Webmaster

    Sawirkii Ugu Qosolka Badnaa Oo Laga Sameeyey Xasan Sheekh Iyo Ganacsade ay Saaxiib Yihiin

    Washington:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Amin Camir aya sawir-gacmeed farshaxan sare loo sameeyey ka Sameeyey Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Nin Ganacsade ah oo ay saaxiib dhaw yihiin. Farshaxaniistaha, ayaa waxa uu Madxaweyne Xassan dul dhigay Qoraal yar oo cajiib ah, kaasoo muujinaaya in Madxaweynaha aanay jirin Cid isaga iyo Saaxiibkiisa Muuse Ganjab ka fiican marka loo eego dhanka wanaaga,…

    Read More

      Caydiid Ilka-xanaf Oo Xilka Laga Qaadayo Iyo Sababaha Xukuumaddu Eryiddiisa Ugu Dhegsan tahay

      Muqdisho:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee Laga Helayo dhinaca Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamud, ayaa sheegaya in la wado Qorshe xilka lagaga qaadayo Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somalia Caydiid Cabdilaahi Ilka-xanaf oo la sheegayo inuu xumaaday xidhiidhka uu dawladda la leeyahay. Siyaasiyiinta Dam Jadiid ee Dowladda Hogaanka u haya, ayaa waxay wadaan tallaabadii ugu dambeysay ee daaqada looga saari…

      Read More

        Dagaal Qadhaadh Oo Ka Dhex Dillaacay Dawladda Federalka iyo Mid kamid ah Beelaha Gobolka Banaadir

        Muqdisho:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Dagaal Beeleed ilaa shalay ka socday Gudaha caasimadda Muqdisho ayaa sii Ballaadhay, iyadoo khasaarihiisuna Oodaha jabsaday. Dagaalkan ayaa u dhexeeya Beesha Daa’uud(abgaal), iyo Xukuumadda xasan sheikh, waxana wararku sheegayaan in Xukuumadda uu kasoo gaadhay khasaare Badani, iyadoo markii dambe adeegsatay Cududa Ciidanka AMISOM oo iyaga qudhooda la sheegay in Khasaare Gaadhay. Dagaalkan oo ka dhacay…

        Read More

          Maxay Somalia Ka Tidhi Doorashda Cali Khaliif?

          Saaxdheer:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Federalka Somalia ayaa Noqotay Ciddii ugu horraysay ee Hambalyo u dirta Doorashada Xildhibaan Cali Khaliif ee Doorashadiisa madaxtinimo. Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa khadka taleefonka ugu hambalyeeyay Cali Khaliif Galeydh markii uu ku guuleystay doorashadda ka dhacay deeganka Saaxdheer oo ah Gudaha somaliland. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in uu aad…

          Read More

            Qoddobo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka Naxday Oo Laga Soo Saaray Shir-Doceed Mayalweynta Beelaha Habar-magaado Ku Yeelatay Hutel Ambassador

            Hargeysa:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Kulankii ugu Ballaadhnaa ee ay isku arkaan Waxgaradka Beelaha Habar-magaado, ayaa Maalintii shalay lagu qabtay Huteel  Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Kulankan oo ahaa mid qado ah, isla-markaana la isku baranayey la iskuna xog waraysanayey, ayaa waxa Abaabulkiisa lahaa Beesha Suber Awal, iyadoo lagu casuuumay Waxgaradka Beelweynta Garxajis oo ka mid ah Beelaha Habar-magaado. Salaadiin, Cuqaal,…

            Read More

              Dhaliisha Mucaaridka oo Xukuumadu Miciin biday,Xili dalka Gudihiisa Maamul Cusub lagaga Dhawaaqay Iyo Dareenka Abwaanka DAAWO

              Hargaysa 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuummadda Somaliland,ayaa wali ku hawlan u jawaabidda Xisbiyada Mucaaridka ah oo dhawaan  Xukuumadda ku dhaliilay in aanay diyaar u ahayn in ay doorashada xilligeeda ku qabato,halka aanay wali ka hadal Madaxweyne goboleed maanta 21 ruux ku doorteen gudaha dalka oo lid ku ah Qarannimada Somaliland. Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cilmibaadhista iyo Tiknoolojiyada…

              Read More

                Laascaanood Dibad bax lagu Taageerayo Maamulka Cusub ee Khaatumo oo Maanta ka Dhacay iyo Ciidamada oo Xabsiga Dhigay ilaa Afartan Dhallinyaro ah

                Laascaanood 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxa  Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool Ka Dhacay Dibad-Bax Lagu Taageersan Yahay Doorashada Maamulka Isku Magacaabay Khaatumo Ay Ku Doorteen Hogaan Cusub Kaas Oo Ka Socday maalmihii u danbeeyay Deegaanka Saax-Dheer Ee Gobolka Sool. Dibbad-Baxan Ayaa Sababay Iska Horimaadka Dadka Dibad-Baxayey Iyo Ciidamada Amaanka Ee Magaaladaasi Ka Dib Markii Ciidamada…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo ay Dawlada Denmark Ku Cadaadisay inuu qabto doorasho xor ah iyo Diiwaangelin Codbixiye

                  Hargaysa 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta dawladda Denmark Mogens Jensen, ayaa faahfaahin ka bixiyey qodobbo xasaasi ah oo ay isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa si adag ugala hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumaddiisa, ka dib markii ay shalay kulan ku wada yeesheen xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa. Qodobbadaas Xasaasiga ah ee…

