Webmaster

    Gudoomiye Xigeenka Xisbiga Waddani oo Nasiib daro ku Tilmaamay Gudidii uu Madaxweyne Siilaanyo Shalay Magacaabay,Isla markaana Sheegay in la Marin Habaabiyay Tabashadii reer Awdal DAAWO

    Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku Xiggeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa Maanta  Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Guddida Madaxweyne Siilaanyo Shalay U Magacaabay Tabashooyinka Madax Dhaqameedka Awdal u Soo Gudbiyeen. Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani oo Xarunta Xisbiga kula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu dhalan rogay Tabashadii…

    Read More

      Maamul Goboleedka Punt land oo Si Gaar ah Isha Ugu haya Dhaqdhaqaaqyada amni ee Konfurta Somalia

      Garowe 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweyne Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shirkoodii khamiislaha ahaa ku yeeshay xrunta madaxtooyada ee Garowe.Shirkaan ayaa golaha xukuumada waxay si adag isaga wareysteen xaaladaha koonfurta Soomaaliya gaar ahaan howlgallada lagula dagaalamayo kooxda Alshabaab, si aysan baxsadkooda ugusoo cararin dhinaca…

      Read More

        GUDDIDA LOO SAARAY AWDAL WAXAY LAF-JAB IYO QUUDHSI KU TAHAY ODAYAASHA TABASHADA U SOO GUDBIYEY MADAXWEYNE SIILAANYO! WAAYO?

          Mudane Madaxweyne Tabashada Awdal Guddi heer wasiiro ahi xaqiiqo sax ah kaagama keenayaan!   Madaxwaynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo isagoo ka jawaab celinaya cabashadii iyo Tabashadii uga timi Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal ee ku wajahan saami-qaybsiga xukuumadiisa uu ka siiyey Gobolka Awdal ayuu u magacaabay Guddi heer wasiiro ah, walibana wuxuu kula dardaarmay…

        Read More

          Dawlada Somaliland oo Ku Guul daraysatay Helitaanka Idaacad FM ah oo ay Siraad Ku Raadinayso Si Fiicana looga dhagaysto Caasimada Hargaysa

          Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Idaacad Magaceeda ku Sheegtay Baadigoob-FM Codka Shacabka Somaliland ayaa habeenadii u dambeeyay siweyn looga dhageystey caasimada Hargeysa, mowjada Fmka idaacadaas oo si saafi ah hawada usoo gasha islamarkaana, laga dhageysto fm/90.0 ayaa soo gasha caweysinka habeenkii iyadoo hawada ka baxda abaara kow iyo tobanka habeenimo,ee saacadaha dambe habeenkii. ilaa iyo hada…

          Read More

            Wasiirka Kalluumaysiga oo Sheegay in Shirkii Xiingalool uu Fashilmay,Si Cadho ku Jirtana uga Hadlay Musuq Maasuq lagu eedeeyay DAAWO

            Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka baddaha somaliland Cali Jaamac  Faarax Buureed ayaa jawaab Kulul ka bixiyay Hadalo kasoo yeedhay, Masuuliyiin ka tirsan Iskashatooyina Laas-qoray Kuwaas oo sheegay in ay wasaarada Musuq-maasuqday Qalab kaluumaysi oo loogu talo galay. Waxa uu sheegay in goboladii iyo Degmooyinkii loogu talo galay la geeyey Qalabkaasi, waxaana…

            Read More

            Xiddigihii Kubadda Cagta Aduunka ee Raqayada Ahaa oo Aay Ka Mid Yihiin Maradoona Iyo Baggio oo Ciyaar Ku Xusey Nabadda Qaza(DAAWO) By Jaahuur.

