Webmaster

    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Wareegto ka soo saaray Ilaalinta iyo Daryeelka Deegaanka

    Hargaysa 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta soo saaray digreeto madaxweyne oo uu ku farayo Ha’yadaha dawliga ah ahmiyadda ilaalinta deegaanka.   Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Maanta Markii u Horaysay ka hadlay Idaacad Fm ah oo Hargaysa ka Hadasha

      Hargaysa 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Wacyigalinta iyo Dhaqanka ee Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse),ayaa  Ka hadlay Idaacad cusub oo FM oo laga maqlay Hargeysa isla markaana uu masuuliyadda ka warkeenista Idaacad la sheegay in ay maalmihii ugu dambaysay ka hadaysay Hargeysa oo FM ah waxaa uu ku riixay ciidanmmadda ammaanka oo uu sheegay in ay…

      Read More

        Wasiirka Waran Cade Soomaliya Waxay Haayadaha Maalgaliya Diiwangalinta Somaliland Uga Digtay Inay Maalgaliyan Diiwangalinta Madaniga ah

        Hargeisa 6/9/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Ka Hadlay Halka Ay  Marayso Arinta Diiwaan Galinta Madaniga Ah Oo  Maalmiii Ugu Danbeyey Ay Xisbiyada Mucaridku Aad U Hadalhayen  Wasirka Ayaa Shir Jaraa Id Oo Uu Ku Qabtay Xafiskisa Magalada Hargeisa Waxa Uu Sheegay In Dhawan Si Rasmiya Loo Bilaabi Doono Sidoo  Kale…

        Read More

          DAAWO:Gudomiyaha 3aad Ee UCID Cali Guray Oo Ka Hadlay xaalada Saaxdheer iyo Diiwaan-gelinta Madaniga ee Somaliland

          Hargeysa Sept 06,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha 3aad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa ka waramay xaaladaha ka jira degaanada Saaxdheer iyo baaqyo ay shisheeye dad uu ku tilmaamay ka soo saareen xaalada Saaxdheer. Md Cali Gurey ayaa sidaas oo kale ka waramay in diiwaan-gelinta Madaniga iyo doorashooyinka aaney noqon caqabad kale oo dalka soo wejahada.  

          Read More

            Daawo:Ciidanka Somaliland oo ka waramay hawlgalo ay ka wadaan Saaxdheer iyo halkii ay ku danbeeyeen kooxdii Khaatumo

            Saaxdheer Sept 06,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay hawlgalo ka waday degaanada Saaxdheer iyo kuwa la jaarka ah eek u yaal xadka Somaliland iyo Itoobiya. Degaanadan ayaa bilihii ina dhaafay xarun u ahaa maamul uu halkaa ka abuurayay Cali Khaliif Galeyr oo Khaatumo loogu magacdaray. Ciiddanka Somaliland ayaa ka warbixiyay xaalada degaanadaa  iyo halkii ay…

            Read More

              Maraykanka Oo Daad-gureeyey Somali ku Dhibaataysnayd Jasiiradda Malta

              Valleta:Sep,06,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah soomaalida sida tahriibka ah ku gashay jasiirrada Malta oo dhibaatooyin badani halkaas ku haysteen ayaa loo qaaday dhinaca dalka Maraykanka. Hey’adda Dadka Muhaajiriinta qaabilsan ee loo yaqaan (IOM)ayaa Dhalinyaraddan Soomaaliyeed ka dhoofisay Garoonka,kadib markii ay Sanooyin nolol xumo kala kulmeen Dalka Malta oo dhaqaalihiisa dhulka galay. Soomaalida la guray ayaa muddo dheer…

              Read More

                Mucaaridka iyo Xukuumadda Ukrain Oo Wada Gaadhay Heshiis Ruushku Ka Shaqeeyey

                Kiev:Sep,06,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Ukrain iyo Kooxaha Bariga Dalkaas kaga Kacsan, ayaa wada Gaadhay Heshiis lagu soo afjarayo dagaallo dad  badani ku dhinteen oo muddo dheer socday. Labada dhinac ayaa gaadhay heshiis xabad joojin ah taasoo u muuta in uu dhaqan galay base ahaatee mucaaradka ayaa sheegay inaanay bedelin siyaasadoodii ahayd in ay ka go’aan dalka Ukraine….

