Daawo:Beel Habar-jeclo ka mid ah oo si weyn uga soo horjeestay Madaxweyne Siilaanyo, Shirna Ugu Baaqay In Uu Suldaanka Guud Ee Beesha Habarjeclo Qabanqaabiyo
Hargeisa 12/oc/2014(SDN/QJ):- Qurbo-joogga Beesha Yoonis Cabdiraxmaan oo ka mid ah Beelaha Habar-jeclo, ayaa shir ay ku yeesheen magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ka soo saaray go’aammo adag oo ay ku dhalliileen hoggaaminta Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hagidda dadka iyo dalka lagu aamminay ee uu u dhaartay inuu daacad u noqonayo, waxaanay…
