyo ka…

                    Read More

                      Somaliland oo Si Cad u diiday ka qayb galka Shirka Denmark ay dabada ka riixayso iyo Asbaabaha ay diidmadeeda u Cuskatay

                      London 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Somaliland ayaa mawqif cad iska taagtay, isla markaana qaadacday  shirka la filayo in uu bisha dambe  ka dhaco dalka Denmark, kaasi oo dhaqaale loogu ururinayo dawladda Soomaaliya. Somaliland oo lagu soo casuumay in ay shirkaasi ka qayb gasho  ayaa ku gacan saydhay marti qaad ay u  fidisay dawladda Xamar ee…

                      Read More

                        “Waxaa la Yidhi Xalku Wuxuu Noqonayaa Xadhig iyo Xabad,haday sii Xumaatana Waxay Keenaysaa in Xabadu Mar ka wada Bilaabanto Hargaysa,Berbera iyo Burco” Cali Guray DAAWO

                        Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Sheegay in Xukuumada Maanta Jirta ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ay tahay ta ugu neceb taariikhdii SNM,Isla markaana Golihiisa wasiirada ay ka madhan yihiin Mujaahidiintii u soo dagaalamay Xoraynta Waddanka. Gudoomiye Cali Guray oo ka hadlayay fal ay Ciidamada…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Kulmiye iyo Madasha Wada Tashiga oo ka Heshiiyay Qabashada Xuska Shuhadadii SNM DAAWO

                          Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Xasan Guur ayaa ka hadlay Sababtii Keliftay in Maalintii Shalay loo diido inay ka qayb galaan Xus loogu baroor diiqayo Shuhadadii SNM oo ay soo qaban qaabisay Fannaanada Sahra Halgan isla markaana Ciidamada RRU kula wareegeen Huteelkii ay lahayd fannaanadu. Xasan Guure Waxa uu…

                          Read More

                            DAAWO:Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti oo ka warbixinaya kulan uu la yeeshay masuuliyiinta Africa u qaabilsan wasaarada arrimaha dibedda Canada

                            Ottawa Oct 17,2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN u qaabilsan dalkan Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa ka warbixyay qodabadii ay ka wada hadleen masuuliyiinta wasaarada arrimaha dibedda u qaabilsan qaarada Africa. Md Cadhoole ayaa uGu bishaareeyay reer Jabuuti in dawlada Canada ay shicibka iyo mucaaridka Jabuutiba in dawlada Canada diyaar u tahay in ay…

                            Read More

                              Mid ka Mid ah Tiirarka Fanka oo Hargaysa Ku Geeriyooday laguna aasay

                              Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)-Alle ha u naxariiste Fanaankii weyna ee Ruug cadaaga Cabdilaahi Axmed Xirsi (Cabdilaahi Wigic) ayaa la aasay, kadib markii uu Shalay  ku geeriyooday  aqalkiisa oo ku yaala Xaafadda Axmed Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa. Marxuum Cabdilaaahi Wigic waxa uu ahaa Mullaxan,Heesa aad u cod macan iyo Weliba Abwaan curiya midhaha Heesaha waxaanu…

                              Read More

                                DAAWO:Khudbadii Wasiir Xirsi ka jeediyay Shirkii Maal geshiga ee London ka dhacay

                                London Oct 17,2014(SDN/QJ)-Wasiir madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Xasan ayaa khudbad uu uga waramayo dhismaha wadooyinka ka jeediyay shirkii maalgashiga Somaliland ee London lagu qabtay, qoraal wasiirku uu arinkan ka diyaariyay ayaa sidan u qoraa: “Somaliland waa Dal Dihin oo Daboolan isla Markaana Buuxiyey Shuruudaha Maalgashiga oo ay ugu Muhiimsan yihiin Nabada, Tartanka iyo Dimuqraadiyadu. Waa…

                                Read More

                                  Sahra Halgan is more patriotic, more nationalist, true citizen and freedom fighter than any of Somali-land government officials and its own party members.‏

                                  Being living over 30 years overseas, I have l come to know Sahra Halgan not more six years the role taken by those noble women in our liberating and ever since I learned her through the media, she is all time occupied collecting donation for those scarified their lives in this country. We would have…

                                  Read More

                                    Halkan warbaxin koban oo wariyey Cabdilaahi Maxamed Cali idinka Diyaariyey Shirkii Maalgashiga Somaliland ee ku dhacay London Daawasho wacan

                                    london 17Oct14(SDN/QJ) warbixin koban oo idin diyaarshay Wariyaha Ruug Cadaga Cabdilaahi Maxamed Cali oo iska shanayan shabakada qurbejoog waxa iidiin bilamaby (qormoadii) shirkii maalgashiga Somaliland ee London oo wali qaybi soo wado haddii Alle yidhaa. Waxase aan halkan idiinku soo gudbinayaa wareyis kooban oo lala yeeshay Rger Martin oo ah madaxa shirkada DMA ee shirka…

                                    Read More