Webmaster

    Degmada Qorilugud Oo Qaadacday Diiwaangelinta Madaniga ah ee ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu Waddo

    Qorilugud:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Degmada Qorilugud oo ka mid ah Degmooyinka ugu waaweyn Gobolka Buuhoodle ee Somaliland, ayaa Goleheeda Deegaanku ku dhawaaqeen inay qaadaceen Diiwaangelinta Madaniga ah ee dhawaan la doonayo in dalka laga hirgeliyo. Qaarka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmadaas oo arrintan warsaxaafadeed kasoo saaray ayaa sheegay inaanay wax la aqbalo ahayn marka la eego hannaanka ay…

    Read More

      XISBIGA WADDANI OO KA JAWAABAY EEDAYNTII WASIRKA ARIMAHA DEBEDA

      London Sept 07,2014(SDN/QJ)-Waxaanu halkan ka dareen celinaynaa jawaabtii wasiirka Arimaha gudaha ee ku waajahnayad Diwaangelinat madaniga ah iyo diiwangelinta cod bixiyayaasha ee la isu barkiyay, jawaabtaa wasirka oo u muqatay mid ka fog dhaliishii ama qodobkii ay mucaaridku ka hadleen waxaan aan leeyahay mudane wasir horta marka geela loo heeso maxaydun gorayada ugu heestaan. Xisbiga…

      Read More

        Waa Kuma Hoggaamiyaha Cusub ee Al-shabaab Dooratay?

        Barawe:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Kadib Dilkii Maraykanku u geystay Hoggaamiyihii ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, ayey Xarakadu ku dhawaaqday inay Dooratay Hoggaan Cusub oo Dadka Badankooda Maqalkiisu ku cusub yahay. Kooxda ayaa dilka Hoggaamiyahooda kadib shalay uun shaaciyey inay Hoggaanka Ururka u doorteen Ninka Lagu Magacaabo Axmed Cumar Abu cubayda oo loo yaqaano axmed Diiriye, kaas oo kooxda dhexdeeda…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Hadlay Tabashada Mucaaridka ee Diiwaangelinta Muwaadinka Qurbejoog ka DAAWO

          Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa ka hadlay Diwaan Galinta Muwaadiniinta oo asxaabta mucaaradku Dhaliileen,kuwaas oo ku sheegay in ay xukuumada doonayso in ay Wakhtiga Ku rido Diwaan galinta Muwaadiniinta. Cali Maxamed warancade oo Shir Jaraa’idn ku qabtay Magaalada Hargasya ayaa waxa uu Nasiib Daro ku tilmaamay hadalkaas…

          Read More

            “Walaalahayaga bariga waxaanu jecel-nahay inay dooddooda soo bandhigaan….Dr cali khaliif-na….” Prof Axmed Ismaaciil Samatar DAAWO

            Holland 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa dhulka jiid-jiiday heerka siyaasadaha Soomaaliya iyo ta Somaliland, isla markaana ka shifay caddaalad-darro dhinac walba ka jira oo ay la kulmaan dadka ay dadnimada iyo dal ahaantaba wadaagaan ee Somaliland iyo Soomaaliya. Prof: Samatar, waxa uu ku dooday inaan Somaliland xaq loogu lahayn in lagu karbaasho midnimada…

            Read More

              ”Geerida Hoggaamiyaha Al-Shabaab maxay Soomaaliya u horseedi kartaa? Yuusuf Garaad Cumar

              Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Tifaftirihii hore Idaacada BBC-da Yuusuf Garaad Cumar haatan ah Siyaasi Madax banaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilka hogaamiyihii Xarakada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, oo Wasaarada difaaca Mareykanku shaacisay inay ku dileen weerar cirka ah oo ay ku qaadeen Isniintii aynu soo dhaafnay. Yuusuf Garaad waxa uu is-weydiiyay dhimashada Axmed…

              Read More

                Cabsi soo Wajahday Bulshada Muqdisho Baqdintooda ku aadan aargooshi ay sameeyaaan Ururka Alshabaab

                Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta dawladda Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku dhaqan, ayaa looga digay weerarro argaggixiso oo ay Kooxda Al-Shabaab isku dayi karto inay ku aar-goosato. Digniintan ayaa timi maalin ka dib markii la xaqiijiyey in hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane dhintay sida ay caddeeyeen xalay dawladaha Maraykanka, Soomaaliya iyo Al-Shabaab-ba…

                Read More

                  Nuxurka Qodobada ka soo Baxay Shirkii Beesha Warsangeli ee Degmada Xiingalool DAAWO

                  Xiingalool 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shirweynaha Guud ee Beelaha Warsangali ee ‘’GUULEED 2’’  ayaa si rasmi ah loo soo afmeeray,kaasi oo todobaadkii ugu dambeeyay ka socday degmada Xingalool ee Gobolka  Sanaag.   Ajandaha guud ee shirka ayaa ahaa;- 1-Turxan bixin. 2-Wada-tashi. 3-Midnimo. 4-Nabadgalyo. 5-Illaalinta deegaanka. 6-Hortmarka. 7-Cadaalada. Qodobada kaso baxay shirka ayaa waxaa ugu muhiimsanaa;-  …

                  Read More

                    Mid ka Mida ah Dalalka Galbeedka Africa oo dadkiisa ku amray in Afar Cisho aanay Guryahooda ka soo Bixin

