Webmaster

    “Maamulku waxaa isku howli doona sidii deegaannada loo gaari laha,hadda Taleex baa si KMG ah u ah magaalo madax,balse qorshuhu waxaa uu yahay inuu maamulku gaaro Laascaanood,” Prof Galaydh DAAWO

    Saax Dheer 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Cali Khaliif Galayr oo bixiyey wareysigii ugu horreeyey oo muuqal ah tan iyo markii xilka loo doortay ayaa si dheer ugu hadlay qabka hoggaamined ee maamulka Khaatumo. Cali Khaliif Galayr waxaa uu sheegay inuu dadaal ku bixin doono sidii maamulka Khaatumo uu u dhismi lahaa,isagoona inta…

    Read More

      Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade oo uu Wasiir Xaglo Toosiye Dib u Soo Ladqabeeyay kana soo Kaxeeyay Xudun iyo Fu’aad oo Burco kaga Hadhay Waa Maxay Sababtu DAAWO?

      Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa ku guulaystay inuu soo maslaxo La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha gobollada Bariga dalka Fu’aad Aadan Cadde oo dhawaanahanba saluug siyaasadeed u joogay Degmada Taleex ee gobolka Xaysimo oo hore uga tirsanaa Sool, waxaanay ku kulmeen deegaankaas oo uu Wasiir Xaglo-toosiye u tegay Dhagax-dhigga…

      Read More

        Golaha Guurtida oo ku Baaqay in la Qabyo Tiro Arrimaha ku xidhan doorashooyinka iyo in Dadka Soo Galeetiga ah dalka laga saaro

        Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Shalay ee Golaha Guurtida jamhuuriyada S/land oo uu shirgudoominaayey  Gudoomiye ku xigeenka kowaad Md=Siciid Jaamac Cali ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay waxay warbixin ka dhagaysteen Gudoomiyaha hore ee Guddida joogtada ee Golahaasi xildhibaan muuse xaaji cabdi ducaale . Xildhibaan muuse xaaji cabdi ducaale ayaa wuxuu warbixintiisa ku sheegay in Guddidan joogtada…

        Read More

          Islaamiyiin aad u Hubaysan oo Gebi ahaanba la Wareegay Madaarkii Caasimada Liibiya ee Tripoli

          Tripoli 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kooxo islaamiyiin ah oo si weyn u hubaysan, ayaa xoog kula wareegay Garoonkii diyaaradaha ee magaalada Tripoli ee Dalka Libiya. Baarlamaanka cusub ee dalka Libiya ayaa cambaareeyay tallaabada ay maleeshiyaadka ku qabsadeen garoonka diyaaradaha, iyagoo ku sifeeyay inay tahay mid argagixiso ah. Xoogag hubeysan oo ka yimid magaalada Misrata iyo Islaamiyiin ayaa…

          Read More

            Kulan Komishanka Doorashooyinka Qaranku doonayeen inay la yeeshaan Madaxweyne Siilaanyo oo baaqday

            hargeisa(SDN/Qj.24.09.2014)Kulan ay Komishanka Doorashooyinka Qaranku doonayeen in ay la yeeshaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa baaqday manta kadib markii uu saacado badan qaatay kulan Garnaqsi ahaa oo ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Salaadiinta Gobolka Awdal kuw ada yeesheen qasriga Madaxtooyadda.Lama oga ujeedada rasmiga ah ee uu daaranaa kulanka ay komishanka Doorashooyinku doonayaan inay la yeeshaan…

            Read More

              “Mana jirin wax la xidhiidha siyaasada Somalia oo Somaliland kala xaajootay Kay, sida nidaamka Federaaliga ah ee Somalia” Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Tilmaan ka bixisay arrimihii ay kala hadleen Danjire Key

              Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa maanta Qoraal ay soo saartay Waxay ku faahfaahisay Socdaalkii Wakiilka Xoghayaha Guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia uu ku Yimi Caasimada Hargaysa,Waxaanay Cadaysay inaanay ka wada hadlin amuuraha la xidhiidha Siyaasada Somalia. Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexan yahay u qaybsanaha Wasaaradda Arrimaha Dibada ee…

              Read More

                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Gudoomiye u Magacaabay Gobolka Xaysimo ee Xaruntiisu tahay Magaalada Taleex

                Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Warsaxaafadeed Maanta ka soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu Sheegay in Madaxweynaha Somaliland uu Digreeto ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Cusub ee Xaysimo oo Xaruntiisi Tahay Magaalada Taleex. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay SL/M/XERM/249-2670/082014 ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland.   MADAXWEYNUHU:-…

                Read More

                Libya oo Ka Tanaasushey (Africa Cup of Nation) Maxay Qoonsatey? (By Jaahuur)

                Libya-24-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo Libya oo ka cabatay in koobka horyaalka Afrika lagu qabto dalkeeda sannadka 2017-ka  sababna aay ka dhigteen dagaalo aay isku feenteen awgeed. Xidhiidhka kubadda cagta ee Afrika (CAF) ayaa ku marti qaadey kuwii u diyaar ah tartanka. Waddankii jecel inuu qabto tartanka koobkan waxay haystaan ilaa…