                Read More

                  Hanbalyo Qaraarka Ardaaga Gaashaanbuur ee Midaysan Wa Alf Mabruuk Murshaxnimada Aqoontahan Mohames Khadar Mogeh

                  Hanbalyo & Bogaad Waxan Hanbalyo iyo Bogaadin aan u Gudbinayaa Ardaaga Gaashaanbuur ee Beesha Da’uud Garxajis ( Cidagale ) ee Maanta oo Taariikhdu ahayd 05/09/2014 Ku Iclaamiyey Murashaxooda Doorashada Golaha Wakiilada ee Sannadka 2015 ka Haddii Illaahay Idmo.Ardaaga oo Xilkaa u soo Xulay  Aqoonyahan Mohamed Khadar Dahir Mogeh, Maanta lagu Caleemo Saaray Kulan Ballaadhan oo si…

                  Read More

                    Haddii Godane Dhintay Yaa ka mid ah Ragga Jagadiisa u Loollamaya?

                    Barawe:Sep,06,2014(SDN/QJ)-Inkastoo  warar maraykanka iyo Dawladda Somalia soo saareen Warar sheegayaa inay dileen Hoggaamiyihii Ururuka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, haddana wali lama Hayo caddaymo arrintaas si toos ah u muujinaya. Haddaba Haddiiba ay dhabawdo in Hoggaamiyahaasi dhintay, waxa dadka badankiisu isweydiinayaan cidda ururkaas hoggaamin doonto isaga dabadii. Waxa dadka wax faalleeya, isla-markaanau dhuundaloola arrimaha ururka Al-shabaab,…

                    Read More

                      Maayarrada Deegaanada Somaliland Oo Madaxweynaha La Yeeshay Kulan ay Kaga Ashkatoonayaan Wasiir Waran-cadde

                      Hargeysa:Sep,06,2014(SDN/QJ)-Maayarrada  Golayaasha Deegaanka ee Somaliland, ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin la qaatay madaxweyne Siilaanyo, iyadoo kulankaasna uu Goob-joog ka ahaa qabanqaabadiisana  lahaa wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi cali Xaaji Xasan. Kulankan ayaa sida ay ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Qurbejoog.com u jeeddadiisu ahayd  ashkato maayarrada Dalku ka sideen wasiirka arrimaha Gudaha cali Maxamed Waran-cadde,…

                      Read More

                        Dawlada Ukraine iyo Jebhadii hubeysneyd eek a soo horjeeday oo heshiis Ruushku ka shqeeyay wada sexeeday iyo reer Galbeedka oo shaki ku soo dhaweeyay

                        Minsk Sept 06,2014(SDN/QJ)-Dawlada Ukraine oo dhwrkii bilood ee u danbeeyay dagaal ba’an oo lagu hoobtay kula jirtay dagaalyahano taagero ka helayay dalka Ruush ayaa heshiis xabad joojin ah ka aqbalay dalka Ruushka. Heshiiska oo lagu kala sexeexday dalka Belarus ayaa waxa uu suurtogelinayaa xabad joojin ka hirgasha dBariga dalkaa. Sidoo kale waxa dhinacyada heshiiska wadaqaatay…

                        Read More

                          Somalia: Radio Dalsan Director Released From Prison

                          The director of Dalsan radio Hassan Ali Gesey who also doubles up as the chairman of Somali independent media houses association (SIMHA) who was detained in Somali capital Mgadishu has been released. Mr. Gesey was arrested on Wednesday alongside side Dalsan staff manager Abukar Hashara by Somali intelligence agency in connection to an interview he…

                          Read More

                            President of Somalia: Godane is Dead: Now is the Chance for the members of al-Shabaab to Embrace Peace

                            Mogadishu, 05 September 2014 HE Excellency the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud spoke today on the death of the leader of al-Shabaab, Ahmed Godane: “US forces conducted an airstrike against an identified al-Shabaab training camp in southern Somalia on the evening of Monday, 1st September, using manned and unmanned aerial vehicles against identified enemy…

                            Read More

                              Baaq dheer: A​nnaga oo ah muwaadinii​nta reer Somaliland ee ku dhaqan qurbaha kana soo jeeda Caasimada Hargaysa Waanu qaadacnay Diiwaan-gelinta Madaniga ah

                              Bismillaahi Arramanirraxeem. Umadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Ku: Axsaabta Qaranka Somaliland. Ku: Cidkasta oo daneenaysa nabada Iyo Horumarka Somaliland Og: Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo GudigaDiiwaan-Gelinta Taariikh: 5/9/2014 Annaga oo ah muwaadiniinta reer Somaliland ee ku…

                              Read More

                                Possible death of brutal Al-Shabaab leader in US missile attack may see group splinter into bigger terror threat, say experts

                                A hail of US missiles aimed at the leader of Somalia’s al-Shabaab militants may have left a gaping hole in the group’s leadership, and potentially the biggest challenge to its unity since it emerged as a fighting force eight years ago. Washington said it was still checking to see whether its laser-guided attack on Monday…

                                Read More