                    Sierra Leone 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Cudurka Ebola ayaa waxa uu galaaftay noolaanshaha dad badan oo ku nool Galbeedka Afrika. Dowladda Sierra Leone ayaa qorshaynaysa in ay soo rogto xannibaad afar maalmood ah si la isugu dayo in lagu hakiyo faafidda caabuqa dhaliya cudurka Ebola.Dalkan oo ku yaala galbeedka Africa ayaa ka mid ah waddamada uu sida…

                    Read More

                      Dowladda Somalia oo Heegan Buuxa Galisay Ciidankeeda iyadoo ka baqo qabta aargoosi Alshabaab la timaado

                      Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Somalia ayaa ku dhawaaqday inay heegan buuxa galisay ciidankeeda si ay uga hortagto weerarro aargoosi ah oo ka iman kara ururka al-Shabaab kaddib markii hoggaamiyahoodii lagu dilay weerar uu Maraykanku ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka Amniga Qaranka, Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in al-Shabab ay isku dayi doonaan inay…

                      Read More

                        Alshabaab oo Cadaysay Dilka Hogaamiyahoodii,Bedelkiisina Shaaciyay

                        Muqdisho 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Al-Shabaab,ayaa ku dhawaaqday isla markaana magacawday hoggaamiye cusub oo bedelaya ammiikoodii hore Axmed Cabdi Godane oo  kowdii bishan dawladda Maraykanku ku dishay duqayn dhanka cirka ah oo ka dhacday koonfurta Soomaaliya. Kooxda Al-Shabaab oo illaa maalintii weerarka cirka lagu qaaday goobo ay ku sugnaayeen hoggaankooda sare ee  uu soo baxay…

                        Read More

                          Falsafadihii,Ficiladii,iyo Taariikhdii Hogaamiyihii La Khaarajiyay ee Alshabaab {DHAGAYSO}

                          Muqdisho 06.Sep 2014 (SDN/QJ)-Xarakada Al-Shabaab, ayaa xaqiijisay geerida Hoggaamiyahoodii Axmed Cabdi Godane,  oo magaciisa Jihaadku ahaa Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu Subeer, kaasoo ay sidoo kale geeridiisa xaqiijisay Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka oo caawa sheegtay inuu ku dhintay weerar ay ku bartilmaameedsadeen isaga iyo Saraakiil kale oo kooxda ka tirsan Isniintii inna dhaaftay. Waxay Kooxda Al-Shabaab sidaas…

                          Read More

                            “Puntland waa ay soo dhawaynaysaa waxaanay u hambalyaynaysaa cid kasta oo gacan ka gaysatay dilka Axmed Godane” Madaxweynaha Punt land

                            Garowe 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland,ayaa dawladda Maraykanka iyo cid kasta oo gacan ka geysatayba ku hambalyaysay dilka hoggaamiyaha kooxda Al-Shabaab oo ka dib markii ay dawladda Maraykanku ku dhawaaqday in ay dishay Hoggaamiye Axmed Cabdi Godane,amiirkii kooxda Al-Shabaab. Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay  in…

                            Read More

                              Aragtida Xukuumada Somaliland ee Dilka Hogaamiyihii Ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane

                              Hargaysa 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dilka Hoggaamiyihii Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaallanta Soomaaliya Axmed Cabdi Godane, kaasoo ay dawladaha Maraykanka, Soomaaliya iyo Kooxda Al-Shabaab-ba xalay xaqiijiyeen in lagu dilay Weerar diyaaradaha Maraykanka ee aan duuliyaha lahayni Isniintii inna dhaaftay ka fuliyeen gobolka Shabeellada hoose. Wasiirka arrimaha  gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde,…

                              Read More

                                Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                                Mogadishu Sept 06, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Wadatashiyada ka socda Baydhabo, U kuurgalka Xaaladda gobollada, Guulaha Howlgalka Badweynta Hindiya, Horumarka Warbaahinta Dalka, Arrimaha Abaaraha Dalka ka jira, Horumarka…

                                Read More

                                  Agaasimaha cusub ee maaraynta bay’ada ayaa kulan la qaatay shaqaalaha xafiiska

                                  Muqdisho Sept 06,2014(SDN/QJ)-Agaasimaha  Cusub ee Maaraynta Bay’ada Amb. Maxamud C. X. Xaashi ayaa kulan is barasho ah la qaatay shaqaalaha xafiiska Bay’ada, kulankaan ayaa shaqaaluhu warbixin ka siiyeen Agaasimaha waxyaalaha u qabsoomay iyo qorshayaasha u dagan labada sano ee soo socota.   Shaqaalaha ayaa sheegay in dib u dhac ay kala kulmeen is jiid-jiidka u…

                                  Read More

                                    Baaq Taageero Ah Oo Daba Socda Bayaankii Ay Soo Saareen Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Beelweynta Ciidagale

                                    Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Baaq Taageero Ah Oo Daba Socda Bayaankii Ay Soo Saareen Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Beelweynta Ciidagale Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siiraanyo) Ku: Asxaabta Qaranka. Ku: Golaha Guurtida. Ku: Golaha Wakiilada. Ku: Cidkasta Oo Danaysa Nabada Iyo Horumarka Somaliland. Og: Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Gudida Diwaangalinta. Ujeedo: Taageerid Bayaankii Ay…

                                    Read More