Webmaster

    Cabdi Good oo la weydiiyay Su’aal uu Jawaab u waayay oo ku saabsan Codad si qarsoodi ah looga duubay,iyo Inuu Maanta Xaas leeyahay DAAWO

    London 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca afka Somaliga Cabdi Good Cabdi ayaa la Weydiiyay Su’aalo ku Saabsan Codad si hoose looga duubay oo lagu faafiyay Baraha ay Isticimaalaan Bulshadu kuwaas oo uu ku dooday in laga been abuuray kana gaabsaday inuu si Mug leh uga hadlo. Cabdi Good Cabdi oo Marti ku…

    Read More

      Golaha Wakiilada iyo WHO oo ka Wada hadlay Sida ay uga Diyaar garoobeen Cudurka Ebola Xili lagu soo Waramayo in Kiisas Cudurkan ka mid ah lagu arkay Itoobiya

      Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Guddida ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa kulan xafiiskooda ay kula yeeshay xafiiska Hay’adda Caafimaadka aduunka (WHO) ee Somaliland ayaa waxa ay kaga hadleen tabaabushaha cudurka Ebola ee faraha baas ku haya wadamada Galbeedka Afrika. Kulankan oo uu gudoominayay gudoomiyaha gudidaas Mudane Maxamed Cali Xirsi waxa ku wehelinayay…

      Read More

        Warbixin Iftiiminaysa Tirada Dadka Sanadkii Hore Lagu Qalay Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa,Intee Dhimatay Inteese badbaaday?

        Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, ayaa ka hadlay tirada guud ee  dadka lagu qalay sanadkii hore Cisbitaalka guud ee Hargeysa inta dhimatay iyo dadk badbaaday. Waxaa kale oo uu Wasiirka Wasaaradd Caafimaadka Somaliland waxba kama jiran ku sheegay oo uu beeniyay warar sheegayay in Cisbitaalka guud ay…

        Read More

          Gudoomiye Cali Guray oo Madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyay in Doorashadu Xiligeeda ku qabsoonto

          Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Guddoomiyaha Saddexaad Ee xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID Muj Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa soo dhawaayay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha ee la xidhiidhay inay doorashadu xiligeeda qabsoomi doonto,isla markaan wuxuu sheegay in isaga (Madaxweynaha), ay la shaqeeyaan dad aan karaamadiisa Tudhay.   Mujaahid Cali Guray wuxuu sidan ku baahiyay…

          Read More

            Qofkii u Horeeyay ee Ku eedaysan inuu Been abuuray Qoraalada Shirkadaha Shidaal baadhista oo Dacwadiisu Maxkamada Gobolka Hargaysa ka Socoto

            Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa bilwaday dhegeysiga dacwad ciqaab ah(criminal casse)oo xeer-ilaalintu ku soo oogtay   Mr Cabdiwahaab Axmed Yaasiin Gabayxadi. Maxkamada ayaa guda gashay dhegeysiga dacwadan maalintii khamiista 9/10/2014 ka dib markii xafiiska xeer-ilaalinta gobolku ku soo oogay Mr Cabdiwahaab Axmed Yaasiin eed ah inuu beeb-abuur (forgery) ku sameeyay dokomentiyo la xidhiidha…

            Read More

              “Shirarka Somaliland iyo Somalia ay wada galayaan haddii aan la balaadhin wuxuu noqonaya shir beeleed” Madaxweyne ku Xigeenka Punt land

              Garowe 13.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Madaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdixakiin Cumar Camey, ayaa ugu baaqay dawlada federalka Soomaaliya inay ballaadhiso wadahadalka ay kula jirto Somaliland, islamarkaana maamul goboleedka Puntland laga qeyb galiyo wadahadalad u socda Somalia iyo Somaliland.   Cabixakiim Cumar Camey ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu soo dhawaynayay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh…

              Read More

                “Illaa Immika Waxaannu Ognahay Inuu Siilaanyo Yahay Musharax Oo Nimankii Sawirka Muuse Biixi Cidii Ay Ku Arkaan Xidhayey…” Jamaal Cali Xuseen

                Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan jagada Madaxwaynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa dhalanteed ku tilmaamay warka sheegaya inuu madaxwayne Siilaanyo ka tanaasulay musharaxnimadii Kulmiye, taas bedelkeedana arrintaasi ku tilmaamay mid ay xukuumadda Siilaanyo ku jahawareerinayso kalsoonida shacbiga Somaliland oo uu sheegay inay calool go’een xukuumadda taladda haysa. Jamaal Cali…