            Rome-04-Sep-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qaormadeena ciyaarha waxaynu ula beegsaneynaa xagaa iyo cariga Talyaaniga caasimadooda (ROME) oo aay ka dhacdey ciyaar aad iyo aad xiisa badan laguna xusayey nabad ka dhalata Qaza ee yuhuudu ku gumaadey masaakiinta reer falstiin. Ciyaartan oo aay ka soo qeyb galeen dadweyne aan la soo koobi kareyn. Haddaba ciyaaryahanada cuslaatey ee xiddidihii aduunka…

            Read More

              Gaashaanbuurta Nato Oo U Fadhida Xaalada Dalka Ukrain

              Cadrif:Sep,04,2014(SDN/QJ)-Isbahaysiga Gaashaanbuurta Nato, ayaa maant shir laba maalmood soconaya oo diirada lagu saarayo arrimaha Bariga Ukrain ku yeelaysa Dalka Wales. Shirkan ayaa looga hadlayaa xiisada ka taagan Bariga Yurub gaar ahaan dalka Ukraine iyo dhaq dhaqaaqa militari ee Ruushka. Shirkan ayaa waxaa sidoo kale lagu casumay Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko oo lagu wado inuu warbixin…

              Read More

                Ururweynaha Al-qacida Oo Iclaamisay Qorsheyaal ay Kaga Hawlgelayaan Goobo ay ku jirto Hindiya

                Kabul:Sep,04,2014(SDN/QJ)-Madaxa Kooxaha ku Bahoobay ururka Al-qaacida Dr Ayman L-Zawahiri, ayaa soo saaray Muuqaal cusub oo uu kaga dhawaaqay tallaabooyin lagu derdergelinayo Hawlahaha jihaadka ah ee ururkiisu  caalamka ka wado. Hoggaamiyuhu waxa uu sheegay inay xafiisyo cusub ka furteen dalka Hinidiya,iyadoo shaqada xafiiskaas cusub lagu sheegay sidii  looga Hawlgeli lahaa Koonfurta Qaaradda Asia. Muuqaalkan oo soconayay…

                Read More

                  Xogo Iftiimiyey In TV-ga Puntland Hawada Uga Maqan Yahay Dhaqaale xumo

                  Garowe:Sep,04,2014(Himilo)-Waxa in muddo kooban ah hawada ka maqan tv-gii Puntland, iyadoo la sheegayo in sababtu tahay arrimo dhaqaale. Wararka ayaa intaas ku daraya in aanu TV-gu iska bixinin lacagta kirada Satelite-ka muddo  lagu sheegay afar Bilood. Mas’uuliyiinta Idaacadda iyo Tv-ga Puntland ayaa ku xog waramay inaan la bixin bilihii lasoo dhaafey kharashaad faro badan oo…

                  Read More

                    Madaxweyne Obama Oo Si Cadho Leh uga Hadlay Gawraca Wariyihii Labaad ee Daacish Khaarajisay

                    Washington:Sep,04,2014(Himilo)-Madaxweynaha Dalka Maraykanka Obama, ayaa si cadho leh uga Hadlay gawraca kooxda Daacish u geysatay wariye labaad oo u dhashay dalkaasi oo muuqaallo muujinaya warbaahinta la mariyey. Waxa uu Obama wacad ku maray inay cagta marin doonaan kooxda Daacish ee dhaqamada noocaas oo kale ah kula kacaysa Dadka aan waxba galabsan ee wariyayaashu ka mid…

                    Read More

                      Kooxo Aan La Aqoonsan Oo Xalay Madaafiic Khasaare Gaadhsiisay Ku Weeraray Caasimadda Muqdisho

                      Muqdisho:Sep04,2014(Himilo)-Madaafiic aanay reer Muqdisho in muddo ah Arag ayaa habeenkii xalay lagu weeraray Goobo ka mid ah caasimadda, kuwaas oo khasaare gaadhsiiyey dad shacab ah. Madaafiicdan ayaa badankoodu kusoo dhaceen Agagaarka garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho, waxana wali aan la sheegin khasaaraha ay geysteen. Tiro ka mid ah madaafiicda, ayaa la rumeysan yahay inay ku soo…

