Halkan Ka Daawo Midowga Yurub Oo Durba Uu Khasaaraha Cuna Qabataynta Ruushku Ku Soo Rogay Gilgishay Iyo Beeraleya Oo Canbaareeyay Madaxdooda
Brussels, 14/8/2014 (SDN/QJ/Agencies):- Khasaarihii ugu waynaa ee abid soo mara ayaa durba ku habsaday beeralayda waddamada Midowga Yurub, ka dib markii dhawaan dalka Ruushku uu si kama danbays ah u joojiyay, khudaarta iyo hilibka uga iman jiray waddamada midowga Yurub isaga oo ka jawaabaya cuna qabatayn ay hore ugu soo rogeen waddamadaasi. Kumanaan tan oo…