                Read More

                  Qodobo ay isku mari la’ yihiin dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedka Punt land iyo Ifafaalaha Muuqda

                  Garowe 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta ay Noqonaysaa Maalintii Sadexaad ee  shirka u socda DFS iyo xukuumada Puntland kaasi oo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafaadka u dhaxeeya Puntland iyo DFS kaasi oo laga doodayay qodobo loo arkayay inay dawo u yihiin khilaafkan mudada soo jiitamayay. waxaana  soo baxaya warar hor dhaca oo soo gaadhaya…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Garoowe kaga QaybgalayXuska Maalinta Qaran ee Calanka Soomaaliya

                    Garoowe Oct 13, 2014(SDN/QJ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qaybgalay xaflad ballaaran oo lagu xusayey sannad-guurada lixdanaad ee maalinta qaran ee calanka Soomaaliya oo lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Calanka Soomaaliya ayaa sannad walba la xusaa 12-ka bisha…

                    Read More

                      Somali Government strongly condemns the attack of journalist in Mogadishu

                      Mogadishu, 12 October 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today strongly condemned the attempted assassination of Abdirizak Jama (Black), the Director of Somali Channel TV in Mogadishu office. The Minister of Information said “Today’s attack and the attempted assassination of Abdirizak Jama (Black) is a barbaric and heinous attack amid to silence journalists…

                      Read More

                        Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye oo Cadeeyay in Madaxweyne Siilaanyo yahay Murashaxooda

                        Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga KULMIYE Wuxuu Si cad u Beeninayaa Warka Shalay ku Soo Baxay Labada Jariidadood ee kala ah Ogaal iyo Geeska Africa ee lagu Sheegay inuu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu Go’aansaday inuu ka Tanasulay Murashaxnimadiisa Doorashada Madaxtoyada Ee 2015-Ka ka Dhici Doonta Dalka. Iyadoo Warkan Lagu Sheegay inuu Madaxweynuhu Go’aankiisa…

                        Read More

                          “Madaxwaynuhu Wuu Sharaxan yahay,Barnaamijkaasi uu intiisii badnayd fuliyay ayuu ku soo noqonayaa” Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta DAAWO

                          Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md C/waaxid C/qaadir C/raxmaan ayaa maanta ka qayb galay kulan ay jaamacadda Golis ku soo bandhigaysay fursado waxbarasho oo ay ka faa’iidaysan karaan suxufiyiinta reer Somaliland. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland ayaa sheegay in Madaxwaynuhu sharaxan yahay,Wallow warar maalmihii ugu dambeeyay…

                          Read More

                            Akhri Kiisaska Cudurka Ebola Oo Laga Helay Addis Ababa iyo Tirada Oo Kor Usii Socota

                            Addis Ababa:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Astaamo dhakhaariirta caafimaadku aaminsan yihiin inay yihiin kuwii Cudurka Ebolaha ayaa lagu arkay diblomaasi kasoo jeeda Dalalka Galbeedka Afrika oo ku sugan Magaalada Addis ababa. Sidoo kale saddex qof oo kale oo astaamaha cudurkan lagu arkay ayaa la dhigay Cisbitaalka Black Lion Hospital, waxana lagu sheegay Astaamo ay kamid yihiin Xumad  Dhiig-bax badan. Dhakhaatiirta…

                            Read More

                              Daawo:Wasiir Xaglo Toosiye Oo Beeniyey In Cisbitaalku U Xidhmayo Adeeg Xumo Kana Waramay Horumarka Cisbitaalka Guud Ee Hargeisa

                              Hargeisa 12/oc/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye waxa uu sheegay in aanay xaqiiq ahayn Warar sheegay in xaaladda Adeegyadda Cusbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa ay hoos u dhacday oo ay baahiyeen Qaar ka mid ah Warbaahinta guddaha.Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Xuseen Warsame iyo Axmed Cumar Askr oo ah Agaasimaha Cusbitaalka guud…

                              Read More

                                War Degdeg ah:Wariye Ka Hawlgeli Jirey Somali Channel Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay

                                Muqdisho:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somaia ee Muqdisho waxa Goor dhaweyd Lagu dhaacay wariye ka Hawligeli jirey TV-ga Somalia Channel xaruntiisa Muqdisho. Wariyaha La Dhaawacay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Jaamac Cilmi Black, waxana dhaawaciisa Geystay la  geeyey Cistibaalka Madina ee Magaalada Muqdisho oo xaaladiisa lagula tacaalayo. Wariyaal ka Shaqeeya TV-ka Somali Channel Xafiiska Muqdisho oo la hadlay Warbaahinta…

                                Read More