Webmaster

    Madaxtooyada Somaliland Oo Xarunta Baarlamaanka ka Baafinaysa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Sababta Doonistiisa

    Hargeysa:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyadda somaliland, ayaa xarunta Baarlamaanka ka dhex baafinaysa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo dhawaan naqdiyey hannaaka maamul ee xukuumaddda Madaxweyne Siilaanyo. Sida uu noo sheegayo wariyaha Qurbejoog.com oo haatan ku sugan xarunta Baarlamaanku, waxa halkaas lagu dhex arkay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul oo  baadi-doon ugu jira Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, kaas oo aanay…

    Read More

      Somalia Oo Qiratay In Gaabis Uu Ku Yimi Wada-hadalkii ay Somaliland La Lahayd

      Muqdisho:Aug,23,2014(Himilo)-Dawladda Federlka somalia ayaa  Muujisay sida ay uga xuntahay qaabka uu u socda wada-hadalka ay la leedahay Dhigeeda Somaliland. Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ahna ra’isal wasaare-ku-xigeenka Somalia Ridwaa Xirsi Maxamed, ayaa ka Hadlay Wada-hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo Dawladda uu ka tirsan yahay ee Federalka Somalia, waxana uu tilmaamay inay muuqato baahi weyn oo…

      Read More

        Akhri Sababaha Rasmiga ah Ee Loo Cuskaday in Kenya Laga Wareejiyo Gacan-ku-haynta Magaalada Kismayo

        Kismaayo:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar sheegaya in ciidamada reer Kenya ee gacanta ku Hayey Magaalada Kismayo laga Wareejiyey, isla-markaana ciidamo kale oo ka tirsan kuwa AMISOM loo dhiibay. Wararka ayaa intaas ku daraya inay Toddobaadkan horraantiisii hoggaanka ciidamada kismayo ku sugan ee AMISOM ka tirsan loo dhiibay ciidan ka socda Dawladda Sieraleon. Is-beddelkan ayaan weli si…

        Read More

          Kenya Oo War Cusub Kasoo Saartay Eedaysane Xasan Xanafi

          Nairobi:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Dambi-baadhista dalka Kenya ayaa sheegay in Eedaysane Xasan Xanafi Xaaji oo gacanta ugu  jiray uu Haatan Qirtay inuu Yahay Xanafigii dhabta ahaa ee la raadinayey. Markii Xasan Xanafi Xaaji ay qabteen ciidamada ammaanka dalka Kenya, waa uu ka biyo diidsanaa inuu yahay Xasan Xanafi Xaaji, isaga oo sheeganayay magac kale oo ahaa Yuusuf Xasan…

          Read More

            Somali militants behead abducted Kenyan driver

            MOMBASA, Kenya, Aug. 22 (Xinhua) — Somali militants, Al- Shabaab members on Friday beheaded a Kenyan driver who was kidnapped at Kiunga, along the border with Somalia in the coastal town of Lamu. The body of George Mwita was discovered during rescue operation carried out by Kenya Defense Forces (KDF) soldiers and police within the…

            Read More

              Jig-jiga:Xubnaha Guddida Fulinta Xisbiga DDSE Oo Maanta Shir Aan Caadi Ahay isku Iman Doona iyo Ujeeddada Kulankooda.

              Jijiga:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Sida ay baahisay Xalay idaacadda ku Hadasha Afka Dawlad deegaanka somalida Ethiopia, waxa maanta loo ballansan yahay inuu qabsoomo Shir aan caadi ahayn oo Guddida fulinta ee Xisbigu iskugu iman doono. Ujeedadda Shirkan ayaa lala xidhiidhiyey sidii meesha looga saari lahaa khilaafka soo shaac baxay ee u u dhexeeya Madaxweynaha  Maamulka Somalida Ethiopia iyo ku-xigeenkiisa…

              Read More

                Gabiley Oo Lagu Wado Inay Noqoto Goobtii Ugu Horraysay Ee Maayar Cusub Doorata Kana Faa’iidaysata Oggolaanshiyaha uu Dhawaan Waran-cadde Bixiyey

                Gabiley:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Degmada Gabilye, ayaa lagu wadaa inay dhawaan aqlabiyadoodu isku raacdo doorashada Maayar cusub iyo xilka-qaadista Midka Haatan Talada Haya. Sida ay qaar ka mid ah Mudanayaasha Goluhu warbaahinta u sheegeen, waxa la dhawaan kulan xilka lagaga qaadayo Maayar shucayb iskugu iman doono Xildhibaanada, Waxana ay xuseen inay taas Beddelkeeda ay isku…

                Read More

                Xiddigii Reer Italy Balotelli oo u Ruqaansadey Xagaa Iyo Liver Pool. (By Jaahuur).

                London-23-Aug-2014-(SDN/GJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu jaan dhigeynaa xiddigga reer Italy Balotelli oo u ruqaansadey xagaa iyo Liver Pool,markii aay kala soo wareegeen Ac Milan kuna soo iibsatey 16,000,000(GINI-BOUND) 24-tan jirkan Balotelli, ayaa u xaadiridoona todobaadkiiba  lacag ku dhow £120,000. Kooxda Liverpool ayaa la sheegayaa in Balotelli ay ka xaqiijisay hab dhaqan wanaagsan oo garoonka iyo dibadiisaba ah.walow taageerayaal…

                Read More

                  War Degdeg ah:Sarkaal Nabad-sugidda Somalia Ka Tirsanaa Oo Goor Dhaweyd Qarax Lagu Khaarajiyey