                Read More

                  Daacish Oo Warbaahinta Keentay Dagaalyahankeeda Ugu Da’da Yar 5000-kun Ee Ajaanibta Gacanteeda Ku Jira

                  Mosil:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Kooxda ka dagaallanta dalalka Syria iyo Ciraaq ee Daacish, ayaa warbaahinta kasoo saartay wiil aad u da\yar oo kor u haya Qoriga AK-47-ka, kaas oo ka mid ah dagaalyahanadeeda ajaanibta ah. Wiilkan yar ayaa magaciisa lagu sheegay Younes Abaaoud oo ah 13 jir ka tagay dalka Belgium, waxana ay muujiyeen sida uu diyaarka ugu yahay…

                  Read More

                    Madaxweyne Kenyata Oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Deriska la ah Ee Uganda

                    Nairobi:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Uhuru Kenyata, ayaa safar ku gaadhay dalka Uganda, iyadoo u jeeddaduna tahay siduu uu uga qaybgeli lahaa kulan dhallinyarada Arrimahooda Lagaga hadlayo  oo Halkas ka dhacaya. Madaxwayne Kenyatta, ayaa lagu wadaa inuu kulankaasi hadal ka soo jeediyo iyadoo la filayo inuu ka jawaabo su,aalo ku aadan hogaanka, maaraynta iyo ganacsiga. Madaxwaynaha dalka ayaa sidoo…

                    Read More

                      Raxan Daanyeerro ah Oo Xoog Kula Wareegay Biyo Loo Waday Dadweyne Ku Harraadanaa Gobolka Gedo

                      Garbahaarray:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Waxa Maalintii shalay ka dhacday Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo dhacdo yaab badan, kadib markii raxan daayeerro ahi weerar laxaad leh ku qaadeen Dameero u dhaansanaa Dadka deegaankaas deggen oo Haraad  iyo abaaro la ildaran. Daayeerradan ayaa  iyagoo kooxo kooxo u socda waxa ay weerar ku qaadeen Daameero Biyo lagaga soo raray Goobo Fogfog iyo…

                      Read More

                        Xasan Sheekh Oo Jeelka Kasii Daayey Siyaasiyiin Aqbalay Shuruudo La Hordhigay iyo Axmed Daaci Oo Shuruudo Cusub Codsaday

                        Muqdisho:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la sii daayey tiro ka mid ah siyaasiyiintii Siyaasadda Dawladda Dhaliilay ee  dhawaan lagu xidhxidhay  Gudaha Magaaldaas, halka qaar kalena wali jeelasha ku jiraa. Wararka ayaa intaas ku daray in Siyaasiga Maxamuud Daahir Faarax (Qooley) iyo Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Jamhuuriga Cali Maxamed Nuux (Timajilic) xalay laga…

                        Read More

                          Jimciyadda Quruumaha Ka Dhaxaysa Oo Caddaysay Inay Ciidanka AMISOM Weerarayaan Dedekadaha Al-shabaab Gacantooda ku Hadhsan

                          Nairobi:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Inay ciidamada AMISOM Diyaar u yihiin weerarro ay ku qaadaan Goobha Dedekaddaha ah ee Kooxda Alshabaab wali gacanteeda ku hadhay. Ergayga Qaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay oo isagu arrintan ka Hadlay ayaa sheegay in ciidanka AMISMO iyo kuwa Somalia diyaar u yihiin inay Goobahaas Weeraaraan si…

                          Read More

                            Cali Gurey:Xeerka Doorashooyinka madaxweynuhu Wakiilada Horgeeyay waa ka duwan yahay kii lagu heshiiyay

                            Hargeysa Aug 24,2014(SDN/QJ)-Gudoomiye ku-xigeenka xisbiga UCID Cali Gurey ayaa ka waramay xeerka Doorashooyinka ee uu madaxweyne Axmed Siilaanyo dhawaanta u gudbiyay Gollaha Wakiilada Somaliland. Cali Gurey ayaa sheegay in madaxweyne Axmed Siilaanyo uu xeer baal marsan heshiiskii Doorashooyinka ee beesha calamku wax ka ogeyd mid baal marsan geeyay Wakiilada, Qoraalka Cali Gurey ayaa sidan u…

                            Read More

                              DAAWO:Khudbad uu Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Swden ka jeediyay xaflad ay isku dubarideen Guddiyada cusub ee xisbiga UCID ee dalka Sweden

                              Fagersta Aug 24, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Sweden Cantar Kidaar Cune ayaa khudbad uu uga hadlayo xaalada siyaasada ee uu dalka Somaliland haatan ku jiro waxa uu ka jeediyay xaflad ay soo abaabuleen Gudidyada cusub ee xisbiga UCID ee dalka Sweden. Afhayeenka Wadani ee dalka Sweden ayaa ku dheeraaday ka hadalka cadaalad darada iyo…

                              Read More