Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shirkii looga hadlayey arrimaha qaxootiga Soomaaliya
Addis,Ababa August 20, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa saaka ka qayb galay shir ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, oo looga hadlayo xal u helidda qaxootiga Soomeeliyeed ee ku nool daafaha caalamka gaar ahaan wadamada dariska. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Hay’ada…