                      Read More

                        Cali Gurey oo madaxda soo xuleysa xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka u jeediyay in aaney reerahooda ka soo xulin

                        Hargeysa Sept 04,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa afarta Masuul ee soo xulaya xubnaha ka midka noqonaya Gudida Doorashooyinka Qaranka u soo jeediyay talooyin wax ku oola.Cali Gurey ayaa qoraal uu ku faafiyay Internet-ka waxa uu soo jeedintiisa u dhigay sidan:   “Hadii afarta oday ee leh awooda soo magacabista xubna…

                        Read More

                          Dilka la sheegay ee hogaamiyaha Al Shabaab oo ay dhici karto in ay bur bur ama koboc ku keento kooxdaasi

                          Muqdisho Sept 04,2014(SDN/QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa dhawaan sheegtay in ay bertilmaansatay kolonyo gawaari ah oo gelbinayay hogaamiyaha kooxda Al Shabaab ee Axmed Godane. Mareykanka ayaan xaqiijin in weerarkaa ay ku dileen hogaamiyaha Shabaabka, balse waxa ay sheegeen in ay heleen fariin af carebi ku qoreyd oo lagu sheegay in Godane uu geeriyoodey. Ma aha markii u…

                          Read More

                            Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka:ilaa kadinka Cadaabtaan Ayaan idin eryan doonaa Daacisheey

                            Washington Sept 04,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Joe Biden ayaa si caro leh uga soo jawaabay falkii naxdinta badnaa ee ay kooxda Daacish ee Syria iyo Ciraaq ka dagaalanta qudha uga jartay weriyihii labaad ee Mareykanka u dhashay. Madaxwyne ku-xigeenka Mareykanka oo saxaafada la hadlay ayaa caro is heyn kari waayay isla markaana nidaam siyaasadi ka marantahay…

                            Read More

                              “Xukuumada ayaa ka Mas’uul ah Caruurta dalka ka Tahriibaysa ee Badaha Ku dhimanaya” Xildhibaan Rayte DAAWO

                              Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte,ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay masuul ka tahay dhalinyarada Tahriibaysa ee badaha gu lee,atay oo uu sheegay in aanay jirin wax qorshe ah oo ay ka leedahay joojinta tahriibka. Xildhibaan Ibraahin Rayte ayaa Hadalkan ka Jeediyay Madal uu Xisbiga Waddani ee uu Ka Tirsan yahay ku…

                              Read More

                                Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka Furmayo Shir Muran dhaliyay DAAWO

                                Ceerigaabo 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa  Socdaal Shaqo ku Tegay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Weftiga Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka furmayo Shir dhaqan oo ay leeyihiin Beesha…

                                Read More

                                  Warbaahinta Madaxa bannaan ee Muqdisho oo Amar lagu Siiyay inaanay ka Hadli karin Wararka Alshabaab Cidii ka Hor Timaadana Talaabo laga qaadayo

                                  Muqdisho 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliska Nabadsugida gobolka Banaadir ayaa  amar ku soo rogay saxaafada madaxa bannaan ee ka hawlgasha magaalada Muqdisho kadib markii ay isugu yeereen masuuliyiinta hay’adaha warbaahinta gudaha.   Taliyaha nabadsugida gobolka Banaadir Maxamed Aadan Koofi iyo ku Xigeenkiisa C/fataax Ibraahim Shaaweeye ayaa wariyaasha kula hadlay xarunta nabadsugida gobolka Banaadir iyagoo u sheegay…

                                  Read More

                                    Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Punt land oo Tababar Noociisu ku Cusub yahay loo furay {DHAGAYSO}

                                    Garowe 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 40 askari oo katirsan ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa maanta loo furay tababar ku saabsan qaabka la isaga ilaalinkaro oo looga hortagi karo xanuunka dilaaga ah ee HIV/Aids.   Tababarkaan oo socondoono muddo labo maalin ah ayaa ciidamada la baridoonaa macluumaad badan oo ku saabsan xanuunkaan iyo halistiisa….

                                    Read More