                  Read More

                    Ciidan ka Tirsan Booliska Somaliland oo Ku Xidhan Magaalooyinka Burco iyo Laascaanood iyo Sababaha loo Xidhay

                    Hargaysa 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxa xabsiga magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool lagu xidhay shan kamid ah ciidamada Tulbataariyadda, kuwaas oo ku guda jiray shaqada ay qaranka u hayaan.   Xadhigga askartan ayaa ka dambeeyey ka dib khilaaf dhanka shaqada ah oo soo kala dhexgalay iyaga iyo maamulka kastamka Laascaanood, kaasi oo sida la sheegay…

                    Read More

                      “Haddii maamulka Xamar si degdeg ah u aqoonsan waayaan maamulka Khaatumo, annaguna go’aan ayaan qaadan doonaa” Hanjabaada Galaydh u diray Somalia

                      Saax dheer 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Cali Khaliif Galeydh oo maanta tuulada Saaxdheer   ee gobolka Sool,ay 21 ruux ugu doorteen in uu ahaado Madaxweynaha kooxda Khaatumo,ayaa guushii doorashadiisa ka dib hadal uu jeediyay waxaa uu  hanjbaad ugu diray dawladda Federaalka Soomaaliya. Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya isla markaana hore usoo noqday Raysalwasaaraha…

                      Read More

                        “Qofna kuma dhaawacmin, kooxdiina si deg deg ah ayaa Hargeysa loogu daad-gureeyey.” Mid ka Mid ah Shirkadaha Shidaal iyo Biyo baadhista Somaliland

                        Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda DNO ee laga leeyahay dalka Norway oo ay xukuumadda Somaliland la gashay heshiis shidaal baadhis ah, ayaa ka hadashay fal toddobaadkan lagu rasaaseeyay shaqaalaheeda oo hawlo shaqo u joogay degmada Xudun ee gobalka Sool. Waxay shirkadu beenisay inay dalka Somaliland shaqaalaheeda kala baxayso, falkaas ka dib. Afhayeenka shirkadda Henrik Schwabe …

                        Read More

                          Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Digniin u Diray Saxaafada iyo Cidii Dacaayadaysa Garsoorka oo uu Sheegay inuu Madax Banaani Buuxda Haysto {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil oo maanta ka hadlay kulan dib loogu Eegayey ku dhaqanka Xeerka Anshaxa iyo Anshax marinta Garsoorayaasha iyo Xeer ilaaliyayaasha oo ka dhacay Hotel Guuleed ayaa sheegay Garsoorka Somaliland in uu Madax banaan yahay isla markaana ay Hay’addaha kale ee Fulinta iyo sharci dajintu…

                          Read More

                            “Shacbiga Khaatumo Waxaan Leeyahay Waa La Is-gaadhay”Cali Khaliif Galaydh {DHAGAYSO}

                            Saaxdheer 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Raysal-wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Khaliif Gallaydh isla markaana xilligan ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa ku qancay in loo doorto Madaxweynaha Maamul ka Kooxda Khaatumo mudada afarta sanno ee soo socda . Cali Khaliif galaydh oo maanta kaga guulaystay doorasho ay 30 qof ugu kala codaynayeen isaga iyo Indha-sheeg…

                            Read More

                              Somaliland oo Ka Hadashay Aragtideeda Ku Aaddan Doorashada Cali Khaliif

                              Hargeysa:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay Aragtideeda ku aaddan Doorashada Maanta Xildhibaan Cali Khaliif Loogu Doortay Inuu Noqdo Madaxweynaha Kooxda Dibadwareegga ah Khaatumo.  Wasiiru-dawlaha Nabadaynta Deegaanada Bariga Somaliland Cali Maxamuud Xasan (Sadulle), ayaa sheegay inaanay  Somaliland waxba u noqonaynin Sheegashada Cali Khaliif ee Madaxweynenimada Cali Khaliif. Cali Sandule oo u warramay Idaacadda BBC-da, ayaa tilmaamay…

                              Read More

                                Is Haysi Soo Jiitamay kadib Waxaa Maanta lagu dhawaaqay Liiska Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Solja

                                Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay maanta liiska Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA. Dhawaaqa Xubnaha ayaa lagaga dhawaaqay Hotel Safari Ee magaalada Hargeysa. Gudoomiyaha Gudida Odayaasha Saxaafada Xuseen Cali Nuur ayaa Sheegay in Liiskan ay soo kala Xuleen Gudoomiyaha Ururka Solja Afar Xubnood iyo Gudida Fulinta Solja oo…

                                Read More

                                  “Garsoorku Wuu ka Madax banaan yahay Xukuumada,Saxaafaduna Wixii ay Khalad gasho Muwaadiniinta ayay ula siman yihiin” Gudoomiyaha Maxkamada Sare

                                  Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil oo maanta ka hadlay kulan dib loogu Eegayey ku dhaqanka Xeerka Anshaxa iyo Anshax marinta Garsoorayaasha iyo Xeer ilaaliyayaasha oo ka dhacay Hotel Guuleed ayaa sheegay Garsoorka Somaliland in uu Madax banaan yahay isla markaana ay Hay’addaha kale ee Fulinta iyo sharci dajintu…

                                  Read More