Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland oo Jawaab ka bixiyay eedo la xidhiidha Marxuumad Nolosha lagu Xabaalay
Hargaysa 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha ururka qareennada Somaliland ee SOLLA Foosi Sheekh Yoonis, ayaa ka jawaabay eedaymo uu u jeediyey Xogyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, kuwaasoo ku saabsanaha kiiska dilka walaashii Marxuumad Foosiya Siciid Ayaanle. Guddoomiyaha SOLLA oo warbaahinta u warramay, ayaa sheegay in qareen kasta sharci u leeyahay difaacida qof eedaysanayaasha maxkamaddala horkeeno, eedaymaha xoghayuhuna yihiin…
