Sideed Qof oo Falal kala duwan ku eedaysan oo Maxkamada Ciidamada qalabka sida ay ku riday
Muqdisho 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno ku ridday siddeed qof oo ku eedaysnaa dambiyo kala duwan. Af-hayeenka Maxkamadda ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya, Col. Cabdullaahi Maxamed Muuse oo ku dhawaaqay xukunka ayaa sheegay in Cabdullaahi Aadan Isaaq iyo Cabdullaahi Cartan Maxamuud oo ka tirsanaa ciidanka nabad…
