Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Qaadacada Diwaangalinta Ee Xisbiyada Mucaaridka ah Ku dhawaaqeen
Hargeisa 11/9/2015(SDN/QJ)Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cukuse ayaa ka jawaabay qaadacada Xisbiyada mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID ee Diwaangalinta Madaniga ah. Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland ayaa waxa uu sheegay inaanay Xisbiyada mucaaridka ah khusayn oo aan waxba laga waydiinayn diwaangalinta tahayna mid ka dhaxaysa muwaadiniinta reer Somaliland iyo Dawlada. Wasiirka Warfaafinta…
