Eng CabdiNasir Garaad Abshir Salax:Warqad furan oo ku socota Khatuumo
To: Shacabka SL Mdx UrUrka HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU – Eng CabdiNasir Garaad Abshir Saalax,waxaan marka hor halkan ka salaamay madaxda Dhaqanka SomaliLand, Garaadada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha & Shacbiga reer SL. Kadib markaan arkey baahida dadka reer SSC iyo siday u hor kacayaan dad dan gaara ah wata Dadkaas oo xitaa hadaanu dib…