                  Muqdisho:Aug,22,2014(SDN/QJ)-Wararka ka soo baxay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  goor dhaweyd Qarax Lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Nabad-sugidda Somalia. Sarkaalkan ayaa la sheegay inay dhimashadiisa ka dambaysay qarax Loo dhigay Gaadhigii uu Watay. Sarkaalka la dilay ayaa ahaa madaxii Ciidamada Nabadsugida Degmada Hiliwaa,waxaana lagu Magacaabi jiray Alle ha u naxariistee Axmed C/rixmaan Ciise, iyadoo…

                  Read More

                    Kenya Oo Iran U Dirtay Codsi La Xidhiidha Fududaynta Ganacsiga Caleenta Shaaha

                    Nairobi:Aug,22,2014(SDN/QJ)-Dawladda Kalka Kenya ayaa dhiggeeda Iran ka codsatay inay fududayso Ganacsiyada Dhinaca shaaha ee Kenya Geysa iran. Wasiirada arimaha dibada ee dalkani kenya Amina Mohamed ayaa si weyn Dawladda Iran ugu bandhigtay Dhibaatooyin soo noqnoqday oo haysta caleenta shaaha ee dhinaca Iran Tagta, waxana ay u sheegtay innay Iran arrintaas wax ka qabtaan. Wasiirada ayaa…

                    Read More

                      Maraykanka Oo Wali Sii Hadal Haya Kooxdii Gawracday Wariyahoodii James Foley, Kuna Tilmaamay Khatar Xoog Badan

                      Washington:Aug,22,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Maraykan ayaa si weyn u hadal Haysa Kooxda Dhawaan Sida argagaxa leh u gawracday Wariye James Foley, waxana ay ku sifeeyeen Khatar weyn oo ammaanka Dunida ka dhan ah. Xoghayaha difaaca ee Mareykanka oo wariyeyaasha kula hadlayay shalay oo khamiis aheyd magaalada Washington ayaa ku tilmaamay kooxda daacish inay tahay koox aad uga…

                      Read More

                        Muqdisho:Sarkaal Dawladdu Si Weyn U Baadigoobaysay Oo Sheegay Inuu Garoonka Aadan Cadde Ka Dhoofay

                        Guriceel:Aug,22,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal)oo xilliyaddii Burburka Somalia ka mid ahaa Siyaasiyiintii ugu caansanaa, isla-markaana hore loogu weeraray aqalkiisa oo Muqdisho ku yaalla ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Sida uu uga Baxsaday Gacanta Ciidanka Dawladda oo ku daba joogay. Siyaasi Cabdi Nuurre oo Haatan ku Sugan Gobolka Gal-gaduud oo uu dhalasho ahaan kasoo…

                        Read More

                          Kenya Oo War La Yaab leh Kasoo Saartay Weerarkii Westgate

                          Nairobi:Aug,22,2014(SDN/QJ)-Warar si weyn looga Hadal hayo Gudaha Kenya oo la xidhiidha weerarkii sanadkii tegay lagu qaaday Xaruntii Ganacsiga ee Westgate, ayaa waxa soo saaray ciidanka Nabadgelyada Dalka Kenya. Kooxaha Xog-raadinta u qaabilsan  Ciidanka Kenya ayaa sheegay inay Gacanta ku dhigeen Hubkii lagu weeraray Xarunta Westgate, kaas oo ay tilmaameen inay Isla-xarunta Gudaheeda Ka Heleen. Sarkaal…

                          Read More

                            2-Qof Oo Dhimatay Qaniinyada Masas iyo Abeesooyin iyo 14-kale Oo Dhaawacyo La Ildaran Deegaano Ka Tirsan Xeebta Somaliland

                            Boon:Aug,22,2014(SDN/QJ)-Degmada Boon ee Gobolka Awdal wax aka taagan qaylo dhaan la xidhiidha Bahalahaa  Qaniinyada wax ku dila oo daka Halkaas Deggen faro baas ku Haya. Sida ay sheegayaan wararka kasoo baxayaana waxa Qaniinyada Masaska iyo Abeesooyinka u dhintay lab aka mid ah dadka deegaanka Halka ay dhaawacyo halis ahna u jiifa 14-kale oo isla dadka…

                            Read More

                              Madaxtooyada Somaliland oo Dhaqaale Xoogan ku Bixisay Casuumadaha Fanaaniinta dawlad deegaanka Somalida Itoobiya iyo Kuwa Jabuuti,iyo Tii u danbaysay oo Marwada Madaxweynuhu qabatay DAAWO

                              Hargaysa 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Maxamud Jirde ayaa  Casuumad Sharafeed ku maamuustay Kooxihii Fannaaniinta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Jabuuti oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Somaliland. Casuumadaas Waxaa kale oo ka qayb galay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Bulshada Somaliland ayaa Siyaabo kala duwan u arka in dhaqaale buuran lagu…

                              Read More

                                Maxay Isku Waafaqeen Weftigii Wasiirada Somaliland iyo Waxgaradka Gobolka Sool ?DAAWO

                                Laascaanood 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Weftigii Wasiirrada ahaa ee uu Hoggaaminayay Wasiirul dawlaha Nabadeynta gobolada Barri Md. Cali Maxamuud Axmed  (Cali-sandulle) oo  maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku joogay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa shirar kala duwan oo nabad-gelyadda lagu adkaynayo waxay la yeesheen cuqaasha, madax-dhaqameedka Iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda ee magaaladda…

                                Read More

                                  Dadaalo la Rabo in lagu soo af jaro Caruurta Askarnimada loo adeegsado ee Soomaalida oo Qaramada Midoobay ku hawlan tahay

                                  Nairobi 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka waddo dadaal lagu dhammeynayo askareynta iyo tacaddiyada ka dhanka ah carruurta Soomaalida. Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta iyo ka hor-tagga khilaafaadyada hubeysan Leila Zerrougui oo shir jaraa’id oo ay Nairobi ku qabatay maanta faah-faahin kaga bixisay safar ay…

                                  Read More